Home » Madadaalo You are browsing entries filed in “Madadaalo”

Yurub baan jiree yaa Uurka kuu yeelay? (Q.6-aad Uguna dambeysay)

Yurub ayaan jiree yaa uurka kuu yeelay

Qeybtii ugu dambeysay Qeybtii hore halkan dhag sii Yoonis wuxuu si fiican u fahmay sheekada Yaasmiin inkastoo uusan wali wax xaqiiqo ah indhihiisa ku arag intii uu joogay, subaxnimo bilicsan saacaduna ay abaareysay 10:30 ayay indhaha Yoonis qabteen Yaasmiin oo matageysa boga iyo calooshana ku dhagan, inta u soo dhawaaday ayuu ku yiri maxaa kuugu [...]

September 7th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Columbian loo magacaabay ninka ugu gaaban adduunka + Video

Nin u dhashay dalka Columbia oo dhererkiisu yahay 70cm ama 27 inch, ayaa Guinness World Records, waxa ay u magacowday ninka ugu gaaban adduunka. Edward Nino Hernandez oo 24 jir ah, ayaa culeeskiisu yahay kaliya 10kg am 22 pound. Hooyadiis waxa ay sheegtay inuusan korin tan iyo markii uu laba sano jir ahaa. Mr. Hernandez [...]

September 7th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

“Tuug haddii uusan joogin, aniga jaaketkeygii yaa qaatay?” Sheeko Dhab ah

Midnimo

Hadda ka hor baa la sheegay in Nin Tuug weyn ahaa ay reerkiisa markii dambe kula taliyeen, inuu iska dhaafo howsha tuuganimda, ayna ku darayaan gabar, reerna u dhisayaan. Tuugiibaa ka yeelay reerkiisa in loo dhiso gabar, waxaana sidaa loogu dhisay gabadhii, hase ahaate reerkiisii oo aan wali ku aamin qabin, baa si tijaabo ah,waxay [...]

September 6th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Layaab: Haweeney nuunjisa dibi (Video)

September 6th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Maxaad ka ogtahay oo macluumaad ah dhambaaladi jacayl ee waaray?(6)

mail

{QEYBTA 6AAD}  Qeybti hore halkan dhagi sii COWRADA KALA XEELI Dhambaalkan lixaad ee Cowrada kala leexi cinwaankiisu yahay waxaa qortay gabar u dhalatay Jaziiradda MAALTA oo ka ahayd shaqaale Banki, waxayna warqad u qortay wiil ay is jeclaayeen balse markii ay is dhex galeen ay ka aragtay dabeecad aanay u bogin isaguna aanay ka ahayn kibir [...]

September 5th, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

“Barashadii aanan ka fiirsan” (Sheeko taxane ah Q. 11 W/Q: Jamila Garruun)

sheeko

jimcihi aaynu soo dhaafnay waxeey inoo joogtay Bedra iyo Xafsa oo meel banan ah wada taagan iyo Yaxye oo ,u hanqal taagaya sidii uu ula hadli lahaa Bedra. hadana waxaan kasii anba qaadayaa halkiiye kaftan yar kedib ayaa Bedra tiri Xafsa qoraxdu waa sii gaabaneysaa waan sii baxayaa maqrib ayaan rabaa in aan guriga ku [...]

September 3rd, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Laba sana jirkii Sigaar cabista looga maara la’ aa oo joojiyay (warbixin)

Laba sano jir  (2)

Jakarta – Laba sano jirkii reer Indonesia ee sigaar cabista looga maara la’aa, ayaa iminka joojiyay cabista sigaarka, warbahainta Indonesia ayaa sidaas ku warrantay. Caasimadda Online ayaa 29-kii May noqotay website-kii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee daabaca warka ku saabsan Laba sano jirka sigaar cabis ku dhegga noqday Ardi Rizal oo ku nool koonfurta jasiiradda [...]

September 3rd, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Maxaa laga yiri jaceyl? (Xikmadihii dadka caanka)

love-

Jaceyl waa xaaladda farxadda qof kale ay kaala muhiimsantahay taada. Robert A. Heinlein Jaceylku wax ma sheegto, Wax uunbuu bixiyaa –Mohandas K. Ghandi Jaceylku hadii uusan aheyn waali maba aha jaceyl – Pedro Calderon de la Barca Nolasha waxay leedahay hal  farxad oo ah inaad wax jeclaato ama lagu jeclaado -George Sand Jaceylku wuxuu kugu qasbi [...]

September 3rd, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Xafiiska Oval Office ee aqalka cad oo dib loogu qurxiyay Obama + Sawiro

Oval 6

Xafiiska Oval office, waa xafiiska rasmiga ah ee madaxweynaha Mareykanka. waxa uu ku dhex yaallaa aqalka cad ee Mareykanka, waxaana la dhisay sanaddii 1909-kii. Inta badan xafiiskaasi, waxaa lagu sameeyaa dib u qurxin marka madaxweyne cusub uu soo galo aqalka cad. Haddaba madaxwyne Barack Obama ayaa dib loogu qurxiyay xafiiska. waxaana lagu dhejiyay darbiyada xafiiska [...]

September 1st, 2010 | Posted in Madadaalo,Slider,Xulka Caasimadda | Read More »

Iskaabulada Iyo Aroosyada Mudisho maxaa kala heysta? (Qeybti 2-aad)

iskaabulada

Qeybta 2-aad  Qeybtii 1-aad halkan dhag sii Daqiiqada kadib jawiga waxa uu noqday mid dagan, qofba qofka kale ayuu fiirinayay, waxaana laga war sugayay Ismaaciil Iskaabulo waxa uu afka ku kala furto, isna waxa uu noqday mid u adkeysan kari waayo hadaladii duriinka ahaa iyo qosolkii ku larnaa kajinka, ilaa horaa loo yiri ‘WAAYEEL XANUUNSADAY [...]

September 1st, 2010 | Posted in Madadaalo,Maxaa Cusub?,Slider | Read More »

Recently Commented

  • Mohamed Midnimo: @ Jiijo waad ku mahadsan tahay aqrintaada, waxaan ku leeyahay mar kale adigana aqriso, si aad uga...
  • jiijo: adaa mudan sheeko macaan weeye ee mar kale kusoo celi
  • Alvaro Smoak: I was actually seeking to get an electronic cigarette. Before I order electronic cigartette may you...
  • khaliif: CIIDAN SHISHEEYE XAL MA KENI KARAA JAWAABTU WAA HAA SABABTOO AH MEESHA CIIDANKA LA GEYNAAYO WAA MUQDISHO...
  • Tablik: Haddii aay dhacdo arintaas waxaa meesha kabaxaya Musuqii Somalida ee lacag lunsiga Shirkaddaan waa Faransiis...