Xog iyo Gorfeyn: Dowladda minay bir tahay waan ka leexaheynaa, minay bac tahayna waa bajeynaa! (Maxaa socda?)

November 25, 2013 3:00 AM0 comments

Ciyaarta legdinta ayaa xeeladaheedu waxay ku qotomaan in Labada Ruux oo legdamaayo midba Xeelad adeegsado si uu uga gacansareeyo kan kale, ha noqoto dibir, darro, ama Qonof oo weliba la raaciyo sinsaaryo iyo xambaarogudub. Legdanka waxuu leeyahay Shuruuc iyo Qaanuun sida inta aan ciyaarta loo guda gelin in xag la […]

Sii Akhri ›

11 khasaare oo khilaafka Xasan Sheikh iyo Shirdoon Saacid laga dhaxli doono

November 23, 2013 2:00 PM0 comments

Muranka madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha Somalia wuxuu niyad jab iyo dib u dhac ku yahay dalka. 11 arimood oo muhiim ah ayay dhici kartaa in khasaare laga faa’iido, waxaana ay kala yihiin. 1. Soo celinta ammaanka iyo la dagaalanka Argagixisada 2. Dib u heshiisiitna iyo is cafinta 3. Heshiiskii Jubba […]

Sii Akhri ›

Ma la socotaa su’aasha ugu weyn ee maanta la is-weydiinayo Soomaaliya?

5:00 AM0 comments

Baarlamaanka ma noqon doonaa madaxii 2-da garab u dhaxeeyay? Dalkeenna waxaa soo maray xukun askareed (military regime) oo soo jiitamaayay muddo 21 sannadood ah, kaasoo taliskii ku soo uruuriyay gacanta keligii-taliyahii Maxamed Siyaad Barre oo wuxuu go,aansado cid ka dabahadli kartay aysan jirin ilaa 11kii Janaayo 1975tii uu Garoonka Kubbadda […]

Sii Akhri ›

XOG iyo GORFEYN: Khilaafka Madaxda Soomaalida: Ceeb Mise Caado?!

3:00 AM0 comments

Qalinka: Xassan Xayle Waa cudurkii hore iyo caadadii lagu yaqiin madaxda dalka, ilaa iyo bilowgii xukuumadihii KMG ahaa. Waxay u egtahay in waxa kaliya ay siyaasiyiinta Soomaalidu awoodaan uu waayahayn danbe, noqday khilaaf aan xal laheyn, muran joogto ah iyo anigaa quman! Waxaa taas ka walwal badan in qaar ka […]

Sii Akhri ›

Yuusuf Garaad:- Shalay iyo Maanta

November 22, 2013 5:27 PM0 comments

Shalay waxaa nala baray “Mooshin keene waa miino aase”. Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaruhu waxay markaa ka wada shaqeynayeen in mudanayaal Baarlamaanka ah la iska hor taago hawl uu dastuurku xaq u siinayo, oo ah in ay la xisaabtamaan Xukuumadda. Oraahdaasi waxay ahayd mid xad gudub ku ah hawlgudashada mudanayaasha Baarlamaanka, […]

Sii Akhri ›

MUQDISHO igu sawir igana sagooti !!

November 17, 2013 3:00 AM0 comments

Wadanka Soomaaliya Waa marti soore Maamulo maqaar saar ah ama hanti kumuufsada tan iyo Markii taliskii dhexe ee Dalku lahaa majaraha loo siibay Waxa Dalka soomaray Meertooyin Magac madaxeed mid kastaahi Xambaarsanaa Balse Meel Dhexe Awrku uga dheelinayay Walow Mashruucyana ay dhinac socdeen Looga Bariiseynayo Dowladahii Kumeel Gaarka ahaa Ee […]

Sii Akhri ›

Kuwa Wabbigu Wallaalahaa Maahan?

November 15, 2013 8:05 AM0 comments
Kuwa Wabbigu Wallaalahaa Maahan?

Alle how ahaysiiyo cawil-celintiisa dadka Soomaaliyeed ee waxyeeladda dhimasho iyo dhaawac maal iyo nafeed sababtay ay soo gaartay , ee ka dhalatay fatahaaddi Wabiga Shabeelle ee Gobolka Shabeeladda Dhexe iyo waxyeeladdi roobabki dabaylaha watay ee saamayntooddu noqotay dhimashadda iyo barro-ku beelidda deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Bari Soomaaliya. Dhibku […]

Sii Akhri ›

MAXAAN ka faa’iidnay FEDERAALKA?

November 6, 2013 2:00 AM0 comments

Laga soo bilaabo sanadkii 2004 oo aheyd markii deegaanka Embagati ee Dalka Kenya lagu unkay dowladii Federalka Ku meel gaarka aheyd ee uu Hogaaminayay Col.Cabdulaahi Yuusuf Axmed taasoo ku timid abaabul ay waday Qaramada Midoobay iyo Dowladda Kenya ee Dariska la ah Soomaaliya Dowladaas oo lagu unkay Nidaamka Federaaliga kaasoo noqday wado […]

Sii Akhri ›

Qoraal muhim ah: Baraha Internet-ka & ceebeynta gabdhaha Soomaaliyeed

November 5, 2013 1:00 AM0 comments

Isticmaalka aan wanaagsaneyn ee ay dhallinyarada Soomaalida qaarkood ee Shilindoonka ahi ku sameynayaan Mareegaha Online-ka (Websites) ee ay sameysteen waxaa maalmahaan si baahansan ugu soo kordhay meel-ka-dhac wax laga wada xumaado ah oo lagu sameynayo gabdhaheenna Soomaaliyeed, islamarkaana lagu tumanayo sharaftooda, iyadoo loo saarinayo muuqaallo aan wanaagsaneyn oo ay ka […]

Sii Akhri ›

Kaalinta Idaacadda Shabelle iyo Sharaf Dhaca Saxaafiyiinta Muqdisho

October 31, 2013 4:00 AM0 comments

Waxaan ahay sida ay ila tahay nin saxafi ah Mudo dheerna kasoo shaqeeyay Warbaahino kala duwan oo isugu Jira kuwa leyska maqlo, iyo Kuwa La Qoraba, taasina waxaa ay ka dhigan tahay in anigu aan waxbadan ka ogahay xaalada saxafiyiinta ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya wallow iminka aan […]

Sii Akhri ›