Arag Sawirro: Ciidamo ka soo goostay Barre Hiiraale oo Kismaayo gaaray

April 16, 2014 10:40 AM0 comments
Arag Sawirro: Ciidamo ka soo goostay Barre Hiiraale oo Kismaayo gaaray

Kismaayo (Caasimada Online) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa soo gaaray 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamo ka soo goostay hoggaamiye Barre Hiiraale. Ciidanka soo gaaray Kismaayo ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 30 askari waxaana ku jirta qof dumar ah siddaas waxaa warbaahinta u sheegay sarkaal […]

Sii Akhri ›

Xog cusub: Sababtii uu Mareykanka u galay Soomaaliya 1993-kii oo la helay

8:36 AM0 comments
Xog cusub: Sababtii uu Mareykanka u galay Soomaaliya 1993-kii oo la helay

Warbixin lagu soo daabacay Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in sababihii ay Milliteriga Maraykanka faragelinta ugu sameeyeen dalka Somalia sannadkii 1993-kii inay ahayd si ay awood ugu yeeshaan Ilaalinta Kaydadka Macdanta Yuraaniyamka. Wargeyska waxa uu qoray inay Waaxda Arrimaha dibedda Maraykanka […]

Sii Akhri ›

DF oo saxiixday heshiis shidaal qodis & Somalia oo noqoneysa dalka 7-aad

8:30 AM0 comments
DF oo saxiixday heshiis shidaal qodis & Somalia oo noqoneysa dalka 7-aad

London (Caasimada Online) – Shirkadda British Petroleum ee ka shaqeysa Hawlaha qodista iyo wax-soo-saarka Ceelasha Shidaalka iyo Dowladda Federalka Somalia ayaa kala saxiixday Heshiis Sahmin ah oo lagu baarayo Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga ee dhex ceegaaga dalka Somalia. Warbixino dhinaca Sirdoonka ayaa sheegayo inay Somalia ku yaallaan Kaydad shidaal oo […]

Sii Akhri ›

Dhageyso: Kenya oo dejisay qorshe ay ku dhaceyso ganacsatada Soomaalida

4:00 AM0 comments
Dhageyso: Kenya oo dejisay qorshe ay ku dhaceyso ganacsatada Soomaalida

Nairobi (Caasimada Online) - Dawlada Kenya ayaa baaraysa 20 xisaabaad banki (Bank Account) oo ah ka kala tirsan bangiyo maxali ah iyo kuwa ajnabi ah oo ay booliiksu sheegeen inay kaga shakisan yihiin in loo isticmaalayay maal-galinta wax loogu yeeray falalka argagixisada waddanka ka socda. “Waxaan baaraynaa taageerayaasha qaarkood, hay’ado maaliyadeed […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Tallaabadii madaxweynaha oo si aad ah looga hor yimid (Warbixin)

3:00 AM0 comments
Sawirro: Tallaabadii madaxweynaha oo si aad ah looga hor yimid (Warbixin)

Beledweyne (Caasimada Online) - Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay si weyn kaga horyimaadeen in Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan laga soo magacaabo Villa Somalia, xilli la filaayay in dadka Deegaanka ay soo doortaan. Markii bartamihii bishii April ee sanadkii hore Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan laga dhigay Cabdi Faarax Laqanyo, ayaa waxaa loo […]

Sii Akhri ›

Afhayeenkii Booliiska Somalia oo xilka laga xayuubiyey (Yaa lagu beddelay?)

2:00 AM0 comments
Afhayeenkii Booliiska Somalia oo xilka laga xayuubiyey (Yaa lagu beddelay?)

Muqdisho (Caasimada Online) - Wareegto ka soo baxday xafiiska taliska booliska Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday afhayeenkii booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Cumar Madaale, waxaana xilkaas loo magacaabay gaashaanle dhexe Cabdiqaasim Axmed Rooble. Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyed, Jeneraal Cabdixakiim Daahir Saciid ayaa ku saxiixna waregtada xilka looga qaaday afhayeenka booliska Soomaaliya. Afhayeenka […]

Sii Akhri ›

Qaybtii 2-aad Soomaali laga soo qab qabtay Kenya oo Muqdisho imanaya

12:48 AM0 comments
Qaybtii 2-aad Soomaali laga soo qab qabtay Kenya oo Muqdisho imanaya

Muqdisho (Caasimada Online)- Magaalada Muqdisho waxaa saakay ku soo wajahan qaybtii labaad Soomaali laga soo qabqabtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Cabdisataar Xasan Cali oo ah diplomaasi ku sugan Nairobi ayaa sheegay in goordhow ay ka duuli rabto garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta diyaarad sida in ka badan 80 qof oo […]

Sii Akhri ›

CALI DHEERE oo digniin cusub diray

12:31 AM0 comments
CALI DHEERE oo digniin cusub diray

Muqdisho (Caasimada Online)- Afhayeenka maleeshiyaadka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa hanjabaad cusub u diray dowladda Kenya isagoona ku yiri Faanoole weli fara kama qodno. Cali Dheere ayaa tilmaamay in Kenya aaney marna nasiina heli doonin oo markasta  ay la kulmi doonto weeraro iyo qaraxyo ilaa inta ciidankeeda uu […]

Sii Akhri ›

Go’aankii Ethiopia oo uu madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud meel mariyay

April 15, 2014 10:47 PM0 comments
Go’aankii Ethiopia oo uu madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud meel mariyay

Beledweyne (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhabeeyay warar lagu xamanayay oo ahaa in dowladda Ethiopia ay ku cadaadisay in uu guddoomiye cusub u magacaabo gobalka Hiiraan. Wargeesto ka soo baxday xafiiska madaxweynaah ayaa guddoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan loo magacaabay Cabdi Fataax Xasan Afrax isagoona la […]

Sii Akhri ›

Maleeshiyaad daacad u ahaa Colonel Barre Hiiraale oo lagu arkay Kismaayo

10:25 PM0 comments
Maleeshiyaad daacad u ahaa Colonel Barre Hiiraale oo lagu arkay Kismaayo

Kismaayo (Caasimada Online)-Ilo lagu kal soonaan karo ayaa noo xaqiijiyay in magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose lagu arkay maleeshiyaad daacad u ahaa hoggaamiye Barre Aadan Shire Hiiraale. Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in ay ka soo goosteen Barre Hiiraale isla markaana ay isku soo dhibeen maamulka KMG ah ee […]

Sii Akhri ›