Home » Qormooyin You are browsing entries filed in “Qormooyin”

Waxyaabaha Raggu doonayaan Dumarkuna aanay dareensanayn (Qormo xiiso leh)

lamaane2

Ma fududa inay haweeneydu ninkeeda siduu rabo u raalligeliso, gaar ahaan kolkay arrinru galmo ku lug leedahay. Waxaa markaa kulmaya isagoon waxa uu tabanayo si bareer ah ugu sheegi karin iyo iyadoo aqoon-darri ka sokow isaga uun wilaayada saarata. Hadduu xitaa sidaas baan rabaa sidaana iga daa oran lahaa hawshii galmada ayaaba saa ku dhadhan [...]

September 10th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Iidaha Umadda iyo Aafada Colaadaha! (Faallo)

diraac

Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku dul meeraan, Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadka maalmaha waxay ka dhashaan hadba sidey u soo maraan qofka, qoyska, bulshada, shucabka, umadda iyo qarankaba, tilmaanta ay qaadanayaan maalmuhu [...]

September 9th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Mucjisooyinka Alle ee Faraska Lab ee Badda kaga duwanyahay Xayawaanka kale ee Lab

faraska baddda

Mucjisooyinka Illaahay ee Faraska Lab ee Baddau kaga duwanyahay Xayawaanka kale ee Lab Waxaa jira kallunka yar oo ku nool baddaha meelaha laga helena ay xeebaha Somaalidu degto ka midyiihiin, kaas oo dadka qaarkood u yaqaaniin (Faraska bada ,Dameerka bada ama Eyga Badda ) Sharaxaada Faraska Bada Sida ay sheegaan aqoonyahanada Xayawaanka (Zoology ) inta [...]

September 8th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Xulka Caasimadda | Read More »

Gabdhayahow Raggiinna Lisa Idinkuna Raaxaysta

lamaane2

Layli loogu magac daray Layliga Kegel (Kegel Excercises) baa ahaa kii ugu horreeyey ee gacan la mahadiyay ka geystay siday haweenku ku gaari lahaayeen heer biyabbax. Waxaa Layligaasi lagu tiriyaa inuu kamid ahaa horumarradii ugu muhiimsanaa ee uu gaaray Cilmiga Jinsigu, waxaana markii hore loo isticmaali jiray daaweeynta dadka ay kaadidu ka fara baxsato ee [...]

September 6th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Somalia: Ciidan shisheeye xal ma keeni karaan.

amisom-milateri-300x219

Dowladaha reer galebeedka waxay u arkaan awooda sii kordhaysa ee kooxda mintidka Al-Shabaab inay halis weyn ku tahay gobolka geeska Afrika. Laakiin waxay cashar fiican ka qaateen howlgalkii militiriga Mareykanka ay ku fashilmeen ee dhacay 1991-kii ilaa 1993-kii – ee loogu magac daray “Black Hawk Down” oo macnaheedu yahay Jabkii Black Hawk– iyadoo hadaba taasi [...]

September 5th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Burcad-badeedda Soomaaliya: Maliibaanayaal cusub (Faallo)

burcad baded005

Nin reer badeed Puntland ah ayaa ii warramay anigoo Garoowe ku sugan wuxuuna hadalkaba ka bilaabay “Dadkiiyoo dhan baa badda ku yaacay….dhallinyaradii kalluun jillaabasho waa horaa ugu dambeysay markab bay hadda wada ugaaranayaan…burcad-badeed baa dadkii wada noqday”. Ninka ii sheekeynayey wuxuu ii sheegay isaga in sanadahan dambe siiba labadan sano ee ugu dambeeyey aanu bad [...]

September 4th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee Netherlands oo ka digay in magacooda la adeegsado

journalism1-300x193

Anagoo ah suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Netherlands waxan marka hore mahadcelin u jeedineynaa dowladda Dutch-ka ee magangalyada siyaasadeed na siisay ka dib markii aan amaan daro darteed uga soo cararnay dalkeena Hooyo ee Somalia. Waxaan halkan ku cadeenaynaa inaysan jirin cid ama urur saxaafadeed oo mateli kara magaceena. Inagoo og in magaca suxufiyiinta [...]

September 2nd, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Bakaaro Allow Ur u bixi!! | Qalinkii Amiin Yuusuf

bakaaro

Markii bilowdeen dagaaladii sokeeye ee soomaaliya sanadkii 1991dii ayaa ganacsatada Soomaaliyeed waxay bilaabeen in ay ku soo uruuraan Suuqa Bakaaraha kadib markii ay soo guureen Suuqyo kale oo ku yaalay Magaalada Muqdisho, iyagoo Suuqaan bidayey in ay xoolahooda ugu heli karaan nabagelyo buuxda, wixii waqtigaas ka dambeeyey suuqu waa uu balaartay isagoo markii hore ahaa [...]

September 2nd, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Mashaqada Muq: Muran Mutaxan iyo Madfac

Muqdisho

Oodqaad. Muranka Baarlamaanka. Khilaafka Madaxada Dawladda. Maalinta Badar. Duqaynta Dadweynaha. Xilka Culimada. Gunaanad. Oodqaad: Maalmahaan waxaa magaalada Muqdisho ka socda dagaaallo aad u qaraar, una dhexeeya maleeshiyadka dawladda iyo kooxaha gafuurka duubta ee Alshabaab iyo Xizbul Islaam, waxaa wehliya dagaallada duqaymo qaraxyo iyo dilal qorshayn, waxaa ugu xanuun badnaa kii ka dhacay hotel Muna, oo [...]

August 31st, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Ma rabtaa caddeyn – in Dowladda Somalia ay fashil ku sugan tahay? (aqri xisaabaadkan)

saddexda ams'uul

W/D: Axmed Cali Sheikh Tifaftiraha Caasimadda Online. Ma rabtaa caddeyn ah in dowladda Somalia ay xaqiiqdii u baahan caawimaad iyo garab qabasho – ii ogolow inaan ku tuso lacagta ay ku howl gasho si sax ah. Sida ku cad warbixin sanadeedka maaliyadda Dowladda Somalia ee kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia, miisaaniyadda (budget) dowladda KMG [...]

August 29th, 2010 | Posted in Maxaa Cusub?,Qormooyin,Slider | Read More »

Recently Commented

  • suuban: asc reer qeyla dhaan guuleeysta waligiin hana ka daalina wax usheega umadiina soomaliyeed, waan ku farax...
  • suuban: subxaana laah oo dadka soomaliyeed oo jooga xamar maaha miyaa xur meeshay rabaan ayku dukan karaanee maxaa...
  • Qarni: TARZAN IYO INTA LA SOCOTABA SALAADA WAXAY U ARKAAN JIMICSI. WAANA KA SUURAGASHO INEY YIRAAHDAAN HALA XIRO...
  • amiin: waxan halkan aan umada muslinka ah uga sheegaya in aduunku uu yahay mid iska qaan gaadh ah oo waliba iska laba...
  • amiin: wa in laga dgalamo arintaa iyada ah waayo quraanku waa diinteenii muxamed lagu soo dajiyay balse hadii nimcada...