7 Arrin oo sabab u ah in Al-Shabaab ay ku xoogeysato magaalada Muqdisho

March 18, 2014 5:00 AM0 comments

Isbadalka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya bishii Septemper 2012 ee lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu horseeday faa’iidooyin iyo caqabaddo dhinac yaal oo ugu horeyso kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya oo fursad ka helay siyaasadda xiligan ee ka taagan Soomaaliya iyo halganka beelaha. Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh waxay heshay fursad ay […]

Sii Akhri ›

Shirqoolkii Dahabshiil ee Al-Barakaat, 13 sano kaddib maxaa xigi doona?

March 15, 2014 3:25 PM0 comments

Sedex iyo toban sano kadib ayey Cadaaladii guuleeysatay,waxaa mira dhalay daacadnimadii Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo Shirkadiisii Al-Barakaat xaqdarro loo xiray,sidoo kalena xoriyadiisii safarada loo xanibay. Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ayaa lagu shaaciyay in Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale xor yahay, sidoo kalena waxaa la fasaxay hantidii […]

Sii Akhri ›

MUQDISHO DHUFEYSO BADANAA !!!!!

March 14, 2014 8:05 PM0 comments

Markii uu waagu baryey waxaan u soo dhaqaaqey Goobteydii Shaqada waxaan arkey Dad meel ku Xoosan oo isugu jiro Odoyaal, Haween, Dhalinyaro iyo Caruur kuwaas oo Laba laba u Faqaya, waxay ka Sheekeysnayaan Guri ku dhow Deegaankooda oo lagu Wareejinayo Dhagaxaanta Waa weyn oo Muqdisho looga Caadeystey in la isaga […]

Sii Akhri ›

KEEROOW 50 (Konton) sano ha-gaaro

2:00 AM0 comments

(Let keeroow be 50 years old) Dadka Somaaliyeed meel-walboo ay joogaan  waxay is wey diiyaan Su’aasha ah goormee ayuu  Dalkeenu   uu Nabad  noqonayaa??? Jawaabo kala duwan ayaa laga bixiyay Su’aashaasi, waa Qofba garashadiisa iyo aqoontiisa inta ay la egtahay. Qolooyin baa qabo in ay nabadu ay soo dhaw dahay, waxayna […]

Sii Akhri ›

Xasan Sheikh iyo C/Weli oo lala taliyey

March 12, 2014 3:00 AM0 comments

Tan iyo markii ay dowladda Federaalku ka baxday ku meelgaarkii sidoo kalena la doortay Madaxda hadda jirta gaar ahaan Madaxweyn Xasan Sheekh,waxa ay dadka Soomaaliyeed filayeen in ay wax badan iska badali doonaan xaaladda Wadanka gaar ahaan Amaanka,Siyaasadda iyo waliba dowlad wanaagga laakiin waxa ay noqotay kadaroo dibi dhal. Maadaama […]

Sii Akhri ›

AXMED MADOOBE oo raacay waddadii Gen. Morgan & Col Axmed Cumar Jees

March 11, 2014 4:16 PM0 comments

Axmed Madoobe oo lagu doortay shirkii Kismaayo ka dhacay inuu madaxweyne u noqdo maamulka Jubaland oo ay ku midoobeen gobollada Jubooyinka iyo Gedo kadibna  dagaalo iyo muran gobolladaasi hareeyey loo qabtay shirkii Adis Ababa kaasi oo loogu aqoonsaday inuu yahay (Hogaamiyaha KMG ah ee maamulka Jubba) ayaa iminka la soo […]

Sii Akhri ›

Xil ka qaadistii Tarzan & magacaabistii MUUNGAAB iyo wixii lagu qarinayey

March 10, 2014 6:46 AM0 comments

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, dadka aan siyaasada dalkooda sidaa ula socon sababo aad u farabadan darteed, waxbadanna aanan ka fahmi karin ayaa dalkasta isaga badan, sidaa daraadeed inyaroo siyaasiyiin ah (The Political elite) ayaa inta badan […]

Sii Akhri ›

SHEEKH SHIBLI oo qoray qormo cajiib ah: Dabin MUSLIM mise Dar MUSLIM

March 8, 2014 7:00 AM0 comments

Nairobi:-Waa maqaalkaan kooban oo uu qoray Sheeh Maxamuud Maxamed Shibli wuxuuna maqaalku xanbaarsan yahay faa’iido badan isagoo taabanaya dhinacyo kale duwan , Qoraalkaan ayaa Sheekh. Maxamuud Maxamed Shibli waxaa uu ugu magacdaray Dabin Muslim Mise Dar Muslim hoos ka akhriso Maqaalka oo dhamaystiran Dabin Muslim Mise Dar Muslim Allaah ayaa […]

Sii Akhri ›

Hawiye iyo Ethiopia maxaa kala haysta, Maxaase ku soo socda MUQDISHO?

February 26, 2014 7:00 AM0 comments

Waxaan aad ugu xumahay in amnigii Xamar uu noqday mid aanan weli leeysku haleyn karin marba haddii Vila-Somali loogu tagay Madaxweeynahii dalka, balse waxaan aniga iyo rag faro badan u arkaan xalka sida Somaliland kaga guuleeysatay Al-shabab, sida Puntland kaga guuleeysatay Al-shabab. Al-shabab oo ah qaab qabiilku uu yahay kan […]

Sii Akhri ›

28-ka February: Maxaa kala haysta DF & Axmed Madobe (Maalin muhiim ah)

6:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – 28-ka bishan February, waa maalin muhiim u ah heshiiskii ay dowladda Somalia iyo maamulka Axmed Madoobe ku galeen magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia, oo 6 bilood ay u buuxsami doonto. Heshiiskaasi oo soo af-jaray xiisaddii colaadeed ee gobollada Jubbooyinka, ayaa lagu saxiixay dhowr qodob, oo labada […]

Sii Akhri ›