Dowladda Ingiriiska oo SOMALILAND u sheegtay war farxad galiya maanta

April 16, 2014 8:06 PM0 comments
Dowladda Ingiriiska oo SOMALILAND u sheegtay war farxad galiya maanta

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta oo Arbaca ah xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Britain u qaabilsan Afrika Mark Simmonds oo maanta tagay Hargeysa. Labada nin ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xiisada ka taagan Taleex oo ay la wareegeen […]

Sii Akhri ›

Video: Cali Khaliif Galayr oo si kulul u hadlay kadib dhul-boobkii Somaliland

8:02 PM0 comments
Video: Cali Khaliif Galayr oo si kulul u hadlay kadib dhul-boobkii Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Khaliif Galayr, ayaa ka hadlay xiisadda cusub ee degmada Taleex, kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay halkaas xoog ku qabsadeen, inkasta oo ay maanta ka baxeen. Galayr iyo waxgarad kale oo kasoo jeeda Khaatumo oo Muqdisho ku qabtay […]

Sii Akhri ›

Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yiri xaaladda cakiran ee TALEEX?

5:04 PM0 comments
Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yiri xaaladda cakiran ee TALEEX?

Muqdisho (Caasimada Online) - War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay xiisada ka taagan degmada Taleex ee gobalka Sool. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo oo uu yiri “Wadahadal, dib u heshiisiin iyo nabadeyn waa in […]

Sii Akhri ›

SOMALILAND OO KA BAXDAY TALEEX

5:00 PM0 comments
SOMALILAND OO KA BAXDAY TALEEX

Taleex (Caasimada Online) - Ciidamada maamulka Soomaaliland iyo malayshiyo taageersanayd oo shalay qabsaday magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa maanta isaga baxay halkaas, kadib saacado badan oo ay degmada haysteen. Cutubyo ka tirsan ciidamada hubaysan ee Soomaaliland oo xalay ilaa saaka isku balaadhiyey qaybaha degmada iyo deeganada ku dhow dhow ayaa […]

Sii Akhri ›

XOG: heshiis la dhex-dhigo Col. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo la…

4:40 PM0 comments
XOG: heshiis la dhex-dhigo Col. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo la…

Kismaayo (Caasimada Online) - Warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in uu burbur ku yimid heshiis la rabay in uu dhexmaro hoggaamiyaha KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe  iyo Barre Aadan Shire Hiiraale. Heshiiska ayaa burburay markii Barre Hiiraale loo sheegay in uu ciidanka soo wareejiyo isagana uu […]

Sii Akhri ›

Yaab ka taagan baarlamaanka Somalia

1:57 PM0 comments
Yaab ka taagan baarlamaanka Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) - Maalintii seddaxaad ayaa wasiirka arrimaha gudaha Cabdulaahi Goodax Barre waxaa uu waayay cid su’aalo weydiiya markii uu tagay xarunta baarlamaanka ee golaha shacabka. Fadhigga maanta ayaa markale u qabsoomi waayay kooram la’aan oo waxaa la waayay tirada loogu talagalay in uu ku furmo. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee […]

Sii Akhri ›

QM oo war ka soo saartay xiisadda ka taagaan degmada Taleex + S/L iyo P/L

11:38 AM0 comments
QM oo war ka soo saartay xiisadda ka taagaan degmada Taleex + S/L iyo P/L

Muqdisho(Caasimadda Online) - Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex. “Waxaan ku baaqayaa in la muujiyo deganaansho. Xaaladda laguma […]

Sii Akhri ›

Fadeexaddii Labaad oo ku soo baxday Amisom iyagoo kalkan tababbar siiyay cadowgooda Shabaab (Xog cusub)

11:06 AM0 comments
Fadeexaddii Labaad oo ku soo baxday Amisom iyagoo kalkan tababbar siiyay cadowgooda Shabaab (Xog cusub)

Kampala (Caasimada Online) Wargeyska New Vision ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa maanta oo Arbaca qoray sheeko ugub ah, waxa ay ku saabsan tahay ciidanka Uganda ee qaybta ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM in ay tabbabar siiyeen dagaalyahano ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab. Lance Corporal, Jackson Byabagambi, told the […]

Sii Akhri ›

Arag Sawirro: Ciidamo ka soo goostay Barre Hiiraale oo Kismaayo gaaray

10:40 AM0 comments
Arag Sawirro: Ciidamo ka soo goostay Barre Hiiraale oo Kismaayo gaaray

Kismaayo (Caasimada Online) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa soo gaaray 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamo ka soo goostay hoggaamiye Barre Hiiraale. Ciidanka soo gaaray Kismaayo ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 30 askari waxaana ku jirta qof dumar ah siddaas waxaa warbaahinta u sheegay sarkaal […]

Sii Akhri ›

Xog cusub: Sababtii uu Mareykanka u galay Soomaaliya 1993-kii oo la helay

8:36 AM0 comments
Xog cusub: Sababtii uu Mareykanka u galay Soomaaliya 1993-kii oo la helay

Warbixin lagu soo daabacay Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in sababihii ay Milliteriga Maraykanka faragelinta ugu sameeyeen dalka Somalia sannadkii 1993-kii inay ahayd si ay awood ugu yeeshaan Ilaalinta Kaydadka Macdanta Yuraaniyamka. Wargeyska waxa uu qoray inay Waaxda Arrimaha dibedda Maraykanka […]

Sii Akhri ›