VIDEO: Ma ogtahay in Badda Somalia sidan loo xaalufiyo (Daawo Fadeexad)

October 9, 2013 4:44 PM0 comments

Caasimada Online:  Caalamka meel kasta uu joogo waxuu si cad u xaalufinayaa Badeena Soomaaliya asagoo ku soo gambanaya waxaan la dagaalameynaa Burcad badeed taa oo macnaheedu yahay in kheyraadka badeena ay xaalufinayaan. Muuqaalkani waxuu ku tusinayaa sida maalinta cad loo boobaya kheyraadka dalkeena Somalia ayadoo aan cid ka hadasha aysan […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Haweeney Qiso Mucjiso ah ay ku haysato dalka Sucuudiga (Daawo)

October 7, 2013 5:21 PM0 comments

Caasimada Online:  Wadanka Baqortooyada Sacuudi Arabiya ayaa waxaa ka dhacay Qiso naxdin badan oo ka yaabisay Caalamul islaam kadib markii Tv laga lee yahay Wadankaasi uu sii daayay in Haweeney Sacuudiyaan ah oo Marwo la qabo ah in ay ku dhib qabto Jinni doona in uu kufsado. Abdiladiif waa Xaajiga […]

Sii Akhri ›

DAAWO: Daruur cirka kasoo degtay oo dhulka timid. “Subxaanallaah”

October 6, 2013 2:35 PM0 comments

Caasimada Online:  Mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ayaa waxay ka dhacday mid ka mkd ah dalalka Carbeed, iyadoo muuqaal laga soo duubay lasoo dhigay barta Youtube-ka. Mucjisadan oo ah mid ku cusub adduunka ayaa waxaa cirka kasoo degay ama kasoo dhacay Daruur ama Caad hadba qof walba sida […]

Sii Akhri ›

Video: Dowladda Japan oo soo wadda arrin dunida maanta ka yaabin doonto

2:00 AM0 comments

Caasimada Online:  Caalamka Maanta waxuu gaaray Horumar dhan walba ah balse Qofka Bini’aadamka ah waxuu soo jeediyaa Talo, Fikir iyo Qorsho lagu soo kordhin karo Caalamka oo aan jirin Balse haatan waxaa soo baxay Arin ka yaabin doonto qof walba oo Dunida maanta ku nool. Arintani yaabka badan ee Dowlada […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Wariye caan ka ahaa Muqdisho oo la yaab lasoo laabtay… “Daawo”

October 2, 2013 2:52 PM0 comments

Caasimada Online:  Wariye si weyn u yaqaanan Shacabka reer Muqdisho caana ka ahaa oo aan magaciisa idiin sii qarinaya ayaa mar qura muddo kadib ka soo muuqday Warbaahinta Muuqaalka asagoo sameynayo ruwaayad cusub. Wariyahaan oo muddooyinkii damba aan la maqal oo si kadis ah ku noqday Jilaa balse dad badani […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Dhibaatada Heysata Qaxotiga Somalida Holand. “Arin Naxdin Badan”

October 1, 2013 1:15 PM0 comments

Caasimada Online:  Wadanka Holland oo ka mid ah Wadamada ay Soomaalidu weydiistaan Magangalyo ayaa waxuu waayadaan dambe la soo baxayay dhaqano aad looga naxo kuwaas oo ah in maalin cad uu bahdilo Qaxootiga Soomaaliyeed iyo kuwo Ajinabi ah ee u soo nolol doontay si ay u helaan nabad galyo. Warbaahinta […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Derbi jiif Mareykan oo taajir ku noqday daacadnimadiisa darteed

September 25, 2013 3:00 PM0 comments

Nin derbi jiif u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Glen James ayaa mudo saacado ah kadib ku noqday Taajir nolol wanaagsan u bilaabatay, taasoo gaarsiisay daacadnimadiisa, kadib markii uu meel Suuq ah uu ka helay lacag 40 Kun oo Dollarka Mareykanka, wuxuuna siduu u waday uu farta ka saaray […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Geel hadlaayo oo qosolka kaa dhameeynaya

September 19, 2013 12:40 PM0 comments

Caasimada Online:  Xayeysiin loo sameeyay shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Geico ayaa noqotay tan ugu qosol badan oo loogu daawasho badanyahay bishaan, kadib markii ay soo bandhigeen geel hadlayo oo qashqashaadayo saaxiibidiis xafiiska la jooga asigoo soo xasuusinayo maalinta arbacada oo loo yaqaano Hump Day. Waxaa filimkani […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Nin Soomaali oo buuq ka sameyey Airport-ka Australia

September 11, 2013 4:07 PM0 comments

Caasimada Online:  Ninkani oo lagu magacaabo Osmaan ayaa buuq iyo sawaxan ay dadku ka amakaageyn ka sameeyay Wadanka Australia kadib markii uu ka hor yimid in la baaro si loo fiiriyo Boorsooyinkiisa. Osman ayaa ku doodaya in dhowr jeer oo hore uu halkan kala kulmay dhacdooyin nuucaan ah balse Shaqaalaha […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Wiil yar oo Somali ah oo Su’aal cajiib weydiiyay Sheekh

September 10, 2013 5:12 PM0 comments

Caasimada Online:  Wiil yar oo Soomaaliyeed oo ka mid ah caruurta ku dhashay qurbaha ayaa Su’aal cajiib ah  weydiiyay Sheekh Ilyaas Cali Nuur oo fadhiyay mid ka mid ah TV-yada Soomaalida, su’aashaasi oo ku adkaatay in uu ugu jawaabo wiilka yar ee Illaahey caqliga iyo maskaxda ku maneystay. Wiilkaan ayaa […]

Sii Akhri ›