Sawirro: Xildhibaan lagu dilay Xamar

April 21, 2014 11:30 AM0 comments
Sawirro: Xildhibaan lagu dilay Xamar

Muqdishoi (Caasimada Online) Waxaa faah-faahin laga helayaa xildhibaan maanta barqadii lagu dilay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo lagu magacaabi jirayIsaaq Maxamed Cali (Riino) ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu ka soo baxay xarunta Hormuud ee degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan seddax qof kale oo uu ku […]

Sii Akhri ›

Fiqi oo weeraray shirka Dam-Jadiid ay ka furtay magaalada Muqdisho

7:49 AM0 comments
Fiqi oo weeraray shirka Dam-Jadiid ay ka furtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Agaasimihii horre ee hey’adda Sirdoonka, Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah dadka ka qaybgalaya shirka Damjadiid ay ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay shirkan uusan waxbo soo kordhin doonin isagoona sababta ku sheegay in shirka in lala soo daahay. Isagoo la hadlaayay BBC-da ayuu sheegay in shirkan […]

Sii Akhri ›

XOG: Wada-hadallo u furmay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland

5:00 AM0 comments
XOG: Wada-hadallo u furmay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Wada-hadallo qarsoodi ah, ayaa waxa ay u socdaan dowladda Somalia iyo maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdi Weli Gaas, Caasimada Online, ayaa ogaaatay. Wada-hadallada, ayaa billowday markii labada dhinacba ay muujiyeen inay doonayaan in dib loo soo celiyo xiriirkii uu jaray Cabdiraxmaan Faroole. Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali […]

Sii Akhri ›

Video: Prof. Galayr oo Taleex ka degay iyo hadal xasaasi ah oo uu jeediyey

3:00 AM0 comments
Video: Prof. Galayr oo Taleex ka degay iyo hadal xasaasi ah oo uu jeediyey

Taleex (Caasimada Online) – Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Wafdi Balaadhan ay Hogaaminayeen Raysal Wasaarihii Hore ee Dalka Soomaliya Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Dr Cali Ciise Cabdi oo ah Gudoomiyaha Gudiga Fulinta G11 ee Khaatumo, oo shalay gaaray Taleex. Pro Galaydh oo ugu horayn ka hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada […]

Sii Akhri ›

Dagaal xooggan oo ka dhacay Galgala

2:41 AM0 comments
Dagaal xooggan oo ka dhacay Galgala

Galgala (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deeganka Galgala ee gobalka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka Shabaab iyo ciidanka maamulka Puntland. Dagaalka ayaa ku billowday weerar Shabaab ay ku qaaday goob ay joogeen ciidamada Puntland. Warar madax banaan ayaa sheegaya […]

Sii Akhri ›

Xasan Sh. oo awood siiyey MUUNGAAB

1:30 AM0 comments
Xasan Sh. oo awood siiyey MUUNGAAB

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in talisyada Booliiska iyo Nabadsugida Gobalka Banaadir ay hoostagayaan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Madaxweynaha Wuxuu sheegay in qorshaha talisyada ciidamada ammaanka Dowladda uu yahay mid cad, Talisyada Gobalka Banaadir ay hoostagayaan […]

Sii Akhri ›

Video: Garoonka Adan Cadde oo dib u habeyn casri ah ay ku socoto (Daawo)

1:00 AM0 comments
Video: Garoonka Adan Cadde oo dib u habeyn casri ah ay ku socoto (Daawo)

Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo dib habeyn casri ah ay ku socoto kadib burbur xoogan oo qeybo ka mid ah garoonkaasi ka soo gaaray burburkii dalka. Inta badan qeybaha Garoonka Aadan Adde ayaa waxaa dib u dayactiray Dowlada Turkiga waxaana haatan […]

Sii Akhri ›

XASAN SH. oo u hanjabay guddoomiye degmo iyo dad la yaabay hadalkiisa

April 20, 2014 11:55 PM0 comments
XASAN SH. oo u hanjabay guddoomiye degmo iyo dad la yaabay hadalkiisa

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hadal uu saxaafadda siiyay guddoomiyiha degmada Balcad Cismaan Xaadoole, isaga oo hanjabaad culus u jeediyey guddoomiyaha. Isagoo ka hadlaaayay shirweyne looga hadlaayo ammaana dalka, oo ay Damu-Jadiid qaban qaabisay, ayaa madaxweynaha wuxuu sheegay in tallaabo laga qaadi doono guddoomiyaha […]

Sii Akhri ›

Muqdisho: Madax caawa isugu tagtay hal meel (Maxaa ka socda caasimada?)

10:07 PM0 comments
Muqdisho: Madax caawa isugu tagtay hal meel (Maxaa ka socda caasimada?)

Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa iminka ka socota xaflad ballaaran oo soo qaban qaabiyay maamulka gobalka Banaadir. Xafladda oo ay ka socoto degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho waxaa ka qeybgalaya madax fara badan iyo ergooyin ka socda maamulada Puntland, Jubbland, Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo dadweyne kale oo ka yimid […]

Sii Akhri ›

Dadkii dilay gabadhii ardayadda oo la soo qabtay & xog ay bixiyeen (Sawirro)

8:33 PM0 comments
Dadkii dilay gabadhii ardayadda oo la soo qabtay & xog ay bixiyeen (Sawirro)

Muqdisho (Caasimada Online) – 4-tii Bishan April, Xaafadda Wershadda Coca Cola ee Degmadda Yaaqshiid waxaa lagu dilay ardayad la oran jirey Nafiso Osman Salaad, oo ka mid ahayd Ardayda dhigata Kulliyadda Kalkaalisinimadda ee UNISO. Koox Dhagar-qabayaal ayaa dilay gabadhaasi, kadib, markiii ay xilli habeen kala baxeen guriga ay Waaliddkeeda iyo […]

Sii Akhri ›