Sh. Shibli: Ayaan darane “Abu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii”

April 7, 2014 4:00 AM0 comments

HORDHAC:- Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday dunida, waxayna tusaale iyo waano u tahay dad badan oo qaadaya dariiqaas oo kale hadiiba ay waano […]

Sii Akhri ›

Urugada Islii anagaa eedeeda iska leh

April 6, 2014 6:22 PM0 comments

Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa na haysta dhibaatooyin kumanaan ah oo kulligood ah ASTAAMIHIIM CUDUR aan ka horteggiisa lagu mashquulsanayn. Haatan waxaa taagan raafka iyo […]

Sii Akhri ›

Xildhibaano dagaal ku haya Muqdisho oo diyaariyey shirqool ujeedku yahay..

April 3, 2014 1:00 PM0 comments

Magaalada Muqdisho ayaa noqotay Magaalada ugu ayaanka daran caalamka, arrintaas oo ay sabab u tahay magaalada oo noqotay caasimad mudo dheer dagaalo sokeeye ka jireen. Dagaalada sokeeye kadib oo dawlad Soomaaliyeed dhalatayna fadhi u noqotay Dawlad Soomaaliyeed oo Magac u yaal ah oo aan Soomaaliya xukumin, balse culeys uun ku […]

Sii Akhri ›

Laba mooshin oo dano qabiil wata oo la horgeeyey baarlamanka Soomaaliya

3:00 AM0 comments

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa shalay Baarlamaanka hor keenay labo qaraar oo laga dhadhansan karayey inay gadaal ka riixayeen danaha qabiilka uu kasoo jeedo gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka. Labadaas qaraar oo uu Mahad Cabdalla Cawad ka aqriyey Baarlamaanka ayaa kala ahaa:- 1- In Baarlamaanka uu shaqada […]

Sii Akhri ›

DARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!

April 1, 2014 1:00 AM0 comments

GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka Soomaaliyeed intooda badani aaneey la noqon ilmahooda saaxiibo dhow oo waxkasta eey ka wada sheekeeysankaraan, wixii noloshooda kusoo kordhana eey kala hadli karaan. […]

Sii Akhri ›

Markaad u fiirsato arrimahan ayaad la yaab ku arkeysaa siyaasada Somalia

March 31, 2014 2:00 AM0 comments

Siyaasiyiinta Soomaalida oo aan lahayn aragtidii lagu hogaamin lahaa dal, Sidoo kale u qaatay Shacabkii Soomaaliyeed Masaakiin loo sheegi karo wixii la rabo‏ Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa noqday masaa’ib loo soo diray Umadda Soomaaliyeed,Waxa ayna noqdeen kuwa aan aqoon iyo waayo aragnimo midna u kordhaynin waana sababta igu kaliftay inaan Maqaalkaan […]

Sii Akhri ›

Daldalaadda AXMED CABDI GODANE!

March 29, 2014 4:00 AM0 comments

Daldalaadda godane  !!! Ma u waayey xijaaj ???? (1)    HORUDHAC Taariikhda islaamka waxaa ku jirta xiliyo lala dagaalamay Khawaarijta siiba waqtigii xukunkii Ummawiyiinta ooy aad u xoogeysteen ayagoo ka faa’ideysanaayey Dagaalkii Muslimiinta dhexdeeda ee bilowday kadib Dhimashadii Amiirkii Macaawiye ibnu yaziid RC. Waqtigaas oo uu Ciraaq iyo Xijaaz uu […]

Sii Akhri ›

Saddex CUDUR oo halis ah oo DADKA Soomaaliyeed ku dhacay (Faah-faahin)

March 28, 2014 1:30 AM0 comments

Bismillaah, Cudur marka aad maqasho waxaa Maskaxdaada ku soo dhacaya Xanuun, Xanuunkaas oo ah bugto loo jiifto Qaarkeedna aan laga Bogsoon, hadaba bal aan isku dayno marka hore inaan qeexno noocyada xanuunka. Cuduradu waxay u kala baxaan Si guud, kuwa Faafa iyo kuwo aan faafin, marka laga hadlayo noocyada faafa […]

Sii Akhri ›

Sawirro iyo Xog: Madaxda Soomaalida oo isu-dulleenaya madaxda caalamka

March 27, 2014 5:00 AM0 comments
Sawirro iyo Xog: Madaxda Soomaalida oo isu-dulleenaya madaxda caalamka

Muuqaal iyo Maqal: Qaran Jabka Soomaaliyeed Baryahan dambe waxa soo kordhaya dhaqan xumo iyo bratakool la’aan looga bartay madaxda Soomaaliya marka aay la xaajoonayan dalalka kale ee ay diblomaasiyadda wadaagaan. Astaamaha aan hoos ku sharixi ayaa ka tarjumaya qaran jabka iyo is-quudhsi maskaxda ka galay madaxda dalka (Afrax, 2002).[i]  Hadii […]

Sii Akhri ›

Dowlad goboleed shisheye ku daaban

2:00 AM0 comments

Billowga Fadqallalada Federaalka.  Waxaa la yidhi nin waalan oo dhimirka wax ka qaba, ayaa carruurtiisii iyo Ooridiisii dhibaabe iyo dhaawac gaadhsiiyey, markaasaa dadkii xigaalka u ahaa calaacal la hor fadhiisteen, isagoo geed ku xidhan, “Haddaba sideen yeelnaa, waa kaas carruurtii kow ka siiyaye?” Ninkii waalnaa ayaa intuu qoslay yidhi: “Haddaan […]

Sii Akhri ›