VIDEO: LABADA MASHRIQ IYO MAQRIB iyo Mucjisada Qur’aanka Kariimka ah

December 16, 2013 3:00 AM1 comment

Markay soo degtay aayaddan qiimaha badan ee qowlka Alle Sarreeye ee oranaysa (رَبُّ الْمَشْرِقَيْنِ وَرَبُّ الْمَغْرِبَيْنِ)  [الرحمن: 17] ”Rabbiga labada qorrax ka soo bax iyo labada qorrax udhac’‘. Ar- Raxmaan: 17d Aad baa loola yaabay, Yahuuddii iyo Munaafiqiintii Madiinah iyo Kufaartii Qureesheedba aad bay ula yaabi jireen aayaddaas, waxayna oran jireen sidee bay u jiraan labo qorrax […]

Sii Akhri ›

MASAAJID MASAAJIDO DHALAY !!!!!!!

November 2, 2013 2:00 AM0 comments
MASAAJID MASAAJIDO DHALAY !!!!!!!

Waa Barnaamij Sil-silad ah oo aynu uga hadli doono Goobaha  ay ku cibaadaysato Somaalida  iyo dhibka ku dhacay, ee   ku kala yaalo Daafaha Caalamka,& Dalka Gudihiisa, oo aynu Marba  Wadan     ku soo qaadan doono, haduu Rabbi idmo,  waxaan ku hormarin doonaa Bar-naa-mijkeena  Wadanka Canada Magaalada Toronto. Masaajid Masaajidyo dhalay  Qaybta […]

Sii Akhri ›

Foodda Beenleyda ah ee Maskaxda qofka iyo Mucjisada Qur’aanka

November 1, 2013 3:00 AM5 comments

Sanada dhowr ah ka hor ayay ahayd markii caalim ku takhasusay culuumta casriga iyo sayniska una dhashay dalka Kanada uu sheegey in maskaxda bini aadamku ay dhowr qeybood u qeybsanta, iyadoo dhowr jiha kala taal. Qeyb weliba waxay qaabilsantahay howl gaar ah ayuu caalimkaasi sheegey, isagoo qeybta ku taal dhanka […]

Sii Akhri ›

MUCJISADA QUR’AANKA ee ku aadan Nebi AADAM (CS) iyo Nebi CIISE (CS).

October 25, 2013 5:00 AM6 comments

يقول تعالى: (إِنَّ مَثَلَ عِيسَى عِنْدَ اللَّهِ كَمَثَلِ آَدَمَ خَلَقَهُ مِنْ تُرَابٍ ثُمَّ قَالَ لَهُ كُنْ فَيَكُونُ)  [آل عمران: 59] ”Tusaalaha Ciise Alle agtiisa waa sida tusaalaha Aadam, carro buu Alle ka abuuray (Aadam), dabeetana wuxuu ku yiri ahaw waana ahaaday”. Aali Cimraan 59d. Markay Masiixiyiintu la yaabeen abuurka Ciise ee aabba la […]

Sii Akhri ›

Sirta Kalimada LAA ILAAH ILLA ALLAAH (Mucjisada Qur’aanka Kariimka ah)

October 16, 2013 1:00 AM6 comments

Waxaynu ogsoonnahay cibaaradani  (لا إله إلا الله), inay tahay kalimadda ugu weyn ee qof uu yiraahda. Waa kalimadda ama oraahda uu nebigeenna suubban (NNKH) inoo sheegey qofkii yiraahda markuu dhimanaya inuu gelaya Jannada. Sidoo kale kalmadahani ay ka koobantahay cibaaraddu waa kelmadda ugu horreysa ee lagu soo galo diinta Islaamka, waana […]

Sii Akhri ›

RADDIN SHUBAHA: NABI MUXAMMAD (NNKH), muxuu u guursaday Ca’isha?

October 3, 2013 5:00 AM18 comments

Sida laga dheehan kara su’aasha caynkan ahi ma ahan mid badanaa ka timaadda dadka maankoodu taamka yahay, ama leh iimaanka dhabta ah ee rumeysan towxiidka Alle iyo Islaannimada, balse waa su’aal in badan mulxidiinta Nasaarada ay umadda Islaamka ku fasahaadiyaan dhankoodana ay mar weliba naga soo gasha. Waxaan ku jirey […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Meeraha Mars iyo wixii uu Allah SWT ka yiri (Daawo Video)

September 15, 2013 3:00 AM0 comments

Run buu sheegay Illaah markuu yiri  سَنُرِيهِمْ آيَاتِنَا فِي الْآفَاقِ وَفِي أَنفُسِهِمْ حَتَّى يَتَبَيَّنَ لَهُمْ أَنَّهُ الْحَقُّ أَوَلَمْ يَكْفِ بِرَبِّكَ أَنَّهُ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ } فصلت:53  ”Waxaan tusin doonaa iyaga calaamooyinkayaga kamuuqda koonka iyo nafahoodaba jeer ay noqota wax cad inuu yahay (Qur’ aanku) xaq. Ma waanu ku filleyn […]

Sii Akhri ›

Sh. Umal: Khawaarijta waxaa lagu gartaa 2 arrin oo kala ah…!

July 30, 2013 4:00 AM0 comments

Nairobi (Caasimada Online) - Sh. Umal oo akhrinayey darsi ku saabsan Caqiiqada, ayaa waxa uu maanta casharkiisu ku la xiriiray mowqifka ahlu sunnuhu ka qabaan inaan la gaaleysiinin qof Muslim ah, wuxuuna si qoto dheer uga warramay mowduucan, isagoona waqti badan ku bixiyey sharraxaaddiisa. Asalka ahlu sunnaha aamminsan yihiin ee ah […]

Sii Akhri ›

DAMAANA qaadista EEBE iyo Jamcintiisa Qur’aanka

July 26, 2013 2:23 AM0 comments

Sida aynu ogsoonnahay Quraanka kariimka ahi wuxuu ka kooban yahay 114 suuradood. Waxay nebiga (NNKH) ugu soo degeen aayad aayad iyo suurad suurad iyo kol kol kala duwan, laakiin habeen leylatul Qadri ah ayaa Quraanka oo dhan markiisii hore laga soo dejiyey Lowxul maxfuutka. Nebigu (NNKH) markuu dhimanayay Quraanka wuu […]

Sii Akhri ›

Raqam Mucjiseedka 19 & Suurat AL-JIN (Mucjisada Qur’aanka)

July 25, 2013 3:00 AM0 comments

Waxaa xaqiiqo ah inaynu dhowr mar horey uga soo hadalnay mucjisada raqamkani 19 ee Quraanka kariimka ah. Waxaanuna maanta ka hadli doonnaa, kalmadda ugu dambeysa ee suuraddan iyo raqam mucjiseedkan iyo bisinka suuraddan ee isla raqam mucjiseedkani 19 hadduu Eebbe idmo. Allaah kor ahaaye, wuxuu dhammaadka suuraddani uu kusoo af […]

Sii Akhri ›