Archive for November, 2012

Shariif Xasan oo wada qorshe maamul Goboleed ka kooban 6 gobol.

November 30, 2012 8:25 PM17 comments

Gudomiyihi hore ee Barlamanka Somalia  Shariif  Xasan Sh Adan ayaa waxaa uu mudoyinka danbe laba jibaray dadaal uu ku doonayo in  Gobolada Konfureed ee Somalia  samaystaan hal Maamul Goboleed. Shariif  Xasan oo qorshaaan in mudo ah soo waday ayaa waxaa uu  caqabaado badan kala kulmay  Sh.Adaan Madoobe oo asagana mar […]

Sii Akhri ›

Carabta iyo Quruxda: Afarley toban ah oo ay gabdhaha ka eegaan!

7:31 PM4 comments

Soomaalida oo keliya ma aha, ee carabta lafteedu waxay tiraahdaa: (Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u ahayn, afar u carfayn, afar u madoobayn, afar u weynayn, afar u koobaabnayn, afar u ballaarrayn, afar u jilicsanayn, afarna u yarayn). Afarreydiina waa sidatan:- – […]

Sii Akhri ›

Caqabadaha Hortaagan howlgallada Ciidanka Huwanta ee Shabeloyinka.

5:00 PM2 comments

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo bilihii ugu danbeeyay gaarayay guulooyin isdaba jog ah islamarkaasna magaalooyin iyo degmooyin farabadan kala wareegayay Al-shabaab ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa hakad ku yimid oo gabi ahaanba istaagay howlgaladaas. Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumud oo wareeysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in […]

Sii Akhri ›

Madaxweynaha oo ku laabtay Xamar.

2:48 PM1 comment

Goordhow Waxaa garoonka Aadan Cadde kasoo dagay madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo. Wafdiga uu madaxweynha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibedda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka gaashandhiga Cabdi Xakiin Maxamuud Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Garoonka diyaaradaha […]

Sii Akhri ›

Arsenal Arsene: Barcelona sidaan ma ahaateen Messi la’aantiis.

2:15 PM0 comments

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa rumeysan inaysan Barcelona waxba ahaateen hadii aysan heysan Lionel Messi. Weeraryahanka xulka Argentina, ayaa sedax gool u jira inuu jebiyo Rikoorka gool dhalinta hal sano ee kubada cagta, wuxuuna xilli ciyaared cajii ah la qaadanayaa Barcelona oo ugu sareysa La Liga. Laakiin Wenger ayaa sheegay […]

Sii Akhri ›

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

1:44 PM0 comments

Suuqa kala iibsigu hada waa xiran yahay laakiin ma dhamaadaan wararka xanta ahi, halkaan ka aqriso wararkii ugu dambeeyey ee Wargeysyada England ka qoreen. Xanta toos ka ah ee suuqa la isla dhex maraayo. Chelsea ayaa 28-jirka weerarka uga ciyaara Fernando Torres waxay siisay hal bil inuu kusoo laabto sidiisii […]

Sii Akhri ›

Kooxo hubaysan oo goordhow dil ka gaystay Kismaayo.

1:07 PM1 comment
Kooxo hubaysan oo goordhow dil ka gaystay Kismaayo.

Ciidamada Huwanta ee jooga Magaalada Kismaayo ayaa howlgal kawada duhurnimada maanta Xaafada Shaqaaalaha oo goordhow dil uu ka dhacay. Kooxo hubaysan ayaa goordhow waxaa ay ku dileen Xaafada shaqaalaha qof shacab ah oo ka tirsan dadka deegaanka. Ma jirto Cid sheegatay ama ka dambaysay masuuliyada Weerarka dilka ruuxaan shacabka ahaa. […]

Sii Akhri ›

Pep Guardiola oo noqonaaya tababaraha xiga ee Man City.

1:03 PM0 comments

Pep Guardiola ayaa heshiis is af-garad ah la gaaray kooxda Manchester City, sida uu daaha ka qaaday wakiilka Fifa, waxaana sidaas qoray Wargeyska Daily Mirror. Tababaraha Spanish ka ah ayaa ka tegay Barcelona intii lagu jiray xagaaga wuxuuna sheegay inuu sanad nasiino ah ka qaadanayo kubada cagta. Kooxda heysta horyaalka […]

Sii Akhri ›

CR7 oo la dhacsan inuu ka mid yahay musharixiinta Ballon d’Or.

12:46 PM0 comments
CR7 oo la dhacsan inuu ka mid yahay musharixiinta Ballon d’Or.

Weeraryahanaka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in loo doorto liiskakama dambeysta ah ee abaal marinta Ballon d’Or. Kabtanka xulka Portugalayaa waxaa liiskaan ku wehliya xidigaha kooxda Barcelona Andres Iniesta iyo Lionel Messi oo kasoo laabtay xilli ciyaareed cajiib ah, halka uu Cristiano 46 dhaliyey […]

Sii Akhri ›

Modric oo Gareth Bale u sheegay inuu kusoo biiro Real Madrid.

12:24 PM0 comments

Luka Modric ayaa u sheegay Gareth Bale inuu kula biiro Real Madrid — isagoo sheegay inay si wadajir ah ugu ciyaari karaan kooxdan. Ciyaaryahaankii hore ee qadka dhexe Spurs ayaa ka tegayWhite Hart Lanebilowgii xilli ciyaareedkaan wuxuuna 33 milyan oo ginni kula biiray kooxda ka dhisan caasimada Spain. 27-jirkaan ayaa […]

Sii Akhri ›