Articles by: Webmaster

DHAGEYSO: HOOYADA dhashay wiilkii hoos galay taayarka diyaarad duuleysa oo arrin calool xumo leh sheegtay

April 25, 2014 7:39 AM0 comments
DHAGEYSO: HOOYADA dhashay wiilkii hoos galay taayarka diyaarad duuleysa oo arrin calool xumo leh sheegtay

Addis Ababa (Caasimada Online) -Hooyadda dhashay wiil 16 jir Soomaali ah, oo hoos galay taayarka diyaarada kuna safray inta u dhaxeysa gobolada California iyo Hawaii ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in wiilkeeda uu aabihii ugu sheekeeyay in hooyadii ay kol hore dhimmatay. Ubax Maxamed Cabdullahi waa hooyada dhashay wiilkaasi, waxaana iyada […]

Sii Akhri ›

Gen. Muungaab oo weerar ku qaaday hey’addaha DF iyo kuwa ajaaniibta

3:00 AM0 comments
Gen. Muungaab oo weerar ku qaaday hey’addaha DF iyo kuwa ajaaniibta

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Gen Xasan Xuseen Muungaab ayaa weerar afka ah ku qaaday hey’addaha dowladda iyo kuwa ajaaniibta kaddib markii uu arkay waddooyin lagu xiray dhagxaan. Isagoo ka hadlaayay Xaflad ka dhacday degmada Wadajir oo xilka ay ku kala wareegayn guddoomiyii horre iyo kan […]

Sii Akhri ›

Xog cusub oo laga helay is-casilaadda afhayeenkii madaxweynaha SOMALIA

2:00 AM0 comments
Xog cusub oo laga helay is-casilaadda afhayeenkii madaxweynaha SOMALIA

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta uu isku casilay afhayeenkii ahaana la taliyaha Madaxweynaha Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow). Waxaa ka mid wararkaas in yariisow uu caddaadis kala kulmay agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Thaabit Axmed, oo lagu badalay Kamaal Daahir Guutaale. Yariisow waxaaba la sheegayaa in […]

Sii Akhri ›

Xog: Agaasimihi Villa Somalia oo diiday xilkii uu Xasan Sheekh u magacaabay

April 24, 2014 8:10 PM0 comments
Xog: Agaasimihi Villa Somalia oo diiday xilkii uu Xasan Sheekh u magacaabay

Nairobi (Caasimada Online)- Agaasimihii madaxtooyada Kamaal Daahir Guutaale ayaa gaashanka u daruuray oo diidday xil loo magacaabay dhawaan oo ah guddoomiye ku-xigeenka gobalka Banaadir. Kamaal oo hadda ku sugan Nairobi ayaa sheegay in uusan diyaar u ahayn xilka loo magacaabay, isagoona sabab ku sheegay in beesha uu ka soo horjeedo […]

Sii Akhri ›

DF Soomaaliya oo ciidamo badan laga laayay maanta (Sidee wax u dhaceen?)

7:44 PM0 comments
DF Soomaaliya oo ciidamo badan laga laayay maanta (Sidee wax u dhaceen?)

Jowhar (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deeganka Buurane ee gobalka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeya ciidamada dowladda iyo kooxda Al-Shabaab. Dagaalka oo dhacay shaley ayaa inta la ogyahay waxaa lagu dilay sagaal ka mid ah ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya, […]

Sii Akhri ›

Kenya oo soo saartay war aan fiicneen oo ku socda Somalida ku nool Nairobi

4:26 PM0 comments
Kenya oo soo saartay war aan fiicneen oo ku socda Somalida ku nool Nairobi

Nairobi (Caasimada Online)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay maanta oo Khamiis ah in uu sii socon doono howgallada ka dhanka ah Soomaalida ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii. Afhayeenka booliska Kenya, oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in uu sii socon doono howgallada ciidamada ay ka wadaan booliska xaafadda Islii […]

Sii Akhri ›

Maxaa keenay in C/weli Gaas uu safar degdeg ah ugu ambabaxo Ethiopia

2:07 PM0 comments
Maxaa keenay in C/weli Gaas uu safar degdeg ah ugu ambabaxo Ethiopia

Garoowe (Caasimada Online)-Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa safar aan horrey loo sii shaacin ugu ambabaxay maanta oo Khamiis ah magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha oo ay la socdaan wafdi wasiiro ah ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha Garoowe, waxaana halkaas ku sii sagootiyay mas’uuliyiin ka […]

Sii Akhri ›

Kenya oo saraakiil ciidan ku weeysay qaraxyadii xaley ee Nairobi + Video

7:32 AM0 comments
Kenya oo saraakiil ciidan ku weeysay qaraxyadii xaley ee Nairobi + Video

Nairobi (Caasimada Online) - Magaalada Nairobi waxaa xaley ka dhacay qaraxweyn oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa. Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan labo sarkaal ayaa ku dhimmatay qarraxa oo ka dhacay afaafka horre ee xabsiga Pangani ee magaalada Nairobi. Madaxa booliska Nairobi, ayaa xaqiijiyay […]

Sii Akhri ›

WARBIXIN: Somaliland oo soo ceyrisay Nickolas Key una sheegtay inuusan…

3:00 AM0 comments
WARBIXIN: Somaliland oo soo ceyrisay Nickolas Key una sheegtay inuusan…

Washington DC (Caasimada Online) - Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, danjire Nickolas Key ayaa war sir ka sheegay machadka nabadda ee ku yaalla magaalada Washington DC. Isagoo la hadlaayay VOA-da ayuu Key sheegay in Somaliland laga ceyriyay mar uu dhawaan tagay oo la dhahay […]

Sii Akhri ›

AMISOM oo sii deysay guddoomiye ku xigeen lala xiriirshay kooxda Shabaab

2:32 AM0 comments
AMISOM oo sii deysay guddoomiye ku xigeen lala xiriirshay kooxda Shabaab

Beledweyne (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidanka AMISOM ay sii daayeen guddoomiye ku xigeenkii horre ee gobalka Hiiraan Maxamed Ibraahim Cali Subul. Ninkan ayaa muddo seddax cisho u xirnaa ciidamada AMISOM ee ku sugan Beledweyne, waxaana lagu eedeeyay in uu shidaal iyo hub siiyay maleeshiyada […]

Sii Akhri ›