Home » May 31st, 2010
Entries posted on “May, 2010”

Mamulka Xisbul Islaam ee magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa soo saaray amarro kal duwan oo ku aadan dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi. Maamulka ayaa faray shacabka ku dhaqan Xarardheere inay xeraan goobahooda ganacsi xilliyada salaadda isla markaana aan gudaha magaalada lagu iibin karin qaadka. Maamulka ayaa sheegay in si dhaqsi ah loo fuliyo awaamiirtaas isla [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Cayaaro saaxiibtinimo oo xalay la cayaaray ayaa xulalka England iyo Mexico guulo waaweyn ka gaareen, halka France ay barbardhaca gashay. Xulka Ingiriiska ayaa si silic ah kaga badiyay xulka Japan cayaartoodii xalay. Englan ayaa ku garaacday Japan 2-1 iyadoo kasoo kabsatay 1-0 oo lagu marsiiyay qeybta hore ee cayaarta. Lampard ayaa ka qasaariyay Rigoore xulkiisa [...]
May 31st, 2010 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Real Madrid ayaa soo bandhigtay macallinkeeda cusub ee Jose Morinho maanta isagoo noqonaaya macallinka cusub ee Los Blancos. Morinho ayaa ka hadlay xalladda kooxdiisii hore ee Inter isagoo aad u amaanay Kooxdiisi Inter waxa uuna u rajeeyay Mustaqbal wanaagsan. “Inter waxa ay aheed koox la yaab leh, waxaa uu rajeenaa inay ku guuleesato wax walba [...]
May 31st, 2010 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Italy ayaa si dhameestiran ugu dhawaaqday in Cesare Prandelli uu noqonaayo macalinka cusub ee xulka taliyaaniga marka uu dhamaado koobka Aduunka. Tababarihii hore ee kooxda Fiorentina ayaa heshiis 4 sano ah la saxiixday xiriirka kubadda cagta taliyaaniga isagoo badal u noqon doona Marcello Lippi. “Prandelli ayaa fadhiisan doona booska Lippi marka uu soo idlaado Koobka [...]
May 31st, 2010 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Ururka hubeysan ee Xisbul Islaam ayaa maana oo Isniin ah soo saaray amar ka dhan ah telefishinka caalamiga ah ee xaruntiisu tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, Universal. Waxaa amarkan uu daba joogaa muuqaalo uu baahiyay telefishinka kaasoo tilmaamaya gef ka dhan ah nabi Muxammed (NNKH). “Waxaa la farayaa telefishinka Universal in uu xiro dhammaan [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Ciidamada ururka Xisbul Islaam ayaa isaga baxay saldhigga iyo xarunta gobolka ee magaalada Beledweyne ka dib markii dagaal uu ka dhacay duleedka magaaladaasi. Dagaalkaasi ayaa wuxuu dhex maray Xisbul Islaam iyo ciidamada dowladda KMG. Wararka ayaa sheegaya dagaalkaasi in ay ku lug lahaayeen ciidamo Itoobiyaan ah, wuxuuna bilawday dagaalka markii ciidamada dowladda ay soo gaareen [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Dagaal culus ayaa ka dhacay degmada Ceelbarde, kaasi oo u dhaxeeyo ciidamada dowladda KMG oo ay kaabayaan ciidamo Itoobiyaan ah iyo weliba xoogaga Al-Shabaab. Waxaa dagaalka uu bilawday markii xoogaga Al-Shabaab ay weerareen degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Waxaa dagaalkan uu daba joogaa dagaalo mudooyinkii u dambeeyay soo noq-noqonayay oo labada dhinac ku dhex marayay [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Muqdisho – Wasiir Dowlaha Wasaarada Gaaashaandhiga Dowlada KMG ah Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo ah halyeey dagaal gaar ah kala dhexeeyo Alshabaab ayaa hadda qarka u saaranm in uu isaga baxo Dowlada. Yuusf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo dad badan ay u yaqaanaan nin is badal badan ayaa waxa haatan mugdi xoogan soo galay [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

W/Q: Axmed Cali Sheikh Muqdisho – Baarlamanka Somalia, ayaa lagu wadaa inuu codka kalsoonida u qaado xukuumadda Ra’iisul Wasaare C/Rashiid Cali Sharma’arke, talaabi u muuqata middii uu xilka ku weyn lehaa, Caasimadda Online, ayaa sidaasi ogaatay. Madaxweynaha Somalia Shariif Sheikh Axmed, oo kullan kula qaatay xarunta madaxtooyada ee Muqdisho, guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Shariif Xasan [...]
May 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »