Video: MUQDISHO oo ay ka bilaabatay arrimo waa hore ay u dambeeysay

January 26, 2014 1:00 AM0 comments

Magaalada Muqdisho maalinba arin baa ka cusub maantana waxaa ka cusub arin aan horay loo arag tan iyo burburkii Dowladii Dhexe waxaana Muqdisho aad looga xiiseynayaa in la helo arin shacabka dhan ay doonayaan. Wadooyinka Muqdisho & Goobo Dowlada ay ka howl gasho ayaa boqolaal dadweyne ah buux dhaafiyeeyn ayagoo […]

Sii Akhri ›

Video: Maxaa cabsi geliyay shacabka Muqdisho oo la hadal hayaa…?

January 18, 2014 12:06 AM0 comments

Shacabka ku nool magaalo Madaxda Caasimada ah ee Muqdisho ayaa aad uga walaacsan arin halis ku ah Caafimadkooda iyo dhanka Noloshooda. Arinkani ayaa aad looga hadal hayaa kadib markii ay soo baxday in Muqdisho laga helay arin wax yaabo u dhimi karta Nolosha & Caafimaadka Shacabka ku nool Muqdisho iyo […]

Sii Akhri ›

Video: Fannaanada Maryan Mursal oo ka cabaneysa dhalinyarada Somalida

January 10, 2014 10:40 AM0 comments

Fanaanada Caanka ah Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa dad badan oo ka yaabsatay markii ay ka sheekeysay arin aad looga naxay oo ka jira Qaarada Yurub. Maryan Mursal waxeey sheegeysa in ay tahay 60 jir hadane dhib ay ku qabto dhalin yaro 20 jir ah sida ay sheegeyso ee nala […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Tarsan oo cabsi geliyey shacabka magaalada Muqdisho

December 27, 2013 1:09 PM0 comments

Caasimada Online: Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa hadal haya hadal dhagahooda ku cusub oo ay aysan maqlin weligood, oo kasoo yeeray maamulka gobolka Banaadir. Maamulka gobolka Banaadir, ayaa shalay ku dhowaaqy go’aan cusub, oo ay ka damacsan yihiin magaalada, waxaana hadalkaas ku dhowaaqy guddoomiye Tarsan. HALKAAN KA DAAWO:   […]

Sii Akhri ›

Ayada oo canug yar ah ayaa kabo la eg loo waayey (Sheeko cajiib badan)

December 22, 2013 3:00 AM0 comments

Beijing (Caasimada Online) - Wargeys ka soo baxa dalka Shiinaha ayaa daabacay warbixin ku saabsan in gabar yar oo dalkaasi ku nool loo waayay kabo. Waa gabar yaroo saddax jir ah, nasiib daro waxaa cagaha uga dhacay cudur dhakhaatiirtii u waayeen dawo, cagihina ka dhigay kuwo qaab daran oo aanay kabihii […]

Sii Akhri ›

Video: Arirn mucjiso ah oo caalamul islaam ka yaabisay (Daawo)

December 16, 2013 1:51 PM0 comments

Caasimada Online:  Nin hadli waayay oo Qur’aanka kariimka lagu aqrinayo kadibna hadlaya iyo goobta uu ku sugnaa ninkani oo mar qura Ashahaadka iyo yakbiirta ay isku dhacday Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar. Awooda allaah iyo Dawada Qur’aanka Kariimka ma ahan wax fudud waxana la yiri qof aan isku daweyn […]

Sii Akhri ›

Video: Laba Soomaali ah oo arrin lala yaabay ka sameeyey South Africa

2:00 AM0 comments

Laba nin oo Soomaali ah oo ku nool Wadanka Koofur Afrika ayaa sameeyay arin ka yaabisay Caalamka ayadoo arinkani si aad ah looga baahinayo Tv-yada Caalamka. Arinka Cajiibka ah ee ay sameeyay labadani Nin ee Soomaalida ah ayaa quseeysa Madaxweynihii Geeriyooday ee Wadanka Koofur Afrika Nelson Mandela Ma sameyn laheyd […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Nolosha Xabsiga Xamar

December 15, 2013 4:55 PM0 comments

Caasimada Online: Xabsiga dhexe ee xamar ayaa waxaa laga soo duubay Barnaamij xiiso badan oo qof walba oo daawaday marna ka qosliyay marna ka yaabiyay sida uu yahay xabsiga xili lagu qabanayay munaasabad. Hadaba aqristoow daawo Muuqaalkani waxaad arkeysaa Maxaabiista oo ciyaaraya iyo madax gacan qaadeysa Maxaabiista ku xiran Xabsiga […]

Sii Akhri ›

Video: Fanaanad sheegtay inay rafaad u martay aragtida Sheekh Shariif

December 12, 2013 2:00 AM0 comments

Mid ka mid ah Fanaaniinta da’da yar ee Muqdisho laguna magacaabo Ummi shariif ayaa ka sheekeysay sheeko cajiib ah oo nolosheeda soo martay, xili ay uur laheyd oo ay jamatay ama ku walacday iney aragto Madaxweynihii hore Sheekh Shariif xiligii uu xilka haayay. Umi Shariif ayaa sheegtay in ay rafaad […]

Sii Akhri ›

Video: Tarsan oo habaaray Amiin Arts

December 11, 2013 1:30 PM0 comments

Caasimada Online: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mahamud Ahmed Nuur “Tarsan” oo Muuqaal uu ugu magac daray kalmada Asbuuca ee Duqa Muqdisho waxuu kaga hadlay arimo badan oo quseeya asaga balse waxuu kaloo ka hadlar arin xiiso badan. Mudane Tarsan ayaa si aan caadi aheyd uga hadlay Farshaxamiistaha Amiin […]

Sii Akhri ›