Dowladda Federaalka ee Al-Shabaab

February 17, 2014 4:00 AM0 comments

Dhibaatadi ka dhalatey Qaran jabka Soomaaliya, waxaa muuqata in aan wali laga soo bogsan hadii uusan dhaqan gal aheyn amar dowladeed. Bishaan waxa dhaqan galey amar ay soo rogtey Kooxda Al-Shabaab. Amarkaan ay Argagixisada kusoo rogeyn Shirkaddaha Isgaarsiinta Dalka ka Howlgalla ma uusan aheyn mid ay ugu daneynayaan yoolkooda, balse amarkaan waa […]

Sii Akhri ›

Hayinka Dowladda Federaalka xaggee buu hiigsigiisu yahay? (Faallo)

2:30 AM0 comments

Dowladda Federalka ee hal sanno jirka ah, ayaa waxaa weli ka lunsan toobiyaha ay ku hanaqaadi karto, waayo waxaa ku furan Mowjaddo Siyaasadeed, kuwo colaadeed iyo Eedeymaha Beesha Caalamka ku salauugsan tahay Waxqabadka Dowladda. Dowladda inuu musuq hareeyey, oo la malabsanayo Deeqaha Caalamka ku yaboohaan ayaa dharaar cad laga shanqariyaa. […]

Sii Akhri ›

Ethiopia oo mar kale dooratay inay ku dhacdo khaladkii ay ku dhacday 2007

February 15, 2014 6:47 PM0 comments

Dowladda Ethiopia oo dhawaan ku biirtay howlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya ayaa bilowday in ay Ciidamo badan ku soo gurto gudaha dalka Soomaaliya Iyadoo iska ilowday wixii ka qabsaday Soomaaliya,Waxa ayna Maalmahanba siideyanayeen madaxdeeda hadalo ay ku dheehan tahay hanjabaadyo iyo booteyn u muuqatay in ay isku xayeysiinayaan. Sida uu […]

Sii Akhri ›

Dad la yaqaan guurso dad la yaqaan beey dhalaane (Qeybtii 1-Aad)

February 12, 2014 3:00 AM0 comments
Dad la yaqaan guurso dad la yaqaan beey dhalaane (Qeybtii 1-Aad)

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah  korkiisa Allaha yeelo. Aan ku hormaro’e Xikmadaa kore ee ciwaanka ah waqtiyadii hore Soomaalidu waxeey u isticmaali jirtey marka eey ka hadlayaan Soomaalida dhexdeeda, ama kala guursiga gabdhaha ee Beelaha dhexdooda ah, iyagoo ku dheeragalinjirey in […]

Sii Akhri ›

SOOMAALIYA: Federaal sharafeed iyo Maamul Gobolledyo Qabyaaladeysan

February 11, 2014 6:19 PM0 comments
SOOMAALIYA: Federaal sharafeed iyo Maamul Gobolledyo Qabyaaladeysan

Sida aan wada ognahay, islamarkaasna ay ku celceliyaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa looga fadhiyaa in sanadka 2016 da ay Dalka ka hirgaliyaan Doorasho guud oo qof iyo codkiisa ah oo shacabka Soomaaliyeed ay si madax banaan oo cabsi aysan ku jirin u doortaan qofka ay doonaan. Hase ahaatee waxaa is […]

Sii Akhri ›

Somali loo soo carbiyey la dagaalanka diinta ee badali doonta Al-Shabaab

3:00 AM0 comments

Bakayle intuu bur ku jiro ayuu bur kale sii daydaydaa, cadowga islaamkuna inta ay hub ama qorshe kugu la dirirayaan waxay sii diyaarsanayaan hub iyo qorshe ay kaas ku badashaan; waayo xeeladdii ama qalabkii muddo la isticmaalo waa lagula baranayaa. Dhawr iyo afartankii sano ee la soo dhaafay cadowga islaamku […]

Sii Akhri ›

KASHIFAAD: Dhibaato hor leh iyo kala boobka dhulka (Maxaa socda?)

February 7, 2014 5:00 AM0 comments

Inta la hubo Waddanka Soomaaliya waxa uu leeyahay 8. 200. 000 Hektar oo ku habboon beerista dalagga kala duwan, intaas waxaa u dheer xeeb badeed dhirirkeeda kor u dhaafay 3000 KM oo ay ka buuxaan kalluun nooc waliba leh. Dhul baaxad weyn oo isla siman, labo Webi iyo dhowr togag […]

Sii Akhri ›

Warbixin: Awoodda Shabab + Fashilka DF Somaliya + Siyaasadda Dahabshiil = Wixii maanta ka hir-galay MUQDISHO

February 6, 2014 4:20 PM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) - Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee kala ah Hormuud iyo Somtel ayaa joojiyey isticmaalka adeega internetka ee Koofurta Soomaaliya. Joojinta adeega internet-ka ayaa la sheegayaa inay sababtay kadib markii xarakada Alshabaab amartay inay joojiyaan shirkadahaani adeega internetka oo leymankooda loo isticmaalo. Kadib amarka kasoo baxay Xarakada Alshabaab ee ah joojinta […]

Sii Akhri ›

XOG IYO GORFEYN: Qaranimo Fog inta Qabiil Mudnanta Lee yaahay (Aqri)

February 3, 2014 3:00 AM0 comments

Hananka Dawladnimo wuxuu hana qaadi karaa markuu kafoog yahay qabiilaysi nin jaclaysi iyo eex` waxaa hubala markii Hogaamiyuhu uu ka fogaado arrimaha qabiilka inuu yeelan doono hanan qaranimo ummada soomaaliyeed waxaa ku habsatay cudur an daawo lahayn kaas oo ah (Qabiil) qabiil waa midka 23 Sano Soomaali wayn halka ay […]

Sii Akhri ›

Warbixin: Dawlad goboleedka HAWIYE

February 2, 2014 5:30 PM0 comments

Beesha Hawiye oo ah beesha ugu weyn beelaha Soomaliyeed uguna dhul ballaaran, ayaa in muddo ah laga sugayey iney ka tashadaan aayaha dadkooda iyo dhulkooda, laakiin waxaa caqabad ku ahaa arinkaas kooxda Al-Shabaab oo inta badan dhulka Hawiye gacanta ku haysay iyo dawlada Somalia oo hor istaagneyd iney Hawiyuhu tashadaan […]

Sii Akhri ›