Daawo Guuxa dadweynaha Muqdisho

March 17, 2014 1:00 AM0 comments

Shacabka ku nool Magaalo Madaxda Muqdisho ayaa aad u hadal haya dhacdooyinka ka dhacaya Magaalada Muqdisho & Siyaasada Dowlada Somalia oo ay u arkaan mid sidii la rabay anan u socon. Arimaha ugu badan ay shacabka ku shaaxeeyaan ayaa ah Qaladaadka iyo amni darada ka jirta Magaalada Muqdisho & Dabacsanaanta […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Yeey u xiran yihiin qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho?

March 16, 2014 1:00 AM0 comments

Shacabka ku nool Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho & Darawalada Gawaarida Dadweynaha oo ka cabanaya xirnaansha Wadooyin muhiimka u ah isu socodkooda Magaalada iyo Xaafadaha ay dagan yihiin taas oo ay xirteyn Hey’addo & Safaarado. Arinta laga cabanaya ayaa ah in Xirnaanshaha wadooyinka qaar aysan ka hadli karin Madaxda dowlada […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Dhacd xanun badan Hooyo Soomaaliyeed ku qabsatay Sacuudiga

March 14, 2014 10:40 AM0 comments

Hooyo Soomaliyeed oo Lagu Magacaabo Sahro Maxmed Salaad ayaa kasoo Degtay Garoonka Diyaarada ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Muqdisho, Kadib markii Tacadi, Iyo Tarxiil ay Isugu soo Dareen Ciidamada dalka Sacuudi-ga. Waxay ka hadhashay Hooyo Sahro Qiso xanuun Badan, Dhibkii loo gaystay, uyadoo Uur-leh oo guriga laga soo saaray, […]

Sii Akhri ›

DAAWO: Hindi ka yaabiyey CAALAMKA

March 12, 2014 2:00 AM0 comments

Nin u dhashay Wadanka Hindiya ayaa Calaamka ka yaabiyay kadib markii uu sameeyay fal aan nuuciisa horay loo arkin asagoo weliba ku sameynaya Xaaskiisa arin cajiib ah. Wuxuu sameynayaa waxyaabo u eg indho sarcaad, isaga oo seef, masaar iyo waxyaabo kale oo halis ah ku gooynaya qunbe  iyo waxyaabo kale, […]

Sii Akhri ›

Video: Arrin mucjiso ah magaalo qofkii tagaabo uu mataano ku dhalaayo

March 10, 2014 3:30 PM0 comments

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbinaya waa mid Arin Mucjiso cajiib ah wata ee nala daawo kaasoo ah Magaalo qofkii tagaa uu dhalayo Mataano. Qof walboo aduunka jooga waxuu arkayaaa wax ka yaabiya maantana waxaan anigu arkay Muuqaal iga yaabiyay oo ka hadlaya Magaalo qofkii tagaa uu dhalayo Mataano ee […]

Sii Akhri ›

Daawo: Hantida Qaranka SOOMAALIYA oo ku dayacan waddamo dariska ah

2:00 AM0 comments

Caasimada Online: Muuqaal kooban oo ka hadlaya Hantida Qaranka Soomaaliyeed ee wadamada dibadda ah ku dayacan kadib markii aysan helin Dad soo raadsada oo sheegta in ay lee yihiin Hantidaasi Qaran. Aqristoow waxaan hubaa in aad Ilmeyneyso marka aa daawato Muuqaalkani waxaadna dareemeysaa in Hanti badan oo Soomaali ay lee […]

Sii Akhri ›