Sababta loo joojiyey dagaalkii Shabab ka dhanka ahaa oo la shaaciyey (Aqri)

April 21, 2014 12:27 PM0 comments
Sababta loo joojiyey dagaalkii Shabab ka dhanka ahaa oo la shaaciyey (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online)-Howgallada ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM ayaa u muuqda mid dib u dhac uu ku yimid. Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa bishii March ee sannadkan Shabaab ka xorreeyay magaalooyin muhiim ah oo ku yaalla koonfurta. Magaalooyinka Shabaab laga qabsaday ayaa kala ah, Buuloburte, Baardheere, Qoryooleey, Ceelbuur […]

Sii Akhri ›

QM oo dowladda ugu baaqday in ay si buuxdo u baarto dilka Xildhibaan Riino

12:26 PM0 comments
QM oo dowladda ugu baaqday in ay si buuxdo u baarto dilka Xildhibaan Riino

Muqdisho (Caasimada Online)-Qaramada Midoobay ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqday in ay si degdeg ah u baarto dilka xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta oo Isniin ah lagu dilay magaalada Muqdisho. Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa dowladda federal-ka ah […]

Sii Akhri ›

Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay in uu amray dilka Suldaankii Sheekhaal

12:23 PM0 comments
Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay in uu amray dilka Suldaankii Sheekhaal

Kismaayo (Caasimada Online) - Maamulka Axmed Madoobe ayaa lagu eedeeyay dilka Suldaankii beesha Shiikhaal oo maanta barqadii kooxo hubeysan ay ku dishay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Suldaan Cabdirashiid Macallin Gaas oo ay isku beel yihiin suldaanka la dilay oo ku sugan Kismaayo ayaa warbaaahinta u sheegay in Suldaanka […]

Sii Akhri ›

XASAN oo ka hadlay xildhibaan RIINO

12:02 PM0 comments
XASAN oo ka hadlay xildhibaan RIINO

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga hadlay qaraxa Xildhibaanka lagu dilay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax […]

Sii Akhri ›

Kulan looga hadlayo arrimo Somalida dan u ah oo lagu qabanayo Stockholm

11:47 AM0 comments

Waxaa lagu wargelinayaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Stockholm iyo nawaaxigeeda inay ka soo qeybgalaan kulan muhiim ah oo looga hadli doono caruuraha la qaato, sababaha loo qaato iyo sidii looga hortagi lahaa iyo weliba qoysaska Soomaaliyeed ee raba inay qabtaan caruur dad soomaaliyeed oo kale laga soo qaaday intii […]

Sii Akhri ›

Al-Shabaab oo xog ka bixiysay qaabkii ay u dishay xildhibaan ka tirsanaa BFS

11:31 AM0 comments
Al-Shabaab oo xog ka bixiysay qaabkii ay u dishay xildhibaan ka tirsanaa BFS

Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qarax uu ku dhintay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Warar lagu baahiyay Website-yada ku hadla  afka Shabaabka ayaa lagu sheegay in qaraxa u jeedkiisu uu ahaa in lagu khaarijiyo labo xildhibaan oo la socday […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Xildhibaan lagu dilay Xamar

11:30 AM0 comments
Sawirro: Xildhibaan lagu dilay Xamar

Muqdishoi (Caasimada Online) Waxaa faah-faahin laga helayaa xildhibaan maanta barqadii lagu dilay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo lagu magacaabi jirayIsaaq Maxamed Cali (Riino) ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu ka soo baxay xarunta Hormuud ee degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan seddax qof kale oo uu ku […]

Sii Akhri ›

Fiqi oo weeraray shirka Dam-Jadiid ay ka furtay magaalada Muqdisho

7:49 AM0 comments
Fiqi oo weeraray shirka Dam-Jadiid ay ka furtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Agaasimihii horre ee hey’adda Sirdoonka, Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah dadka ka qaybgalaya shirka Damjadiid ay ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay shirkan uusan waxbo soo kordhin doonin isagoona sababta ku sheegay in shirka in lala soo daahay. Isagoo la hadlaayay BBC-da ayuu sheegay in shirkan […]

Sii Akhri ›

XOG: Wada-hadallo u furmay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland

5:00 AM0 comments
XOG: Wada-hadallo u furmay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Wada-hadallo qarsoodi ah, ayaa waxa ay u socdaan dowladda Somalia iyo maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdi Weli Gaas, Caasimada Online, ayaa ogaaatay. Wada-hadallada, ayaa billowday markii labada dhinacba ay muujiyeen inay doonayaan in dib loo soo celiyo xiriirkii uu jaray Cabdiraxmaan Faroole. Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali […]

Sii Akhri ›

Video: Prof. Galayr oo Taleex ka degay iyo hadal xasaasi ah oo uu jeediyey

3:00 AM0 comments
Video: Prof. Galayr oo Taleex ka degay iyo hadal xasaasi ah oo uu jeediyey

Taleex (Caasimada Online) – Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Wafdi Balaadhan ay Hogaaminayeen Raysal Wasaarihii Hore ee Dalka Soomaliya Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Dr Cali Ciise Cabdi oo ah Gudoomiyaha Gudiga Fulinta G11 ee Khaatumo, oo shalay gaaray Taleex. Pro Galaydh oo ugu horayn ka hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada […]

Sii Akhri ›