TAAS UNBAAN KAA KARI LA’AHAY‏ !!!

December 22, 2013 3:45 AM0 comments

Marka hore aan u mahad celiyo Allaah SW oo adoomihiisa galad aan la soo koobi karin ku mannaystay marwalbana mudan in laga mahad sheegto laguna shukriyo, marka xiga aan nabdaadiyo ama salaamo guud ahaan umaad Soomaaliyeed gaar ahaan inta dareen wadaaga ila ah oo shacabka Ogaadeenya ee halgamaaga ah ay […]

Sii Akhri ›

Sheekh SHIBLI oo qoray qormo cajiib ah: Xog baan hayaa ee xabsiga I dhiga iyo shaki ayaa jiree shaatiga ii cadeeya

December 16, 2013 1:52 PM0 comments

Waayaha aduunku maalinba waxbaa laga bartaa, mar walibana wax aadan filayn ayaa kaa soo mara, qofka dhugta leh wuxuu ka dhaxlaa dhaayo anfaca, dhagar banadanna wuu kaga badbaadaa.Waxaan maanta halkan kuugu soo gudbinayaa qiso dhacday oo dhakafaar badan, waxaana ku soo gunaanadi doonaa – in sha Allaah – casharro faa’iido […]

Sii Akhri ›

8 arrin oo lagula taliyey R/wasaaraha la magacaabay ee dalka Soomaaliya

December 13, 2013 7:13 PM0 comments

Marka hore waan soo dhaweynayaa Ra’isul wasaare  magacaabistaada Waxaana Ilaah kuu weydiinayaa in uu kuu fududeeyo Masuuliyadda weyn ee laguu dhiibay, Waxaana kuu sheegayaa in taageeradeena ay ku xirnaan doonto hadba waxa aad qabato Maadaama ay xili hore tahay in aan Ra’isul wasaaraha talo ka hor geeyo iyadoo  xitaa aysan ka soo wareegin […]

Sii Akhri ›

PUNTLAND: 2 guddi, 2 Baarlamaan, 2 doorasho & ugu dambeyn 2 Xukuumad

December 12, 2013 2:05 PM0 comments

Waxaa maalinimadii shalay (Arbaca) shir jaraa’iid markii ugu horeysay ku qabtay magaalada Garowe guddiga uu dhawaan magacaabay Madaxwyenaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ee Xalinta Khilaafaadka  iyo Diiwaangelinta Golaha Wakiilada ee Puntland. Guddigan oo ay gebi ahaan diideen Murashaxiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka u taagan, ayaa ah mid u badan xubno […]

Sii Akhri ›

Shan Beelood mise saddex habrood?!!

December 11, 2013 5:15 AM0 comments

Ka: Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Assad) Ku: Daljir Axmed ASCW..Salaan diirran dabadeed. Aabe, waan ku jecelahay, llaahayna waxaan kaaga baryayaa aakhiro-san iyo aduunyo-san. Waan hellay warqadii aad ii soo dirtay, Laakiin Aabe, Somaalidu maaha 5 Beellood siday kuu sheeggeen ee waa 3 beellood/habrood oo kelliya. Waxayna kala yihiin sidan: 1- […]

Sii Akhri ›

“Waddamo shisheeye ayaa ku lug laha kalsooni kala noqoshadii SAACID”

December 4, 2013 3:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Shacabka Muqdisho ayaa ku tilmaamay arrin aad looga xumaado Go’aankii ay Xidhibaanada DF kalsoonida ugu diideen Xukuumada Saacid, iyadoo dadka ka hadlay arintan qaarkood ay sheegeen in dalku uu galay xaalad la mid ah kuwii Meel-ku-gaarnimada. Dadweynaha ka hadlay Arintan oo qaybaha Bulshada isugu jiray ayaa […]

Sii Akhri ›

Faallo: Maxaan ka baran karnaa wixii ku dhacay Ex-R/W Shirdoon Saacid?

December 3, 2013 5:06 PM0 comments

Saaxiibkeygi dugsiga sare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Ra’iisal Wasaaraha sii baxaya ee DFS, waxaa ku dhacday dharbaaxyo siyaasadeed oo ardayda barata maareynta ganacsiga iyo culuumta siyaasadda ay cashar ka qaadan karaan: 1. Waxow gabay in ow si cad dadweynaha ugu qeexo waxyaabihii isaga iyo Madaxweynuhu isku maan dhaafeen. Waxay […]

Sii Akhri ›

Kadib SAACID: Yaa Ra’iisul wasaaraha cusub noqon doono? + Xog kale

6:00 AM0 comments

Baarlamaanka soomaaliya ayaa waxa uu xilka ka qadaay ra’iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Saacid. Waxaa u codeeyay mooshinka 184, halka 65 oo kaliya ay u codeeyeen iyadoo tirada guud ee xildhibaanada soo xaadiray kulanka ay ahayd 249. Ra’iisalwasaaraha cusub Haddaba waxa ay su’aashu tahay yaa noqon doono ra’iisalwasaaraha cusub? […]

Sii Akhri ›

Madaxweyne nabad & horumar diidan

3:00 AM0 comments

Waxaan aragney shaqsinimada dhabta ah ee Madaxweeynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud dhowrkii isbuuc oo lasoo dhaafey. Maxaan aragney? Madaxweeyne nabad iyo horumarka diidan. Mida koowaad, waxaa dhab ah inuu Xassan Sh uu yahay taliyaha ciidamada wadanka oo ey asaga ka amar qaataan uu na badali karo qofkuu rabo uu na […]

Sii Akhri ›

3da sifo ee Somalida: dhergan baahan, Dhibban xooggan, caqli dhoohan

November 30, 2013 2:00 AM0 comments

1 – DHERGAN BAAHAN….Waxaan leenahay BAD xeebteedu ay 3 kun oo mayl ka badan tahay, ugu yaraan 8 boqol oo kun oo hecter oo dhul beereed carrasan ah, xoolaha nool ee Afrika ugu badan, ganacsiga waaba nalaka bartaa misna waynagaa aan abidna baahi ka raysan. 2 – DHIBBAN XOOGGAN……Dalalka caalamku […]

Sii Akhri ›