Mucjisada tiro ee Suuradda Al Naas ee qur’aanka (Mucjisooyinka qur’aanka)

February 21, 2014 2:00 AM5 comments

Quraanka aynu aqrinna ee Ilaahay inoogusoo dhiibey Nebi Muxammad (NNKH) wuxuu leeyahay mucjisooyin, halkii aayadna waxaa hoos imanaya in kabadan 1000 cilmi ah, sida uu Ilaahay inoo sheegeyna markuu ka hadlayay cilmiga ku qarsoon aayadaha Quraanka wuxuu yiri ”’قال تعالى: ﴿إن هو إلا ذكر للعالمين* ولتعلمن نبأه بعد حين﴾ (سورة […]

Sii Akhri ›

Video: Sh Umal oo ka hadlay arrin dad badan ay ku kadsoomayaan maanta

February 14, 2014 3:00 AM0 comments

Caalamka gaalada waxaa maanta oo ah 14-ka February lagu xusayaa maalinta Valentine oo  lagu sheego Maalinka Jaceylka, hase yeeshee ah maalinta xuska Saint Valentine oo ahaa wadaad gaaleed noolaa xilligii boqortooyada Roman-ka. Waxaase nasiib darro ah in umad badan oo muslimiin ah ay sidoo kale xusaan maalinkan, ayada oo qaarkood […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Saamaynta Qurbaha iyo Guurka Somalida‏ (Barnaamij muhiima)

February 2, 2014 1:00 AM0 comments

Ottawa (Caasimada Online) - Soomaalida qurbaha ku nool waxa ay la soo degeen mujtamacyo ay inta badan ku kla duwan yihiin dhaqanka iyo diinta. Shaki ma laha in dhaqamada ay Soomaalidu ugu yimaadeen qurbuhu uu saamayn ku leeyahay guurka Soomaalida degan  qurbaha khaasatana wadamada Galbeedka. Saamayntaas iyo inta ay le’egtahay ayaan ku […]

Sii Akhri ›

Caqliga sare iyo difaaca diinta Islaam-ka (Sheekada wadaad muslim ah oo si xikmadeysan ku islaamiyay BAADARI)

January 13, 2014 3:00 AM0 comments

Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna garan doonin. Badarigii Kaniisaduna markuu hadal is yirina sheekhii buu arkay, wuxuuna yiri “Ma hadlayo ilaa aad inaga dhex saartaan […]

Sii Akhri ›

Raddin Shubaha: Muxuu Nebiga NNKH u guursaday Zaynab Bint Jaxshi RC?

December 27, 2013 3:30 AM2 comments

RADDIN SHUBAHAT- (Muxuu Nebi Muxammad (NNKH) u guursaday Zaynab bint Jaxshi)? Qormadani waa silsiladda labaad ee raddinta shubahada umadda caamada ahi lagu marin habaabiyay, waana cashar ku wajahan cid kastoo ka shakida Nebinnimada Nebi Muxammad (NNKH). Qormooyinkan raddinta ahi ee taxanaha ah, waxaa u sabab ahaa inaan qoro qoraal aad […]

Sii Akhri ›

Tartiibka RAQAMKA (7) ee Qur’aanka (Mucjisooyinka Qur’aanka Kariimka)

December 23, 2013 6:00 AM0 comments

Waxaan horey dhowr mowduuc oo icjaazi ah uga soo hadalnay sha’niga raqamka 7 iyo Quraanka kariimka, iyo weliba sha’ niga raqamkaasi iyo aayadaha kowniga ahi. Maanta hadduu Eebbe idmo waxaynu jecelnahay inaanu ka hadalno tartiibka raqamkaasi iyo mucjisada cajiibka ah ee Quraanka.  Waxaa cajiiba in raqamka 7 uu yahay raqamka […]

Sii Akhri ›