Daawo Video: Doorka Qurba Joogta & Dib u dhiska Magaalada Muqdisho.

May 28, 2013 4:46 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid qeyb ka ah muuqaaladeynii dhanka dhiira gelinta & dib u dhiska dalka kaas oo aan maanta ku soo qaadaneyno Doorka muuqda ay Qurba Joogta Dalkeena ka qaadanayaan dib u dhiskiisa. Hadaba Aqristoow Ahmed Jama waxuu ka mid ah Ragga Taariikhda xusi doonto waa aas […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Muuqaal Qurux Badan oo laga soo duubay M/Muqdisho.

May 27, 2013 3:52 PM0 comments

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalkeena Somalia Sanadihii ugu dambeeyay waxeey ka soo kabaneysay dhibaatadii gaartay 22-kii sano ee la soo dhaafay balse Sanadkaan 2013 waa sanadkii Nabadda iyo dib soo celinta Muuqaalkii Qurxoonaa ee Caasimadeena Soomaaliya ee Muqdisho. Aqristoow Muuqaalkani Daawo waxaad arkeysaa Dib u dhiska xoogan ee ka […]

Sii Akhri ›

DAAWO Video cajiib ah: Tobanka (10) Waxyaabood ee ugu qaalisan dunida

May 24, 2013 7:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Akhristayaasha sharafta leh ee Caasimada Online,  waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa 10 waxyaabood ee ugu qaalisan dunida aynu ku noolnahay…marka aynu saas leenahay waxayna ka hadleynaa qiimaha shayga marka laga eego dhinaca lacagta. Hoos ka aqri liiska 10-kaasi sheey: 10. Heroin $130/gram 9. Cocaine […]

Sii Akhri ›

Daawo: Qoys Carbeed oo SHAHRUKH KHAN ku kireystay $20,000 saacaddii

2:00 AM0 comments

Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu dhashay wadanka Hindiay kana tirsan shirkada filimada ee Bollywood ayaa lagu soo kireystay aduun lacageed oo aad u fara badan si uu uga qayb galo ugan ciyaaro xaflad aroos oo ka dhaceysay dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta. Sharukh Khan oo lagu naanesyo […]

Sii Akhri ›

Soomaali lacag badan ku helay gabar madaxdiisa ah oo uu salaami diidey

May 22, 2013 3:00 AM0 comments

Kamuunka ama magaalada Trollhättan ee dalka Sweden, ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka. Ninkaan ayaa markii uu diiday in uu haweeneyda salaanta ka qaado ayay haweeneydii ka carootay arintaas iyadoo amartay in uusan […]

Sii Akhri ›

Daawo: Muqdisho & Xiliga Habeenka.

May 21, 2013 6:55 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid qeybka ah Muuqaaladii dhanka Nabadda & Horumarka iyo dhiira gelinta Bulshada jaceyl Nabadda yaan ugu tala galnay in aad nala daawataan Muuqaalkani oo ah Xiliga Habeenka & Magaalada Caasimadda ah ee Muqdish. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO: Use Facebook to Comment on this […]

Sii Akhri ›

Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)

4:00 AM0 comments
Soomaali fadeexeysay duq magaalo oo si fudud ku taajirtay (YAAB)

Toronto (Caasimada Online) - Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha. Wargeysyada Gawker iyo Toronto Star ayaa billaabay codsi dadweyne oo Online ah, ayaga oo raadinaya lacag ay ku iibsadaan video-ga oo ah […]

Sii Akhri ›

DAAWO: Gabar SOMALi ah arrin aad looga naxo ka hadleysa ‘Subxanallah’

May 20, 2013 4:00 AM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid aad looga naxo waa arin qof walba oo maqla ama daawada uu ka naxayo waa Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeyneysa fal inta badan dhaca oo ay Soomaalida u taqaano Ilma yar oo adeerkood fara xumeeyay taas oo la macna ah in Adeerka hooyadeed qabay […]

Sii Akhri ›

Daawo: Sida arxan darada ah ee Soomaalida loogu galo Sacuudiga.

May 19, 2013 4:29 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalkeena maanta waa mid laga naxo ooaan jaceyl nahay in aan tusino Walaalaha Soomaaliyeed ee hamiga ku haya in ay u tahriibaan Wadanka Sacuudi Carabiya oo Silac iyo Saxariir xoogan ay ku heestaan Soomaalida halkaasi gaaray. Hadaba Aqristoow daawo Muqaalkani oo ila arag Arxan darada ay Sacuudiyaanka u […]

Sii Akhri ›

Daawo: Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.

May 18, 2013 5:58 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa Video qurux badan oo la isku keen keenay wax yaabihii ugu fiicnaa ee Sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Hadaba Aqristowo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumar dhan walba ah hadii ay ahaan laheyd dhanka dhismooyinka & Dhinaca Amaanka […]

Sii Akhri ›