Daawo maqaayad qosol badan

June 14, 2013 12:00 AM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta wa amid ka mid ah Muuqaalada Caalamka ka yaabiyay kaas oo ah Maqaayadii ugu cajiibsaneyd Caalamka o la furay. Aqristoow inta aad aduunka joogtid wax kaa yaabiya waad arkeysaa tan oo kale horay ma u aragtay mayqaayad cajiib ah oo kaa yaabin doonto. HALKAAN KA DAWO:  […]

Sii Akhri ›

DAAWO VIDEO: Awooddii ciidamada booliska Somalia oo dib usoo noqotay

June 13, 2013 4:04 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid ka mid ah Muuqaaladeenii dhanka wacya gelinta Nabadda iyo Horumarka Dalkeena Soomaaliya waana muuqaal marka aad aragto Niyada iyo hami cusub ku gelinaya. Hadaba Aqristoow Daawo Muuqaalkaan oo sii waqti yar wax badan oo ka maqnaa ayaad arkeysaa bal nala daawo Awooda Cusub ee […]

Sii Akhri ›

Bob Lagas, miyuu jaceyl la wadaagaa fanaanad Soomaaliyeed oo caan ah?

4:00 AM0 comments
Bob Lagas, miyuu jaceyl la wadaagaa fanaanad Soomaaliyeed oo caan ah?

Bob Lagas oo ah nin Holandiis ah oo bartay luqadda Soomaliga caanna ka ah una dhaqdhaqaaqa  Soomalida Holland ayaa waxuu u warramay jilaa.com isagoo  si kulul u beeniyay warar been abuur ah ay ka faafiyeen qaar ka mid ah  boggaga Soomalida ee internetka, warkaasooo ahaa inuu Bob jaceyl u qaaday […]

Sii Akhri ›

Video: Tan oo kalena inay adduunka ka dhacdo waa ay dhinneyd?

3:00 AM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid ka mid ah Muuqaalada Caalamka ugu yaabka badan waana Arin Cajiib ah oo Caalamka ku soo siyaaday waa Gaari sida Diyaarad oo kale u duulaya. Mid ka mid ah Wadamada Caalamka dhanka Tignoolajiyada ku hor maray ayaa waxuu soo saaray Gaari duulaya oo aanan […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Madaxweyne Caalamka kaga yaabiyey arrin uu sameeyey

June 5, 2013 7:13 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaal Yaab badan oo caalamka ka yaabiyay kaas oo ah Madaxweyne Sameestay Diyaarad uu maalin kasta ku shaqo tago taas oo caalamka ka fajacisay. Aqristoow nala daawo Muuqaalkani maxaa ku kalifay Madaxweynahaan in uu Diyaarad Sameesto muuqaalka ayaad ka arki doontaa Sababta…. HALKAAN KA DAAWO: Use Facebook to […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Dunida oo madaxa gacmaha ka wada saaratay mucjisada ninkan

June 2, 2013 5:00 AM0 comments

Caasimada Online:  Indha Sarcaad kii ugu weynaa oo la arko ayaa jaceyl nahay in aad nala wadaagtaan kaas oo aad ka yaabi doontid marka aa daawato Video-gaan. Muuqalkani waa nin ka yaabsaday Caalamka asagoo sameynayo arin lala yaabay oo ah in uu dul jiifto dhalooyin jajaban ayaa hada waxaa asago oo […]

Sii Akhri ›

Daawo: Ciidanka Somalia oo tababar ku qaadanaya habka loo bad baadiyo madaxda marka halis galaan

June 1, 2013 6:14 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid qof walba oo Muwaadin Soomaaliyeed gelinaayo Qiirad Wadaniyad waa cutubyo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalkeena Soomaaliya oo Tababar heer Caalami ah qaadanaya. Aqristoow ogoow Dalkeena waqti aan sidaa u sii fogeyn waxuu ku istaagayaa Lugahiisa waxaad ka arki doontaa Muuqaalkani mid ka mid ah […]

Sii Akhri ›

Daawo: Haweeneey Soomaali ah oo Shaqadeeda Sweden ka carartay

May 31, 2013 12:00 AM0 comments

Caasimada Online: Haweeneey Soomaaliyeed oo in badan ka shaqeyneysay Radio Sweden oo ah Idaacad laga lee yahay Wadanka Sweden ayaa sheegeeysa in ay Shaqadeeda uga carartay wax ay ku sheegtay Hanjabaad kaga imaaneyso Kooxaha Xagjirka. Haweeneeydaan ayaa madax u aheyd Qeybta afka soomaaliga laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada Radio Sweden, […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Arin lagu farxo oo Dalkeena Soomaaliya ka bilaatay….

May 29, 2013 5:38 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka maanta waa mid ku farxad gelinaayo marka aa daawato kaas oo ah Dhalinyaradii Soomaaliyeed ee shaqa la’aanta ahaa oo loo abuuray Shaqo Dhanka Difaacida Dalkooda ayagoo Tababar Caalami ah ay siinayaan Saraakiil Afrikaan ah oo Dalka u jooga dhismaha Ciidmada Xooga Dalka. Aqristoow Dhalinyaradaan qaarkood waxeey ka […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Doorka Qurba Joogta & Dib u dhiska Magaalada Muqdisho.

May 28, 2013 4:46 PM0 comments

Caasimada Online: Muuqaalka Maanta waa mid qeyb ka ah muuqaaladeynii dhanka dhiira gelinta & dib u dhiska dalka kaas oo aan maanta ku soo qaadaneyno Doorka muuqda ay Qurba Joogta Dalkeena ka qaadanayaan dib u dhiskiisa. Hadaba Aqristoow Ahmed Jama waxuu ka mid ah Ragga Taariikhda xusi doonto waa aas […]

Sii Akhri ›