Home » Cayaaraha
You are browsing entries filed in “Cayaaraha”

London – Liibaana Xasan oo ah wiil yar oo Soomaali ah ayaa kasoo ifbaxaya cayaarta Tennis-ka dalka Britain, ayada oo mustaqbal aad u wanaagsan uu ka muuqdo cayaaryahankaasi da’da yar. Liibaan oo xirfaddiisa wanaagsan aad looga yaabay ayaa qabtay dareenka bulshada Britain kadib cayaartii uu kusoo bandhigay tartanka British Lawn Tennis Tournaments. Waxa uu farxad [...]
September 6th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Tababaraha kooxda Machester Untd ee wadanka Ingiriiska Sir Alex Ferguson ayaa ka reebay Owen Hargreves cayaaryahanadiisa u mataleesa koobka Horiyaalka Qaaradda Yurub ee Champion Liiga. Owen Hargreves oo ka cayaara qadka dhexe ayaa la daalaa dhacaayay dhibaatooyin caafimaad xumo waayihiisa cayaareed inta badan, waxa uuna garoomada ka maqnaa in ku dhow 2 sano. Labadii sano [...]
September 5th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Cayaaraha isreebreebka koobka qaramada qaaradda yurub ee sanadka 2012 ayaa ka dhacay xalay garoomada kala duwan ee qaaradda Yurub. Kulamadaan ayaa ahaa kuwii u horreeyay ee dhaca ee ku saabsan tartankaan, waxaana ku loolamaaya 51 dal oo qaaradda Yurub ah, waxaana loo qeybiyay ilaa 9 Guruub. Guruubka A: Turkey ayaa 3-0 ku xasuuqay Kazakhistan, Halka [...]
September 4th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Roma:-Gudoomiyaha Kooxda Roma haweeneyda lagu magacabo Rosella Sensi ayaa shaacisay in ay dooneyso sidii ay qandaraaska u kordhin laheed Macalinka Kooxda Roma Claudio Ranieri iyo ciyaaryahanka qadka dhexe mashiinka lagu magacaabo daniele de rossi. Maaamulka Sare ee Kooxda Roma ayaa Macalin Ranieri hor dhigay heshiis 2 sano oo ku sii joogo doono garoonka Olympic ee Magaalada. Ranieri aya haatan heshiis [...]
September 4th, 2010 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda aduunka ayaa xermay manta oo ah 31-8-2010 kadib 3 bil oo u furnaa. Maanta oo loo yaqaano DEADLINE DAY ayaa waxaa lala wareegay in ka badan 20 cayaaryahan oo qaarkood caan ka ah qaaradda Yurub iyo aduunka oo dhan. Robinho oo u dhashay wadanka Brazil ayaa ahaa magacii ugu weynaa ee [...]
August 31st, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Horiyaalka Taliyaaniga ayaa daaha laga rogay Toddobaadkaan iyadoo si xiiso leh uu ku billowday. Kooxda Genoa ayaa guushii u horreesay ku billowday Horiyaalka Sabtidii iyadoo 1-0 ku garaacday Udinese oo ay ugu tagtay Gurigeeda. Roma oo kaalinta labaad ka gashay Horiyaalka Xilligii hore ayaa barbardhac ku billowday Xilligaan iyadoo 0-0 la dhaafi weysay Cassena sabtidii. [...]
August 31st, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Kooxda kubadda cagta ee Milan ayaa dareenkeeda u weecisay dhanka iyo weeraryahanka wadanka Brazil iyo kooxda Man City Robinho, kadib markii ay soo xera galisay Ibrahimovic. Wakiilka cayaaryahankaan Mino Rioila ayaa u dhaqaaqay dhinaca Magaalada Macnchester ee wadanka Ingiriiska si uu usoo gabagabeeyo qandaraaska uu Robinho ugu wareegaayo dhinaca AC Milan. Wararka ayaa sheegaaya in [...]
August 30th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Porto Raul Meireles ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool ee wadanka Ingiriiska. Kooxda Reds ayaa laacibkaan kula soo saxiixatay 11.5 milyan oo Gini oo u dhiganta 14 Milyan oo yuro. Heshiiska ayaa labada koox si rasmi ah ugu dhawaaqeen habeenimadii sabtida iyadoo Meireles uu caafimaad mari doono Isniinta. [...]
August 29th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Arsenal ayaa kulankeedii labaad oo isku xiga guul gaartay kadib markii ay u safartay garoonka Ewood Parka halkaas oo ay 2-1 ku xasuuqday Blackburn Rovers. Arsenal ayaa markii u horreesay kusoo billowday Cayaarta kabtankeeda iyo kabtan xigeenkeeda Fabrega iyo Van Persie. Theo Walcot ayaa u billaabay Gunnerska goolkeeda u horreeyo kadib markii uu baas aad [...]
August 29th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xiddiga weerarka uga cayaara kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Swden Zlatan Ibrahimovic ayaa si rasmi ah ugu biiray Kooxda AC Milan ee wadanka Taliyaaniga. Weeraryahankaan ayaa waxa uu ugu biirayaa si amaah ah kooxda Milan muddo hal sano ah. Kooxda Milan ayaa heesata Dooq ay ku iibsan karto Laacibkaan hadii ay dhamaato muddada halka sano [...]
August 29th, 2010 | Posted in Cayaaraha,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »