Dhibaatooyinka Caafimaad ee Sigaarka (W/Q: Dr. Axmed Xalaal)‏

February 14, 2013 1:34 AM0 comments

Bismillaah, sanadkiiba 5 milyan oo qof ayaa u geeriyoota sigaar cabida, waa qiyaas ku dhisan daraasad ey sameysay WHO, ilaa 25 cudur oo waaweyn ayaa loo aaneeyaa sigaarka, sidoo kale jirrooyin kale oo fara badan ayuu sigaarku kaalin weyn ka qaataa sababidooda iyo uga daridooda, sidaa darteed waxa aan ka […]

Sii Akhri ›

Maalinta Caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka Gabdha oo laga Xusay Holland.

February 7, 2013 6:43 PM0 comments
Maalinta Caalamiga ah ee  ka hortaga gudniinka Gabdha oo laga Xusay Holland.

Iyadoo shalay ay ku beegneed Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka Gabdhaha, ayaa waxaa ,siweyn looga xusay Wadanka Nederland,waxaanaXalaf lagu maamuusayo Arinkaasi ay ka dhacaday Magaalada Laydan ee wadanka Holland. Dr Sahara Siyaad Naale oo ah Khabiir siweyn dadka ugu wacyigaliya Noockaste oo gudniinka ka tirsan ,ayaa waxaa ,ay […]

Sii Akhri ›

Maxaa ka jira in barbarooniga u roon yahay cayaarta sariirta?

January 26, 2013 2:00 AM1 comment

Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin. Gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax badan uu kusoo kordhiyo jirka aadmiga, ragga iyo Dumarka. Ragga inta badan xiliyada ay socoto ciyaarta sariirta waxa ay u […]

Sii Akhri ›

Dhibaatooyinka Uurka u horseedo Hooyada (Pregnancy problems)

January 19, 2013 12:06 AM0 comments

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada si aad u heshid talo dheeraad ah. Ha isticmaalin wax ah dawooyinka la iska iibsan karo warqad dhakhtar la’aan ama […]

Sii Akhri ›

Maxaad ka taqaan xanuunka la yiraah Jirrada 5-aad (Erythema Infectiosum)

January 14, 2013 12:00 AM0 comments

Muxuu yahay jirrada shanaad? Jirrada shanaad waa jirro sahlan oo uu keeno fayras loo yaqaan ‘human parvovirus B19’. Safka jirrada shanaad waxay badi ka dilaacdaa xaanada ilmaha iyo dugsiyada. Waa maxay calaamadaha xanuunka jirrada shanaad? Ilmaha bukaa badi wuxu yeeshaa dhabano guduudan (“xabuubka dhaban-dhirbaaxan”) maalmaha hore, waxa dabeed yimaada finan […]

Sii Akhri ›

Cudurada ku dhaca xubinta taranka dumarka iyo waxa keena?

January 10, 2013 12:00 AM0 comments

Waa maxay vaginal diseases? Calaamadaha Calaamadaha la arko marka xubinta taranka haweenka cudur hayo waxaa ka mid ah: Xubinta taranka haweenka oo cuncunta, gubasho xubinta dhexdeeda ah, xanuun iyo dheecaan ka yimaado xubinta, waana sababaha ugu badan ee haweenka u raadiyaan inay la tacaalaan, waxaana inta badan keena cuduro ku […]

Sii Akhri ›

Warbixin Naxdin leh: Imisa qof ayaa ku qaada Somaliland HIV/AIDS bil kasta?

January 1, 2013 6:00 AM0 comments

Hay’adda la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS ee maamulka Somaliland (Somaliland National Aids Commission) ayaa shaacisay qiimeyn ay sameysay oo sheegeysa in bil walba 58 qof uu asiibo cudurka AIDS-ka. Cilmi baaris laga sameeyay deegaannada Somaliland ayaa lagu ogaaday in bil kasta ay cudurka HIV/AIDS ay qaadaan dad tiradooda […]

Sii Akhri ›

MAXAA KEENA CINIINNIMADA?

December 28, 2012 12:01 AM0 comments

Halkan ka aqri Waa Maxay Ciniinnimadu Waxaa jira dhowr waxyaalood oo loo aaneeyo inay iyagu sababaan Ciniinnimada ninka iyo carqaladaynta galmada, waana kuwa soo socda:- 1-     Niyadda oon joogin:- Ninka oo xilliga galmada niyaddiisu aanay joogin oo meel kale ku maqan, amay murugo iyo cabsiyi hayaan sababo galmada ka baxsan awgood, awoodina waaya […]

Sii Akhri ›

Gudniinka Fircooniga ah iyo Galmada

December 26, 2012 1:00 AM0 comments

Gudniinka gabdhaha oo dadyowga Somaliyeed ku dhaqmaan loona yaqaan Gudniinka Fircooniga ah (Female Genital Mutilation) waa qalliin halis ah oo curyaamiya xubnaha taranka ee haweenka iyada oo la minguuriyo ama la gooyo qayb weyn oo ka mid ah xubinta taranka taas oo aan la suuxin xilliga qalliinka lehna xanuun daran […]

Sii Akhri ›

Muqdisho: HIV/AIDS oo dawo loo helay

December 18, 2012 2:55 AM0 comments

Dr. Yuusuf Suudaani oo mudo 40 sannadood ah ka shaqeenayay isku daweynta dawo dhireedka oo xarun caafimaadna ku leh magalada Muqdisho, ayaa shaaca ka qaaday inuu daaweeyay dad qabay cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Haddii sheegashooyinkiisa sax yihiin waa markii ugu horeysay ee cudurkaas dawo loo helo. Waraysi uu siiyay […]

Sii Akhri ›