Dabeecadaha qofka Soomaaliga oo ah sababata ugu weyn dhibka Somalia

January 16, 2014 2:00 AM0 comments

Dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya waxay ku sii socotaa sannadkii 30aad, taasoo galaafatay nolosha kumanaan kun, sidoo kalena barakiciyay malaayiin Soomaaliyeed walina u muuqda in lagu sifeyn karo “Faanoole fari kama qodna”. Muddadaas aadka u dheer ee dawlo la’aanta iyo dagaallada sokeeye ee ay ka socdeen dalka, waxaa dhacay wax kasta […]

Sii Akhri ›

Nin aad taqaan yaa tahay lama yiraah: Doorashadii C/Weli Gaas ee Puntland

January 12, 2014 4:00 AM0 comments

“Qofka aan fahmin waxa jira, waxa soo socdana ma fahmo!”  HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa Mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Waxaan qormadan ku eegi doonnaa haduu Alle idmo, taariikhda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee hadda hogaanka Puntland loo doortey,  iyo […]

Sii Akhri ›

Adeer reer hebel idaacad ayey furteen ee Idaacad anagana noo fur! (Faallo)

January 11, 2014 4:09 PM0 comments

Inkastoo uu Dalka Somalia safka hore kaga jiro Dalalka lagu xasuuqo Weriyayaasha, hadana waxaa sii kor dhaayo Tirada dhalinyarada kusoo biireyso Saxaafadda iyo Idaacadaha xarumaha ka dhiganaayo Magaalladda Muqdisho. Waa hubaal in MagaalladdaMuqdisho Idaacadaha ku yaalla ay kor u dhafayaan 25 Idaacad hana aan laheyn Ahdaaf ku saleysan shaqooyinka iyo […]

Sii Akhri ›

Farriin qoraaledyada Mobile-ka (SMS) oo dhibaato weyn ka wada SOMALIYA

January 7, 2014 3:00 AM0 comments

Markaan arkey Dhibaaatada ka Dhex Dhacda lamaanayaasha is qaba ama Is jecel  ee uu sababo  Mobil-ka ayaa waxaa go’aansadey in aa wax ka Qoro ka dib markii  maalin maalmaha ka mid ah aan arkey  nin Saaiibkey  ah oo meel gaar ah Fadhiya islamarkaana Fekeraya kana muuqata  Murugo ayaan inta u yeerey  waxaana  weydiiyey  halka laga heysto?,waxaana uu i […]

Sii Akhri ›

XOG IYO GORFEYN: “Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”

January 2, 2014 2:00 AM0 comments

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aan ku bilaabo’e, Dawacaa laga sheegey, “Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”, kadib markii Libaax ku yiri Dhurwaa, “Bal Dhurwaa hilbaha neefkan Habar-Dugaag uwada qeeybi”. Dhurwaa ayaa intuu hilbihii […]

Sii Akhri ›

Xiriiro u qarsanaa Jawaari, XASAN SH iyo xildhibaano oo shaaca laga qaaday

December 31, 2013 6:00 AM0 comments

WAXTARXUMIDA JAWAARI IYO BAARLAMANKA UU HOGGAAMIYO Haddi dowladi xumaato mar ama labo waxaa caado u ah baarlamaanka dalku leeyay in ay dib u baaraan waxa dhacay ee dowladdu u xumaatay si aysan mar labaad u dhicin xumaantaasi. Soomalida muddoyinkaan dambe waxaa soomaray 4 madaxweyne iyo 12 Rasii’sul Wasaare oo maamulka […]

Sii Akhri ›

Xog iyo Gorfeyn: 25 wasiir, 25 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru: Soomaaliya..!

December 26, 2013 1:24 PM0 comments

Qodobka 64-aad: Tirada Xubnaha golaha Shacabka Tirada Xildhibaanada caadiga ee Golaha shacbiga (Aqalka Hoose) ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waa Labo Boqol iyo Shan iyo Todobaatan (275). Waxay beeluhu u qeybsadeen wax la yiraahdo 4.5, mana rumeysni inay tahay DIINIYAN, AKHLAAKHIYAN, in qof LAB ah lagu tilmaamo .5, haseyeeshee, Soomaalida ayaa […]

Sii Akhri ›

Toddoba qodob oo MUHIIM ah oo DF SOOMAALIYA dib loogu habeynayo

December 24, 2013 5:00 AM0 comments

Markii la soo dhisay Dowladda Federaalka muddo haatan laga joogo dhowr iyo Toban Sano wali ma muuqato dowlad leh Haykalkii iyo Haybaddii lagu yaqiinay dowlad, Waxaana tusaale u ah xaalka uu Wadanku marayo haday ahaan lahayd dhinacyada Amniga Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Dowladi waxa ay dowlad ku tahay waa in ay […]

Sii Akhri ›

Dowladaneey ma waxaan ku moodney, mise waxa aad innagu noqotey!

December 23, 2013 2:00 AM0 comments

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo […]

Sii Akhri ›

Loolanka awoodda dalka SOOMAALIYA

December 22, 2013 4:00 AM0 comments

Midnimadu waa Xoog iyo Xornimo Soomaaliya hoggaankeeda waxaa ku loolamaya rag leh qayb ama dhammaan sifahan hoos ku qoran: Xil doon Xoolo doon Xil iyo Xoolo doon Xil iyo Xal doon Xal doon Raggaas kor ku xusan waxay xubin ka yihiin kuwa hoos ku qoran: Dagaal oogayaasha Diin oogayaasha Daba-dhilifyada […]

Sii Akhri ›