Haddii ilkahaaga Caafimaad qabaan iyo haddii kaleba aqri qormadan.

October 1, 2012 12:30 AM0 comments

Bololka/Suuska Ilkaha  (Qoraal cilmiyeed muhim  ah)  Qurmidda ilkahu waxaa weliba loo yaqaannaa madmadoowga ilkaha. Waxay keentaa iligga oo dalooshama haddii la daawayn waayana waxay ka soo tagi kartaa dheehda (qaybta adag ee dusha ee daboolaysa iligga) ooy ku faafi kartaa qaybta ugu weyn (dentine) ee iligga gudahiisa ee jilicsan. Qurmiddu […]

Sii Akhri ›