Home » June 30th, 2010 Entries posted on “June, 2010”

Man City oo shaacisay in ay la saxiixatay David Silva

davidsilva_150562

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa xaqiijisay inay soo gabagabeesay heshiiskii ay kula soo wareegi laheed Xiddiga Valencia ee David Sliva. Xiddiga ayaa caafimaad mari doono koobka aduunka kadib si uu ugu biiro Eastlands-ka. 24-jirkaan ayaa qalinka ku duugi doono heshiis 4 sano ah si uu uga ciyaaro Horiyaalka Ingiriiska isla markaana uu qeyb [...]

June 30th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xisbul Islaam oo warbaahinta ka mamnuucay xuska 1-da Luulyo

munaasabad-calanka

Amar ka soo baxay ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa idaacadaha magaalada Muqdisho looga mamnuucay ka qeyb qaadashada xuska 1-da Luulyo oo caawa saq dhexe ku beegan. Gudoomiyaha Xisbul Islaam ee gobalka Banaadir Macalin Xaashi Max’ed Faarax ayaa wuxuu sheegay in ay talaabo cad la beegsan doonaan wariyihii ka qeyb gala munaasabaddaasi. Waxaa ururka Xisbul Islaam [...]

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Dagaal beeleed ka qarxay gobalka Mudug

maleeshiyo

Dagaal dad badan ay ku geeriyoodeen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen ayaa maanta ka qarxay gobalka Mudug kaasi oo u dhaxeeyo labo beel oo muran ka dhex taagnaa mudooyinkii u dambeeyay. Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyooday dagaal beeleedkan oo ka dhacay deegaanka Bacadweyn, iyadoo wararka intaasi aad ay uga badinayaan qasaaraha dhimasho. Labaatameeyo [...]

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Duqeymo xoogan oo ka dhacay Muqdisho

dagaal

Inkastoo xaalad deganaansho ay ku waabariisatay magaalada Muqdisho, misana duhurkan ayaa waxaa dagaal ka bilawday goobihii shalay iyo maalin hore lagu dagaalamayay. Dagaalkan ayaa waxaa barbar socda duqeymo xoogan oo lagu garaacayo xaafado kala duwan. Tiro madaafiic ah ayaa ku soo dhacday suuqa Bakaaraha, waxaana inta la ogyahay ku geeriyooday labo qof shan kalena waa [...]

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Abu Yaxya Al-libi oo soo duubay cajalad uu kula hadlayo dagaal yahanada Somalia.(Daawo)

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Xulka Caasimadda | Read More »

Soomaali si qaldan loo xukumay oo lagu abaal mariyay 550,000 oo Dollar!.

farah

Victoria – Wiil Soomaali ah oo si qaldan ay maxkamad ugu xukuntay xabsi, ayaa lagu abaal mariyaay $550,000 (shan boqol iyo konton kun oo Dollar) oo magdhow ah, gudaha dalka Australia. Faarax Jaamac ayaa xabsi ku jiray muddo 15 bilood ah ayada oo lagu tuhmayay kufsi la geystay sanaddii 2006, kadib caddeymo DNA ah oo [...]

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Soomaali way doqonowdey! (Qormo xiiso leh)

abdiweli

W/Q: Cabdi Weli Sheikh Maxamed. ‘Doqon, doqon barax la’, doqon wadasho leh, caalle, nacas, dhaadhaan, dabbaal, naanaab, reerkoodadoc-uma-dhaafe, sawaab, salleello iyo axmaq’ waa tilmaamo 13an ah oo Soomaalidu ruuxii garashadiisa ama garaadkiisu hooseeyo ama liito u taqaan. Caqliga dheeraadka ah ama kan hooseeya waxaa laga ogaadaa qofka dhaqankiisa ama bulshada dhaqankeeda Waxaa kale oo lagu [...]

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin | Read More »

Jooqle iyo fanaanin kale oo hees cusub u qaaday calanka Somalia.

June 30th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Xulka Caasimadda | Read More »

World cup: David Villa oo Markale Spain guul u hogaamiyay

Spain-v-Portugal-David-Villa-goal_2472295

Xulka qaranka Spain ayaa usoo gudbay wareega seddexaad ee koobka aduunka kadib markii ay garaaceen Portugal. La Furia Roja ayaa 1-0 ku dirtay Portugal kadib markii ay isku fara saareen wareega labaad ee koobkaan. Spain oo inta badan maamuleesay cayaarta ayaa soo bandhigtay cayaar aad u qurux badneed oo isku dheeli tiran dhinac walba. Portugal [...]

June 30th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Maxaa keena dhuusada badan, sideesa loo daweeyaa?

anal sphincters

Dhuusada badan waxay calaamad u tahay gaaska caloosha waxaana la socdo oo kale aaryo caloosha ku dhex wareegto iyo daaco badan. Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Gaaska: Gastiriko (Gastritis) Gaastiriko waa lurka dhinacyada caloosha. Tani waxay u billaaban kartaa si deg deg ah ama waxay noqon kartaa dhibaato waqti dheer. Calaamadaha • Calool xanuun [...]

June 30th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Recently Commented

  • Mohamed Midnimo: @ Jiijo waad ku mahadsan tahay aqrintaada, waxaan ku leeyahay mar kale adigana aqriso, si aad uga...
  • jiijo: adaa mudan sheeko macaan weeye ee mar kale kusoo celi
  • Alvaro Smoak: I was actually seeking to get an electronic cigarette. Before I order electronic cigartette may you...
  • khaliif: CIIDAN SHISHEEYE XAL MA KENI KARAA JAWAABTU WAA HAA SABABTOO AH MEESHA CIIDANKA LA GEYNAAYO WAA MUQDISHO...
  • Tablik: Haddii aay dhacdo arintaas waxaa meesha kabaxaya Musuqii Somalida ee lacag lunsiga Shirkaddaan waa Faransiis...