Somalida waxaa la dilaa maalin kasta, balse ka waran dhacdadan

August 23, 2013 7:00 AM0 comments
Somalida waxaa la dilaa maalin kasta, balse ka waran dhacdadan

Eey ku nool New Zealand ayaa bad-baadiyay Nolosha Bisad, ka dib markuu Dhiig ugu tabaruco. Arrintani waxay meesha ka saartay Aragtiyo la qabay oo ahayd inuu jiro Qilaaf u dhexeeya Noocyada Xayawaanka, waxanaa arrin Dhif ah ay noqotay in Dhiig la isaga kala shubo Noocyo kala duwan oo Xayawaan ah. Rory waa […]

Sii Akhri ›

Boqor Sacudi ah oo ka goystay dalkiisa, sirtii dalkana kashifay

July 31, 2013 4:00 AM0 comments
Boqor Sacudi ah oo ka goystay dalkiisa, sirtii dalkana kashifay

Mid ka mid ah qoyska boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Khalid Bin Farhan al-Saud ayaa sheegay in uu ka baxsaday Sacuudiga iyo qoyskiisa isagoo sheegay in uu u adkaysan waayay dhibaatada ay reer Sacuud ku hayaan shacabka iyo diinta ay beenta ka sheegayaan. “Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqayaa in aan isaga […]

Sii Akhri ›

Daawo: 92 jir guursaday gabar 22 jir ah (Yaabnay’e nala yaab)

July 26, 2013 5:00 PM0 comments

Waxa uu u muuqdaa aroos Ciraaqi oo caadi ah ilaa aad aragtid Caruuska iyo Caruusada oo da,ahaan afar mar kala weyn ama afar mar kala yar, waana Muslai Mohammed oo ah 92 jir iyo marwadiisa cusub oo 22 jir ah Muna Al-Jabouri. Muslai Maxamed oo muddo badan yeelan wax xaas […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Muuqaal Cajiib ah oo dad badan ka yaabiyay.

July 22, 2013 5:28 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaal Cajiib ah oo dad badani ka yaabiyay oo la soo bandhigay kaas oo ah arin ku cusub Caalamka ayadoo dad badani ay ka yaabeyn markii ay arkeyn muuqaalkani aan horay loo arag. Hadaba Aqristoow Muuqaalkani ayaa ah qof siduu u taagan yahay in uu dhici rabo balse […]

Sii Akhri ›

Video: Channel 4 oo Salaada ugu yeeraaya Muslimiinta UK

July 15, 2013 12:00 AM0 comments

CAASIMADA ONLINE:  Arintan ayaa noqotay mid ay siyaabo kala duwan ugu hadlaan dadka reer Ingiriis ee ku nool wadanka UK, kuwaasi oo qaarkood ku kala qeybsamay, waxaana arintani ay tahay mid sii socon doonta inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa markii ugu horeysay ee Tv-ga Channel 4 […]

Sii Akhri ›

Video: Ninkii ugu horeeyay ee gacan qof kale lagu beeray.

July 14, 2013 1:00 AM0 comments

CAASIMADA ONLINE:  Mark Cahill oo 52-jir u dhashay dalka Ingiriiska ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee lagu rakibo ama lagu beero gacan qof kale ku yaboohay, taasoo hadda uu wax walbo ku qabsado. Ninkani oo ka tirsan koox hubka u farsameysa ciidamada Ingiriiska ayaa waxaa uu maray dhowr qaliin, ugu […]

Sii Akhri ›

Video: Dr Omar “Isma laheyn Sidaan ayeey Noqoneysaa M/Muqdisho”

July 13, 2013 10:02 AM0 comments

Caasimada Online:  Muuqaal ahaan Magaalada caasidmadda ah ee Muqdisho waxeey u eg tahay Magaalo Nidaam Dowladeed ka jiray Sanadihii ugu dambeyay ma umaleyneysid in ay Magaaladaan burbursaneyd 23 Sano ee la soo dhaafay. Mid ka mid ah Qurba Joogta Soomaaliyeed ayaa waxa u yiri hadal cajiib ah.. “Isma Laheyn Sidaana […]

Sii Akhri ›

Daawo: Garoonka Aadan Cadde ma ku ogeyd bilicdan iyo horumarkan?

July 10, 2013 2:00 AM0 comments

Caasimada Online:  Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport ayaa waxa ka soconaya howlo dhinacyo badan leh oo ku aadan dhanka duulimaadyada Gudaha Dalka Iyo Deefaha Caalamka. Garoonka Adan Adde Sidaan MAshquulka ah waxaa ugu dambeeysay muddo laga joogo 23 sano ka hor balse Sanadkaan 2013 waxa ka soconaya Howlo […]

Sii Akhri ›

Daawo: Heerka ay Taknoolajiyadda na gaarsiin doonto sanadkan 2020

July 8, 2013 12:00 AM0 comments

Caasimada Online:  Muuqaal cajiib ah oo lagu soo bandhigay Barta Muuqaalada ee Youtube-ka ayaa lagu falanqeyay sida uu noqon doono Sanadkan 2020 Aduunkaan aan duljoogno ayadoo qubaro ay ka bixinayaan Saadaal dhanka Tegnoolajiyada ah. Hadaba sidee u aragtaa Muuqalkani Saadaasha ka bixinaya sida ay noqoneyso Aduunka sanadka 2020 ka dhiibo […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Maxaadan ogeyn oo ka hir galay Magaalada Muqdisho 2013?

July 7, 2013 12:00 AM0 comments

Caasimada Online:  Muuqaalka maanta waa mid ka mid ah Muuqaaladeenii dhanka dhiira gelinta Nabadda & Horumarka Dalkeena Soomaaliya ee aan idiin soo tabin jirnay, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Aqristoow Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya dib u dhis xoogan iyo ganacsi balaaran oo xi xoowli ah ku soconaya […]

Sii Akhri ›