Home » Caafimaadka You are browsing entries filed in “Caafimaadka”

Caafimaadka Galmada: Imisa baad sameysaa?

health and sex

Waxaa mar kasta dhakhaatiirta u yimaada dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda. Ha yeeshee, lama helayo jawaab ku wada habboon dadka oo dhan, sababta oo ah bani’aadmigu waxa uu ugu kala duwan yahay rabitaanka jinsiga, sida uu ugu kala duwan yahay xagga [...]

September 4th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Maxaa keena shakiga iyo waswaaska badan?

OCD

Shakiga badan iyo waswaaska waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa Obsessive Compulsive Disorder tan oo lagu macneeyo Ciladda Qofka Maskaxda Uga Taagan Oo sidoo kale loo yaqaan: OCD. Ciladda qofka maskaxda uga taagan (OCD) waa nooc ka mid ah wallaaca. Haddii aad qabto OCD, oo aad qabtid, fakar soo noqnoqda oo murugo leh ee loo yaqaan [...]

September 3rd, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Findoobka (Acne) iyo Waxyaabaha keena.

Acne

Finankaan waxa ay ka soo bixi karaan sanka kaliya ama wejiga oo idil, waxayna ka dhashaan qanjirro oogeed oo aad u yaryar oo soo saara dheecaan saliid ah oo maqaarka subkiya, qanjiradaas ayaa ka xirma afka kadibna bararaan markii la riixane waxaa ka soo baxa wax cad oo adag oo malax oo kale ah. Inkastoo [...]

August 30th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Injirta gasha madaxa iyo sida looga hor tago

injir

Injirta madaxu waxay badanaa ku dhacdaa carruurta dugsiga, kumana badna carruurta yaryar • Injirta si caadi ah looma arko, laakiin waxaa la arkaa ukunta oo ku dhegan timaha • Kareemka injirta madaxa ama shaambada ayaa waajib ah in la isticmaalo ka dibna lagu celiyaa asbuuc ka dib • Mida lagu dhaqo timaha shaambada ka dib [...]

August 26th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xisaabso culeeska iyo dhirirka cunugaaga!

baby growth

Waxa ugu muhiimsan oo aad ku ogaan kartid in cunugaaga koriinkiisa uu caadi yahay wax mushkila ahne aysan jirin waa inaad la socotaa miisaankiisa iyo dhirikiisa. Maadaama hooyooyinka badankood aysan haysan miisaan ay ku cabiraan ilmahooda, waxa aan halkaan ku soo gudbinayaa dariiqo sahlan oo qof walba uu ku xisaabsan karo culeeska iyo dhirirka cunugiisa. [...]

August 23rd, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xaqiiqda Dawooyinka iyo Soomaalida.

medicines

Daawadu waxa ay halis noqotaa ama waxna u tarin bukaanka qaadanaya marar badan, qasabne maahan sida somalida u taqaano inay daawada la dhaafay waqtigeeda oo kaliya (Expired). Daawadu waxay “Fake” noqotaa xaaladahaan soo socda: Daawo dhacday oo taariikhda laga soo badalay kadibne suuqa lagu soo celiyay Daawo lagu yareeyay ama lagu badiyay maadada waxtarka leh [...]

August 19th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Isticmaalidda dawooyinka iyo xilliga Uurka (haweenku ha aqriyeen)

dawooyinka uurka

Hadii aad uur leedahay waa inaad ka fogaataa isticmaalka daawo uusan dhakhtar kuu qorin, isticmaalka daawooyinka qaar waxay saameyn ku leeyihiin uurjiifka amaba hooyadaba markii ay uur leedahay. Daawooyinka hooyada uurka leh ay qaadato waxay u gudbaan ilmaha, kuwaasoo saameeynta ay ku yeelan karaan ilmaha ay noqon karto: 1- Saameyn toos ah taasoo keeni karta [...]

August 15th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Aafada Idlaysa Dadka Zinaysta ee Alle ka fogaada

disaster

Akhriste qormadeenan manta waxaynu kaga hadli doona cudurka dilaaga ah ee AIDS “Auto immune deficiency syndrome “,inaga oo dhinacyo badan ka eegi doona ,xaga caafimadka , dhaqaalaha , bulshada iyo hadi ay noqotaba dhinaca diinta ,hadaba akhriste maxaad ka taqaana cudurkan? Ma u haysataa inu ku dhaco dadka gaalada ah oo kaliya sida ay dadbadani [...]

August 11th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Biya Baxa deg degga ah ee ragga iyo sida loo daweeyo.

sperm

Waa maxay biyo-bax degdeg ah? Biyo-bax degdeg ah ama waxa loo yaqaano caafimaad ahaan “Premature Ejaculation” loona soo gaabiyo “PE” waa xaalad ragga uu ku biyo-baxo muddo labo daqiiqo gudahood ah. Ragga badankood waxay la kulmaan xaaladaan ugu yaraan hal mar noloshooda, waxay kaloo diraaso la sameeyay sheegtay isku celcelis muddada ay ragga ku biyo-baxaan [...]

August 8th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Maxaa sababa Hurdo la’aanta (Insomnia)?

insomnia

Dhibaatooyinka hurdada waxa ka mid ah inay seexashadu dhib kugu ahaato, soo-jeedka oo kugu adag ama hurdo la’aanta. Hurdo la’aanta Hurdo la’aanta (insomnia) waxa ku jira dhibaato kasta oo ah seexasha la’aan, hurdada oo aan lagu raagi karin ama goor aad u horeysa oo la tooso subixii. Qodobada sababi kara hurdo la’aanta waxa ka mid [...]

August 5th, 2010 | Posted in Caafimaadka,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Recently Commented

  • Mohamed Midnimo: @ Jiijo waad ku mahadsan tahay aqrintaada, waxaan ku leeyahay mar kale adigana aqriso, si aad uga...
  • jiijo: adaa mudan sheeko macaan weeye ee mar kale kusoo celi
  • Alvaro Smoak: I was actually seeking to get an electronic cigarette. Before I order electronic cigartette may you...
  • khaliif: CIIDAN SHISHEEYE XAL MA KENI KARAA JAWAABTU WAA HAA SABABTOO AH MEESHA CIIDANKA LA GEYNAAYO WAA MUQDISHO...
  • Tablik: Haddii aay dhacdo arintaas waxaa meesha kabaxaya Musuqii Somalida ee lacag lunsiga Shirkaddaan waa Faransiis...