“Author Archive”
Stories written by Alaxmed

Hargeysa – Booliiska jamhuuriyadda la baxday ee Somaliland ayaa ku warramay inya 3 qof oo looga shakiyay falal argagixisanimo ay ku xireen magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, wargeyska English-ka ku hadla ee SomalilandPress ayaa sidaas daabacay. Booliisku waxa ay sheegeen in saddexda nin ay wateen waxyaabo qarxa oo aad u tira badan. Taliyaha booliiska Somaliland [...]
August 25th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Kooxda Al-Shabab ayaa shalay weerar qaraxyo daba socdeen ku qaaday Hotel-ka Muna ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo 32 qof oo ay ku jiraan 6 xildhibaan lagu dilay. Caasimadda Online ayaa haddaba heshay sawirada goobta musiibada ka dhacday. Afeef: Waxaa laga yaabaa in sawirada qaar ay ku argagax geliyaan, ee fadlan haddaadan ximili karin daawashadooda, hoos [...]
August 25th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Alle ha u naxariisto Maxamed Tahliil oo dhawaan lagu diley deegaanka Ceelasha biyaha isagoo sooman, salaad casarna ka soo baxay. Waxaan ku bartay Xamar 13 sano ka hor. Wuxuu ku dhashay magaalada Matabaan ee gobolka Galguduud sannadkii 1973kii. Isla deegaankaas ayuu ku barbaaray, kuna soo qaatay waxbarashada aasaasiga ah, ka dibna Muqdisho ayuu ka sii [...]
August 25th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

New York – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa warbixin kasoo saaray xaaladdii ugu dambeysay ee dalka Somalia. Waxaa qoraalkaas aqriyay guddoomiyaha Golaha ee iminka oo ah safiirka Federaalka Ruushka, Vitaly Chukrin. Bayaanka ayaa lagu yiri “Golaha ammaanka waxa uu si xoogan u cambaareynayaa weerarkii ka dhacay Muqdisho ee lagu dilay xildhibaanada iyo shacabka”. Xubnaha [...]
August 25th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Qeybta 1aad ISKAABULOOY IRADDAA KU OOY, KA NOXOO NAFTA U WAA, Erayadaas iyo kuwa kalaba waxa ay ahaayeen kuwa kasoo baxayay afka hablo fara badan oo buux dhaafiyay gawaari lagu galbinayay aroos, Gawaaridaas ayaa xiligaas hor mareysay afaafka hore ee Baar Al-Nasri ee xaafadda Laba-Dhagax ee magaalada muqdisho. Sawaxankaas iyo alalaaskaas waxa uu ahaa mid [...]
August 25th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Washington – Aqalka cad ee Mareykanka ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii weerarka la socday ee shalay lagu qaaday Hotel-ka Muna ee magaalada Muqdisho. La taliyaha madaxweyne Obama ee ka hortagga aragagixisada, John Brennan ayaa sheegay in weerarkii ay qaaday Al-Shabab ee lagu dilay 32-ka qof uu yahay “mid ceeb ah, ayada oo lagu guda [...]
August 25th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Florida – Tiger Woods oo ah ninka koowaad ee cayaarta Golf-ka adduunka iyo xaaskiisa Elin Nordegren ayaa kala tagay, lamaanaha ayaa sidaasi ku sheegay hadal qoraal ah oo ay saareen oo la dhigay website-ka Tiger. “Waxaan ka murugsanahay in guurkeenii uu dhamaaday, waxaana midkeenba midka kale uu u rajeynayaa mustaqbalka sida ugu wanaagsan” ayaa lagu [...]
August 24th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Nairobi – Booliiska Kenya ayaa xiray nin la tuhun san yahay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay qaraxyadii lagu qaaday Hotelka Paradise ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya, sanadii 2002. Saraakiisha Booliiska ayaa sidoo kale fulinaya baaritaano dheeri ah oo ay ku ogaanayaan haddii Ciise Cusmaan Ciise uu sidoo kale yahay mid ka mid ah ragga [...]
August 24th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

Garowe – Maamul Goboleedka Puntland ayaa fara- gelin ku bilaabay dugsiyada qur’aanka ee ku yaala deegaanada maamulkaasi hoos yimaada, warbixino ayaa sidaasi sheegay. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshe ay Puntland uga hor tageyso in kooxaha Islaamiyiinta ay ku baahaan deegaanka, kadib dagaaladii ka dhacay buura leyda Gal-Gala. Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha diinta ee Puntland [...]
August 24th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Slider,Wararka | Read More »

W/Q: Amiin Yuusuf Khasaaro Maqaalkaan inaan qoro waxaa igu qasbay markaan dareemay in dadka loo yaqaano Albinos-ka ee ku nool East Africa ay soo wajahday xaalad aad u adag kadib ,iyadoo dadkaan markii hore ay ahaayeen kuwo dhibaato qaba loogu siyaadiyey dhibaato kale oo ay abuureen qaar ka mid ah bulshada ku nool wadamada East [...]
August 24th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin | Read More »