Archive for October, 2012

Dowlada Somalia “AMISOM iyo IGAD uma taal arrinta Kismaayo”

October 31, 2012 11:17 PM4 comments

Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ayaa sheegay in maamul u dhisidda magaalada Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka, balse aanay ahayn hawl u taal IGAD ama AMISOM. Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo u warramayay BBC ayaa sheegay in AMISOM ay gacan siiyeen […]

Sii Akhri ›

Kenya oo kashiftay sir in badan u qarsooneyd AMISOM.

10:48 PM0 comments

Dowladda Kenya ayaa kashiftay sir in badan u qarsooneyd Amisom oo ah tirada rasmiga ah ee askarta looga dilay gudaha Somalia, waxaana Kenya ay tiri in in ka badan laba kun oo ciidamada AMISOM ah ay ku dhinteen dalka Soomaaliya ilaa sanadkii 2007. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Kenya, Richard […]

Sii Akhri ›

Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)

7:52 PM5 comments

RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa qashinka, misna waxaan ugu tegey warqad iga yaabisay. Warqaddaasi waxay ka timid nin magaciisa kusheegey Hassan Colhaye, markaan arkay waxa kuqoran iyo isla weynida ka […]

Sii Akhri ›

Gaas iyo Faroole oo ay ka dhex tafan tahay + Gaas oo loo hanjabay laguna amray inuu isaga baxo Boosaaso.

5:45 PM11 comments

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali gaas  hadana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta waxaa u yeeray saraakiil ku sugan Boosaaso isagoo  hanjaabdna kala kulmay. Gaas ayaa waxaa mudooyinkan uu socdaal ku soo kala bixinayay deegaano  badan isagoo kula shirayay odayaal Boosaaso dhexdeeda. Xildhibaanka iyo […]

Sii Akhri ›

Madaxwayne Reerkayagu Mansab (Xil) ma rabaan!!! (Qormo cajiib ah)

4:17 PM4 comments

Waxaad mooddaa in dad badan ay haddiiba ku dhalatay ,toloow dowladda cusubi hankii loo qabay miyay ka hoos dhacday ? Madaxwaynuhu miyaanu go´aan gaari karin ,mise kuwii madaxwayneyaashii gacmaha iyo lugahaba qaban jiray baa isna haddiiba jilaafo u dhigay ?. Inuu Ra´iisal wasaare magacaabo waxay ku qaadatay qiyaastii bil. Inuu […]

Sii Akhri ›

R/W Saacid oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Xukuumadiisa.

2:15 PM1 comment
R/W Saacid oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Xukuumadiisa.

Saacadaha Soo sacda ayaa lagu wadaa in Ra’Iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Wararka aan ka helayno Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaare Saacid uu hada aad ugu mashquulsan yahay in oordhaw oo galabta ah uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada. […]

Sii Akhri ›

Shabaab iyo Dowladda oo dagaalay.

1:56 PM0 comments

Duhurnimada Maanta waxaa dagaal xoogan  uu ka dhacay deegaanka Qansax dheere ee duleedka magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay. Dagaalyahanada Shabaab oo maalmaha kor u qaadayo weerarada gaadmada ee Dowlada ay ku beegsanayso ayaa maanta markale ay dagaal kala hortageen ciidanka dowlada. Cabdi Fitaax geesey oo ah Gudoomiyaha Gobolka Baay […]

Sii Akhri ›

Taliye sare oo laga dilay Dowladda.

1:04 PM0 comments
Taliye sare oo laga dilay Dowladda.

Warar hada soo dhacaya ayaa sheegaya in magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan lagu dilay Taliyihii Ciidamada dowlada soomaaliya ee gobollka hiiraan. Taliyaha ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu toogtay askari ka tirsan ciidamada dowlada soomaaliya,waxaana ninkan wax dilay uu ka qayb  yahay askar horay gadood ugu samaysay Beladwayne. Dilkaan ayaa […]

Sii Akhri ›

Turkiga oo shidaal ka baari doona meelo ka mid ah Somalia.

12:08 PM2 comments

Shirkadda saliida iyo gaaska Turkiga ee Genel Energy Plc, ayaa howl shidaal sahmin ah ka billaabi doonto waqooyi bari Somalia, sanadka soo socda. Waxaa sidoo kale xigi doona in shidaal qodis la billaabi doono, rubaca labaad ee sanadda 2014, haddii lagu guuleysto sahminta 2013, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan […]

Sii Akhri ›

Biriq dad ku dishay meel Somalia ah.

9:32 AM1 comment

Gobolada dalka Soomaaliya waxaa hada ka curtay roobabka Xiliga xagaaga kaas oo ay dadka ku diirsadeen. Roobabkan ayaa waxaa ay yimaadeen iyadoo xili kulaylo lagu jiray,beeraha iyo Xoolahana iyo Bani’aadamkuba ay u baahnayeen. Iyadoo faa’idadaas oo dhan lagu qabo ayaa waxaa jira mararka qaar in dad roobka sabab looga dhigo […]

Sii Akhri ›