Kaalinta ay cambarka oo ciriiri noqda iyo Deg Deg u biya baxa ku lee yihiin Madhalaysnimada Lamaanaha

December 25, 2013 3:30 AM3 comments

MADHALAYSNIMADA NINKA Sababaha ugu waaweyn ee ninka ku keena madhalaysnimada waxaa kamid ah: 1-   Ciniinnimo:- Ciniinnimadu waxa weeye inay ninka ku dhacdo tamardarri jinsiyeed iyo inuu galmada dhamaystiri waayo. Taasi waxa keeni kara geedkiisa oo si buuxda u kici waaya ama gebi ahaanba aan kicin. Baab dhan baannu kaga hadalnay ciniinnimada. 2-  […]

Sii Akhri ›

HOWLGABKA KACSIGA (IMPOTENCE)

December 23, 2013 3:30 AM0 comments

Dhibaatada kacsiga, oo iyaduna loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 5 – 10% nimanka da’ 40 naadka ah. Da’duna si kala duwan ayay ugu korortaa, sidaasi ayaa 5 ka mid ah 10kii nin ee 70 jir ahba ay la kulmaan heerar kala duwan ee cudurkan. Dhibaatada howlgabka kacsigu inta […]

Sii Akhri ›

Maxaa sababa in shahwada xawo laga waayo, sideese loo daaweeyaa?

December 22, 2013 5:00 AM2 comments

“Azoospermia” waa xaaladda caafimaad ahaan loo yaqaanno markii la waayo wax unugyo xawo “Sperms” lagu arki waayo shahwada markii la tiranayo. “Aspermia” waa xaaladda aysanba jirin wax unugyo sperm. “Oligospermia” waa xaaladda ay yaryihiin unugyada shahwada laakiin ay jiraan. Xaaladdaada waxaan dhihi karnaa “Azoospermia” anagoo ku dhisayna baaritaanka lagugu sameeyay, […]

Sii Akhri ›

Maxaa keena hammi yarida kacsiga ee dumarka, sideese loo daweeyaa?

December 16, 2013 4:00 AM1 comment
Maxaa keena hammi yarida kacsiga ee dumarka, sideese loo daweeyaa?

Waa maxay hami yarida haweenka? Dareenka kacsiga ee haweenka waa mid is bad-badalo, inuu kaco ama yaraado waxay badanaa la xiriirtaa xiriirka ka dhaxeeyo iyada iyo lamaanaheeda ama isbadallada waaweyn ee ku dhaca nolosheeda sida: uurka, dhalmo-deyska iyo xanuunnada. Haddii hami yari ay dhib kugu heyso waxaa ku saacidi karo […]

Sii Akhri ›

Xaaladda marka UNUGYO laga waayo SHAHWADA Ragga iyo daweynteeda !!

November 24, 2013 3:00 AM1 comment

“Azoospermia” waa xaaladda caafimaad ahaan loo yaqaanno markii la waayo wax unugyo xawo “Sperms” lagu arki waayo shahwada markii la tiranayo. “Aspermia” waa xaaladda aysanba jirin wax unugyo sperm. “Oligospermia” waa xaaladda ay yaryihiin unugyada shahwada laakiin ay jiraan. Xaaladdaada waxaan dhihi karnaa “Azoospermia” anagoo ku dhisayna baaritaanka lagugu sameeyay, […]

Sii Akhri ›

Siigeysashada iyo caafimaadka qofka!

November 23, 2013 4:00 AM7 comments

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka. Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin: 1- Daal iyo tabardarri joogto ah 2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah 3- Timaha oo yaraadaan ama […]

Sii Akhri ›

Marka & Yariisoow (Bulxan & Gurxan)

November 1, 2013 1:00 AM0 comments

Gudoomiyaha degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Cismaan Yariisow ayaa dadkii bukaanka ahaa ee qabay cuddurka Aids-ka ka saaray cusbataalkii magaalada Marka. Haddaba, Bulxan & Gurxan oo ah labba jaajaale maxay ka yidhaahdeen bukaankii loo diiday dawooyinkii ay bixin jirtay hay’adda COSV? Bulxan: Dhagarta laga galay dadkaa Dhaawaca cudur […]

Sii Akhri ›

Maxaa keena Findoobka? (Qooq mise wax kale, ogow xaqiiqda!)

October 25, 2013 4:00 AM1 comment

Fianankaan waxa ay ka soo bixi karaan sanka kaliya ama wejiga oo idil, waxayna ka dhashaan qanjirro oogeed oo aad u yaryar oo soo saara dheecaan saliid ah oo maqaarka subkiya, qanjiradaas ayaa ka xirma afka kadibna bararaan markii la riixane waxaa ka soo baxa wax cad oo adag oo […]

Sii Akhri ›

RAGGIINA lisa idinkuna RAAXAYSTA!!

October 3, 2013 3:00 AM0 comments

Layli loogu magac daray Layliga Kegel (Kegel Excercises) baa ahaa kii ugu horreeyey ee gacan la mahadiyay ka geystay siday haweenku ku gaari lahaayeen heer biyabbax. Waxaa Layligaasi lagu tiriyaa inuu kamid ahaa horumarradii ugu muhiimsanaa ee uu gaaray Cilmiga Jinsigu, waxaana markii hore loo isticmaali jiray daaweeynta dadka ay […]

Sii Akhri ›

Cilmi-Baaris: Xiriirka ka dhaxeeya bur burka qoysaska & kacsi la’aanta!!

September 8, 2013 1:00 AM0 comments

Himid la’aanta waxaa loo aaneeyaa burbur qoysas badan taasoo ay sababtay raga oo ay ku adag tahay inay aqbalaan inay ku fashilmeen qancinta marwooyinkooda dhinaca sariirta. Meeshii laga waajihi lahaa dhibka waxaa jira rag isku qariya boor iyo qiiq meeshana keena dood aan meeshaba ku jirin. Xeeladaha ay isticmaalaan waxaa […]

Sii Akhri ›