Kaalinta ay Gaajada iyo Dheregta ku lee yihiin Galmada (Keebaa fiican?)

September 6, 2013 3:30 AM2 comments

Cunto la’aan ama qofka oo baahan (qofka oo qatan) wuu galmoon karaa haddii uu caafimaad qabo oo uu xooggan yahay, inkasta oo aysan fiicneyn. Inta badan waxa fiican in uu san qofku galmo sameynin, haddii uu:- – Gaajeysan yahay ama uu san cunto fiican soo cunin 6dii saac ee ka […]

Sii Akhri ›

Doorka ay Darmaanta ka qaadan karto xallinta kacsi la’aanta odaygeeda

August 25, 2013 3:00 AM0 comments

Ciniinnimada ninka haysaa haddaanay ahayn mid cusbitaal iyo qalliin u baahan, balse tahay mid nafsiyadeed oo waqti ku xiran, u heli meyno ninkaasi dhakhtar kaga wanaagsan darmaan uu jecel yahay iyana jecel oo ku daaweeysa istiimin iyo dhiirri gelin. Haweeneydu kolka ay aragto in ninkeeda degganaan la’aani hayso, waa inay […]

Sii Akhri ›

RAMADAANKA (Soonka) waa daawo dabiici ah: Inqaasta Dr. Elson M. Haas

July 29, 2013 12:00 AM0 comments

War bixintaan waxaa Tarjumay oona Tafatiray Dr. Hassan A. Kheyre. Hasanbiday@hotmail.com Bishan ramadaan DR ELSON M. HAAS M.D. waxaa uu soo bandhigay warbixin aad muhiim u ah oo ku saabsan soonka. Dr Haas oo ah agaasimaha xarun caafimaad oo ku taal California,U.S.A.wuxuu horay u qoray buugaag badan oo ku saabsan […]

Sii Akhri ›

Biyo-baxa deg degga ah ee RAGGA iyo sida loo daweeyo (Faa’iideyso)

July 5, 2013 4:00 AM1 comment

Waa maxay biyo-bax degdeg ah? Biyo-bax degdeg ah ama waxa loo yaqaano caafimaad ahaan “Premature Ejaculation” loona soo gaabiyo “PE” waa xaalad ragga uu ku biyo-baxo muddo labo daqiiqo gudahood ah. Ragga badankood waxay la kulmaan xaaladaan ugu yaraan hal mar noloshooda, waxay kaloo diraaso la sameeyay sheegtay isku celcelis […]

Sii Akhri ›

Caafimaadka GALMADA: Imisa jeer baad u baahan tahay? (Faah-Faahin)

June 21, 2013 6:00 AM7 comments

Waxaa mar kasta dhakhaatiirta u yimaada dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda. Ha yeeshee, lama helayo jawaab ku wada habboon dadka oo dhan, sababta oo ah bani’aadmigu waxa uu ugu kala duwan yahay rabitaanka jinsiga, sida uu […]

Sii Akhri ›

DARAASAD: Caruurta ay ragga da’da ah dhallaan ayaa ka nolol dheer kuwa ay dhalaan dhallinyarada

2:00 AM1 comment

W/Q: Axmed Cali Sheikh www.facebook.com/alaxmed Aabenimada oo dib loo dhigo waxa ay yaboohi kartaa faa’iidooyin dhinaca bad baadada ah, sida ay sheegayaan saynisyahano American ah oo ogadaay in caruurta ay dhalaan aabayaasha xooga da’da ah inay u diyaarsan yihiin inay ka nolol dheeraadaan kuwa ay dhalan dhallinyarada. Shahwada sameysa dhaxalka […]

Sii Akhri ›

Haddii aad FARXAD badan tahay iyo haddii kaleba aqri qormadan (Faldan)

May 3, 2013 3:00 AM0 comments

Warbixin lagu dabacay warbaahinta caalamiga ah ayaa lagu sheegay in ay jiraan xiriir ka dhaxeeya farxada aadka u tiro badan iyo hurdo yarida. Wargayska ka falooda arimaha bulshada Ee lagu magacaabo YOUNEWS ayaa shaaciyey in darasaad laga sameeyey qofka xiliyada uu farax san yahay in ay soo waajahdo hurdo yari […]

Sii Akhri ›

Maxaad ka taqaan dilaaga aamusan?

April 27, 2013 4:00 AM0 comments

MAXAAD KA TAQAANNAA CUDURKA DILAAGA AAMUSAN { KILLER SILIENT} Sharaxa Dhiig-Karka: Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA. Ururka U.K Blood Pressure Association (BPA) waxa uu ku qiyaasay in uu cudurkani ku dhaco dad ku dhow ilaa 16 Mallyuun […]

Sii Akhri ›

Galmada Waqtiga Uurka “Sex During Pregnancy” (Wax ka baro)

March 22, 2013 12:00 AM0 comments

Maalmahaan, dadku waxay si ka fudud si kasta oo hore uga hadlaan galmada. Si kasta ha ahaatee, dadku mararka qaarkood way ka weji gabxaan iney ka hadlaan galmada iyo uurka waxaana laga yaabaa iney dhibaato ka qabsato iney su’aalo ku saabsan galmada ula yimaadaan takhtarkooda ama kalkaalisada. Sidoo kale, haweenka […]

Sii Akhri ›

Cudurada halista ah ee dhallaanka kula dhaca umusha (Xog buuxda)

February 22, 2013 1:00 AM0 comments

Bismillaah, marka aan ka hadleyno cudurada dhalaanka kula dhaca umusha (Neonatology) kama hadleyno hal jirro, balse waxa aan ka hadleyno waa maado dhameestiran oo laga qoro buugaag waaweyn anagase aan dooneyno in aan kusoo koobno dhowr maqaal oo gaa-gaaban. Cudurada aan ka hadleyno waa ku badanyihiin wadankeena, dhallaanka ey ku […]

Sii Akhri ›