Dowlad goboleed shisheye ku daaban

March 27, 2014 2:00 AM0 comments

Billowga Fadqallalada Federaalka.  Waxaa la yidhi nin waalan oo dhimirka wax ka qaba, ayaa carruurtiisii iyo Ooridiisii dhibaabe iyo dhaawac gaadhsiiyey, markaasaa dadkii xigaalka u ahaa calaacal la hor fadhiisteen, isagoo geed ku xidhan, “Haddaba sideen yeelnaa, waa kaas carruurtii kow ka siiyaye?” Ninkii waalnaa ayaa intuu qoslay yidhi: “Haddaan […]

Sii Akhri ›

Midowga Yurub oo Somalia ka dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta

1:17 AM0 comments

Soomaaliya xukunkii milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo fara badan oo ay dagaalgeliyaan. Odeyaashaas damacooda shaqsi iyo kan beeshooda wuxuu ahaa hanashada awooda dowlada, laakiin herden dheer kadib waxaa u […]

Sii Akhri ›

Magacaabis-Saaxiibeysan: MUUNGAAB oo raacay waddo aad caan u ah (XOG)

March 26, 2014 6:00 AM0 comments

Marka la eego Masraxa iyo Haykalka Maamuleed ee Dowladihii KMG iyo Dowladdan Federalka waxaan ka dheehan karnaa Dabeecad cusub oo ku soo kordodhay qaabka loo xusho Mas’uuliyiinta iyo Madaxda maamulayo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo Maamulladda ka sii farcamayo. Sooyaalka Taariikhda ayaa xustay inay Dowladihii KMG ee ay kala […]

Sii Akhri ›

WAA LOO DHAN YAHAY (W/Q C/Kariim)

3:00 AM0 comments
WAA LOO DHAN YAHAY (W/Q C/Kariim)

Muddadii ugu dambeysay hal-ku-dhegyada dhegaheennu ay ka daaleen waxaa ka mid ahaa “Looma dhama” taasoo inta  badan ku saleysan dano shaqsiyadeed, dano kooxeed, dano siyaasadeed, dano qabyaaladeed iyo dano shisheeye. Waxaa inta badan ku halqabsada qof ama koox ka dhex weysay danteeda arrin lagu heshiiyey hadii ay noqon lahayd dowlad […]

Sii Akhri ›

Baydhabooy ka maseyr Gaalkacyo inta aad dagaal geli lahayd !! (Faallo)

1:00 AM0 comments

Markii ay dhacdey Dowladii Miltariga Sannadkii 1991 ayaa waxaa Abuurmey Jabhado Magaca ugu horeeya uu yahay S oo ay ka wadeen Soomaaliya ,waxaana si Miyir la’aan ah ay Beel waliba u samsyatey Urur u gaar ah, markii laga xiso dhacay ayaa waxaa hadana lagu daatey in Beel walia ay samysatey […]

Sii Akhri ›

SHAACIN: CADOWYADA qarsoon ee ay leedahay dowladda Federalka Somalia

March 25, 2014 8:30 AM0 comments

Ka dib markii aan muddo badan insha ku hayey xaaladaha ay ku sugan tahay Dowladda Federaalka iyo waliba caqabadaha ka haysta dhinacyada Amniga Siyaasadda iyo la wareegidda talada Dalka,Waxaa ii soo baxday in ay Dowladdu leedahay Labo cadow oo kala daran.Labadaaasi cadow ayaa kala ah cadow muuqda iyo mid qarsoon. […]

Sii Akhri ›

BOQOLKA MAALMOOD EE SOO SOCDA

March 22, 2014 2:23 AM0 comments

Ugu horeeyn waxaa quman in Gudoomiyaha & Duqa Muqdisho awooda iyo xilka uu Ummada u hayo ay tahay mid aad u weeyn, kana qiimo badan xilka Wasiir iwm. Xaqiiqdii Muungaab waxaa looga fadhiyaa in uu la yimaado isbedel xagwalba Gobolka Banaadir sida Ciidamada Gobolka, xaga Amniga iyo Degaanka Maxkamadaha madaniga […]

Sii Akhri ›

Dhulka Somalia oo ay suurta gal tahay in loola wareego baasaboor dartiis

2:00 AM0 comments

Waa maxay saamaynta Crimea ee Ruushku ku yeelan karto Siyaasadda Geeska Afrika? Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhul lagu qiyaaso 400,000 mayl oo wareeg ah ee Geeska Afrika ayaa maanta u kala qaybsan dhawr qaybood iyagoo horena u ahaa shan qaybood, haddana laga yaabo in qaybtu intaas ka badato. Sida […]

Sii Akhri ›

Dagaalka hoose ee lagu hayo Hawiye

March 20, 2014 3:00 AM0 comments

Qaraxyada Al-Shabab Waa Xasuuqa Beesha Hawiye! Waxaa  bulshada ka wada nixiyay qaraxii foosha xumaa ee argagixisada ay ka geeysatay magaalada Buuloburde, laakiin dhanka kale waxaad moodaa in arintaas ay far waaweyn ku qortay in qaraxyada al shabab ay beegsadaan deegaan gaar ah iyo qabiil gaar ah, waxaan taa u leeyahay […]

Sii Akhri ›

Qatar cusub oo midnimada dalka soo wajahday & 5 qodob oo lagu xalin karo

2:00 AM0 comments

Nidaamka Federaalism-ka oo abuuray mishkilad hor leh islamarkaana qatar ku ah Midnimada dalka‏ Ka dib markii ay dhacday Dowladdii Dhexe ee Soomaaliyeed, Waxa uu Wadanku galay dagaalo sokeeye oo galaaftay nolosha Kumaanan Kun isla markaana ka barakiciyey guryahooda Malaayiin Soomaaliyeed,Kuwaas oo qaarkood ku rafaadsan dunida dacaladeeda gaar ahaan Xeryaha Qaxootiga. […]

Sii Akhri ›