Mucjisooyinka ku qarsan dhamaadka Aayadaha Qur’aanka

July 23, 2013 3:00 AM0 comments

Mucjisada Quraanka kariimka waxaa kamid ah, in aayad waliba ay ku dhammaato xaraf xaddidan oo mud-hil ah, oo ku tusinaya in Quraankani uu ku dhisan yahay nidaam raqameed Mucjiso ah, oo Rabbaani ah, kaasoo ku tacalluqa magaca suuradda. Marka aynu eegno amaba is weydiinno xarafka Jiim (ج), aayadda ugu horreysa […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Raqameed ee Suurat Ruum (Mucjisooyinka Qur’aanka)

July 20, 2013 9:58 PM0 comments

Suuraddani Al Ruum, waxay kamid tahay suurada ku billawda xuruufta muqattaca ah, amaba aanay jirin cid taqaan macnahooda, Ilaahay uun mooyaane, xuruuftaasoo muujineysa mucjisada Quraanka. Suuraddani Al Ruum, waxay billawgiiba ku furfuranaysaa Alif laam miim, oo ah xuruuf mucjiseed, misna waxay daba dhigeysaa nabuu’ah ama warsii sheeg cajiib ah, taasoo […]

Sii Akhri ›

Is-dheeli tirka xuruufta Qur’aanka (Mucjisada Quraanka Kariimka)

July 12, 2013 9:30 AM0 comments
Is-dheeli tirka xuruufta Qur’aanka (Mucjisada Quraanka Kariimka)

Xuruufta hijaa’iga ama alfaabeetka Carbeed ee ah luuqadda uu kusoo degey Quraanka kariimka ah, ayaa waxay Quraanka kariimka ah ugu soo arooreen shakli mucjiseed cajiib ah, iyadoo xaraf kastaaba lagu xusay Quraanka kariimka raqam ama tiro u gaar ah.  Haddaynu eegno jadwalka hoose, wuxuu ina siinayaa xaraf kasta inta jeer […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Raqameed ee Suurat Muxammad (Mucjisada Qur’anka)

July 10, 2013 10:00 AM0 comments

Suuradda Muxammad, waa suurad kamid ah suuradaha 114ta Quraanka, waxaana ay magac ka sidataa magaca suubban ee nebigeenna Muxammad (NNKH). Haddaba marka aynu eegno magaca ay suuradda wadata ee ah magaca nebigeenna Muxammad (NNKH), waxaynu ogaan doonnaa in calaaqad cajiib ah uu la leeyahay tirada da’dii uu ku geeriyooday xabiibkeenna […]

Sii Akhri ›

Sida ugu fudud ee aad dhowr goor ku dhameyn karto qur’aanka

1:00 AM0 comments

Dadka badankiis waxay qur’aanka khatimaan hal goor, waxayna dhib u arkaan in ay dhameeyaan qur’aanka laba mar ama sadex mar. intaan soo gudbinin qaabka qur’aanka loogu dhameyn karo si sahlan oo aan dhib lahayn, dhawr mar ama illaa sadex goor,waxaan jeclahay in aan soo gudbiyo qaladaad ay sameeyaan dadka doonayo in […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Raqameed ee Suuradda Al Muddathir (Mucjisooyinka Qur”aanka)

July 8, 2013 9:00 AM0 comments

Suuradda Al Muddathir, waxay magac ka sidataa aayadda kowaad ee isla suuradda. Xarfu nidaa’iga ay suuradda ku billaabatay ee ah yaa-ayyu, waxay ka dhigan tahay in lala hadlaya suubbanaha nabadi dushiisa ha ahaatee, magaca suuraddana waa magac kamid ah magacyada suubban ee nebigeenna Muxammad (NNKH). Haddaba marka aynu eegno magaca […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Tiro ee Suuradda Al-Fiil ee Qur’aanka (Mucjisada qur’aanka)

July 5, 2013 5:00 AM3 comments

Suuradda Al Fiil waa suurad kamid ah suuradaha Qur’aanka, waxaana lagu xasuustaa inay ka warramaysa xaadisa layaab badan oo dhacday sanadkii 571 ee miillaadiga, taasoo ku beegan dhalashadii Nebigeenna Suubban (NNKH). Dhacdadan ay suuraddani ka warramaysa ayaa waxay tahay dhacda taariikhda Carbeed iyo waddamada bariga oo dhan caan ka ah, […]

Sii Akhri ›

Islaamku waa Diinta ugu faafitaanka badan Caalamka ( Maxaadan ogeyn oo ka socda dalalka galbeedka?)

June 24, 2013 3:00 AM2 comments

Islamku waa diinta ugu faafitaanka badan caalam,ayadoo ay jirto cadawtooyada iyo xasidnimada ay u qabaan kuwa islaamka ahayn ee fahamsan saxnimada diinta islamka. baaritaan la sameeyey waxaa lagu ogaaday, in tashwiishki iyo suurad xumeynti lagu sameynaayay islamka ay guuldareysatay, islaamkuna uu si saa,id ah ugu faafayo meelaha ugu coleytanka badan […]

Sii Akhri ›

Mucjisada Suuradda Masad iyo Qisadii soo Islaam ee Dr Gary Miller.

June 16, 2013 6:00 AM9 comments

Dr Gary Miller ninka la yiraahda oo immika la baxay Cabdul- Axad una dhashay waddanka Canada, wuxuu ahaa nin ku taqasusay kitaabka loo yaqaan Qudduuska (Bilbe) ee ay haystaan Yuhuudda iyo Nasaaraduba labadiisa axdi kii hore (Old Testment) iyo kancusubba (New Testment). Wuxuu sidoo kale ku taqasusay cilmiga xisaabta. Dr […]

Sii Akhri ›

CIQAABTA SHINNIDA SAKHRAANTA & Mucjisada Islaamka (Qoraal cilmiyeed)

June 9, 2013 3:00 AM0 comments

Maalin kasta waa cilmi cusub iyo iktishaaf jadiid ah oo lagu gaaraya aqoonta casriga ah ee waqtigan tiknoloojiyada, tiiyoo uu Islaamku 14 qarni kahor uu kasii warramay arrinkaasi. Daraasaadkan cusub ee uu Quraanka kariimka ahi ka warramay 1400 sano ka hor, ee xilligan ay reer galbeedku ku gaarayaan aqoonta casriga […]

Sii Akhri ›