Maxaad ka taqaan Uur qaadista galmo la’aanta “Artificial Insemination”?

December 11, 2012 12:30 AM2 comments
Maxaad ka taqaan Uur qaadista galmo la’aanta “Artificial Insemination”?

Mar walba abuurka ilmaha Illaah ayaa ku shaqo leh, oo isaga kaliya ayay u gaar tahay, hase yeeshee waxaa halkan uga hadleynaa marxaladda haweeneyda ay ku uur qaadeyso gacanta ama gacan ku rimiska “Artificial Insemination” Gacan ku rimiska ama waxa loo yaqaano “Artificial Insemination” waa haweenka oo xawada iyo ugxanta […]

Sii Akhri ›

MAXAA KEENA AF-QURUNKA?

December 4, 2012 12:07 AM4 comments

Af-qurunka ama waxa loo yaqaanno “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a naadiifinta ilkaha. Af-qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala sooco dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u […]

Sii Akhri ›

Haddaad caruur leedahay iyo haddii kaleba aqri qormadan (fadlan)

November 24, 2012 12:05 AM1 comment

Seexinta carruurta qadada ka dib, faa’iido ma u leedahay? Hurdada duhurkii waa la isku waafaqsan yahay in ay faaido u leedahay qof walba oo jiifto ha ahaado caruur ama qof weynba. Diinteenana waa na fartay in aan jiifsano duhurtii maadaama uusan shaydaanka jiifanin. Cilmibaarista la sameeyay waxaa lagu ogaaday duhurta […]

Sii Akhri ›

Maxaad xaqiiqo ah oo aad ka ogtahay Cudurka Alzheimer (Dhimir Beelid)?

November 14, 2012 12:00 AM0 comments
Maxaad xaqiiqo ah oo aad ka ogtahay Cudurka Alzheimer (Dhimir Beelid)?

Cudurka Alzheimer waa nooca ugu badan ee caqli suulidda. Caqli suuliddu waxay dhacdaa iyada oo ka dhalata isbeddellada ku yimaada maskaxda ee saameeya awoodda qofku in uu ku fekero oo wax xusuusto. Waxay noqon kartaa mid aad u daran oo saameysa hawlo maalmeedka. Cudurka Alzheimer maahan qayb caadi ah ee […]

Sii Akhri ›

Xanuunka caadada “Dysmenorrhoea” (Sababaha iyo sida loo daweeyo).

October 24, 2012 12:03 AM1 comment

Horudhac Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. Xanuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa qaybta hoose ee calooshaada, laakin waxuu u faafi karaa dhabarkaaga iyo cajiradaada. Xanuunka caadada waa xaalad iska dhaco. Waxaa daraasaadka […]

Sii Akhri ›

Cayil iyo Caato midkii aad tahayba, qormadan aqri (Fadlan)

October 20, 2012 12:10 AM4 comments

Siyaabaha Miisaankaaga loo maareeyo In aad si xaad dhaaf ah u cayisho waxay halis weyn kuu gelineysaa dhibaatooyin caafimaad sida dhiig kar sare, sonkorow iyo wadne xanuun. Kala doorashooyin caafimaad samee maalin walba halkii aad marna cunto cuni lahayd marna iska joojin lahayd. Si tartiib ah u luminta 227 garaam […]

Sii Akhri ›

Maxaa keena dhuusada badan?

October 16, 2012 12:03 AM1 comment

Dhuusada badan waxa ay sideedaba astaan u tahay oo ay timaadaa marka calooshu ama qofku uu qabo cudurka gaaska, sidaa darteedna aan ka hadalno cudurka gaaska. Gaastiriko waa lurka dhinacyada caloosha. Tani waxay u billaaban kartaa si deg deg ah ama waxay noqon kartaa dhibaato waqti dheer. Calaamadaha # Calool […]

Sii Akhri ›

Warbixin: Dagaalada Somalia waxa ay badiyeen dadka waalan.

October 11, 2012 12:01 AM0 comments

Saamaynta dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ay yeesheen waxa ka mid ah kororka dadka qaada xanuunka maskaxda ku dhaca. (Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan xaaladda xanuunka dhimirka ee Muqdisho). Dhinaca kale, Ku-dhowaad 450 milyan oo qof ayaa qaba cudurrada maskaxda in ka badan saddex meeloodna waxay ku nool yihiin waddammada […]

Sii Akhri ›

Sidee loo baaraa Dhiigga Dhalmada Ama DNA? (wax ka ogow)

October 10, 2012 12:30 AM0 comments

DNA Profiling, DNA Testing, DNA Typing, Genetic Fingerprinting Waa hal baaritaan oo dhawr magac leh. Baaritaankaan aadka u sarreeya oo ay adeegsadaan culumada ku takhasusay climiga dambibaarista (Forensic Scientists) waxaa looga gol leeyahay in lagu ogaado qofka DNA-diisa u goonida ah maadaama qeyb ka mid ah DNA-da uu eebbe qof waliba […]

Sii Akhri ›

Cunnada ma iska cuntaa, mise kuwan ayaad ka xulataa? (Aqri)

October 4, 2012 12:08 AM3 comments

Qofka kasto oo banii’aadam ah waxa uu baahan yahay cunto si uu guto howl maalmeedkiisa, hadaba, waxaadse moodaa bulshada Soomaliyed inaysan wax badan kala socon habka ugu wanaagsan ee uu ku heli karo cunto isku dheeli tiran. Cuntada waxay ka kooban tahay qaybo kala duwan oo jirka banii’aadamka wax tar […]

Sii Akhri ›