Warbixin: Gobolka Gedo iyo Dowladda Federaalka, Yaa gartooda naqi kara?

January 25, 2014 2:00 AM0 comments

Gobolka Gedo dadweynaha ku nool waxaa lagu tilmaamaa inay yihiin waddaniyiin, aan jeclayn gobolaysiga iyo kala qaybsanaanta Soomaliya . Waxay kale oo caan ku noqdeen soo dhawayntadowlad kasta oo Soomaaliya loo dhiso. Kolkii la caleemo saaro madaxwayne, guddoomiye baarlaman ama ra´isalwasaare waxay ku soo dhaweeyaan caleemo qoyan iyo xaflado. Wuxuu […]

Sii Akhri ›

Saameynta & dhaawaca DF Somalia ka soo gaari doonta tallaabadii Ethiopia

January 24, 2014 4:00 AM0 comments

Ciidamada Itoobiya ee sida sharcidarada ah ku joogay Wadanka Soomaaliya ayaa Arbacadii 22,2014 si rasmi ugu biiray howlgalka AMISOM Iyadoo la iska indho tiray xasaasiyadda ay ka qabaan Shacabka Soomaaliyeed. Itoobiya ayaa Arbacadii xaqiijisay guul taariikhi ah ka dib markii loo ogolaaday in ay ka mid noqoto howlgalka AMISOM ee […]

Sii Akhri ›

Faallo: Ragga dowladda sida iyo ragga dulfuuashan! (Wax badan ka ogow)

January 23, 2014 2:00 AM0 comments

Nin sheekh ah oo dacwada wax ka qora ayaa yiri: dacwadu waa loox nin sido nina fuushanyahay oo uu ula jeedo waa nin diinta u adeegaya iyo nin ku adeeganaya. Waxay ku kala duwanyihiin labadaas nin: ninka u adeegaya diinta wuu ku farxayaa cid kasta oo diinta kala shaqaynaysa, wuuna […]

Sii Akhri ›

Talooyin cajiiba oo laga darsay dugisi qur’aanka oo la siiyey Xasan & C/Weli

January 21, 2014 2:00 AM0 comments

Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli ha darsaan Xiriirka ka dhaxeeya iyo wada shaqeeynta macalinka iyo kabiirka dugsiyada Qur’aanka Somalia Macalinka kabiirkiika waxuu ku soo xushaa Da’diisa iyo siduu u xifdisanyahay Qur’aanka kariimka , xilasnimadiisa iyo deganaantiisa. Macalinka kolkii hoosha ku badantahay iyo markuu meel u baxaya ayuu kabiirka uuga taktaa […]

Sii Akhri ›

Qabyaalada Godane: Internet iyo Zaad, Xamar waa gaalnimo! Hargeysana waa Islamnimo: Hawiye iyo Digilow aqriya

January 20, 2014 6:00 AM0 comments

Qurba joogta waxay Somaliland iyo Puntland ku laabteen shan iyo toban sano ka hor waana ay dhiseen degaanadooda waxayna ku joogaan si nabad ah laakiin Al-Shabaab-ka ilaaha ka dhigtay Ina Godane ma gaaleeysiin kamana hadlin hase yeeshee qurbajoogta Hawiye, Digil/Mirifle, Beesha Sade markeey ku laabteen Muqdisho iyo Gobolada Koofureed waxaa […]

Sii Akhri ›

Ma la soo gaarey xilligii Xasan Sh. lagu oran lahaa waa markaagiye IS-CASIL?

5:00 AM0 comments

Meeshu waa magaalada Muqdisho, xilliguna waa Xagaa dhamaadkiis, biyaha Deyrtana la sugaayo, dadka intii ka soo doogtey macaluushii 2011 waxaa ku jirta rajo iyo niyad wanaag ay ka qabaan Soomaaliya oo is- beddesha mar danbena aan gaajo darteed dad ugu dhiman. Inbadan oo ka mid ah Isimmada, Malaaqyada iyo Duubabka […]

Sii Akhri ›

Xasanow: Xilka ama xukunka mid u xilo

January 19, 2014 3:00 AM0 comments

Inta kugu qaldamay ama kugu qatalmay kuma jiro, hadda ooba dhiciskii hore dhulka kaaga dhacayna, waa hubaal inaadan igu qiyaamayn Wasiirro iyo wajiyo aan cisi iyo cosob lahayn (CEEB IYO CILLAD U JOOGAYAAL!). In qabiil ama qaab diimeed kuugu qiilisa ama kugu qarisase lama weynayo, mar walbase waa adiga iyo raadkaaga […]

Sii Akhri ›

KA FIKIR: Soomaaliya oo la hoos galiyo Wasaayadda IGAD sanadda 2016-ka!!

January 18, 2014 7:00 AM0 comments
KA FIKIR: Soomaaliya oo la hoos galiyo Wasaayadda IGAD sanadda 2016-ka!!

Waxaa Qoray Maxamed Cusman Cumar MUQDISHO – “Halane, No Go Zone”,  September 2016 – Qoraalka aad aqrinaysid qaar waa wax jira, qaarna waa wax mala awaal ah, kuna saabsan waxa dhici kara, marka ay dhammaato muddada jiritaanka Maamulka Federaalka iyo muddadii xafiiska loo doortay Maxadweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, haddii […]

Sii Akhri ›

C/risaaq Xaji Catoosh oo qoray Faallo: Maxay kala yihiin wasiirrada cusub?

4:00 AM0 comments

Sida ka muuqata liiska wasiiradan waxaa ku jira xubno muddo ku soo jiray saaxada, iyo rag kale oo ku cusub masraxa siyaasada Soomaaliya. Xubnaha la soo qaadan karo waxaa ka mid ah wasiiradii horey uga midka ahaa dowladdii ra’iisalwasaarihii la riday ee Cabdi Faarax Saacid Shridoon; sida faarax Cabdiqaadir iyo […]

Sii Akhri ›

Jawaabta qormadii: Nin aad taqaan yaa tahay lama yiraah: Doorashadii CABDI Weli Gaas (Aqoon yahan waa kuma?)

3:00 AM0 comments

Aqoon yahan waa kuma? Muxuu galaa, muxuuse Gudaa? Dadka Aan Aqoonta Lahaynse Muxuu Kaga Duwan Yahay? Jawaabtii Mqaqaalkii Abdulqadir Mohamed Osman”Nin aad Taqaanid yaa Tahay lama yiraahdo” by Myran Osman Halkan ka Aqriso qormada jawaabta ay ku socoto Hordhac: Magaca Allaah baan warkayga ku bilaabayaa, Allaah baa Mahad oo dhan […]

Sii Akhri ›