Mashaqo ka dhacday xabsiga Hargeisa

April 20, 2014 5:18 PM0 comments
Mashaqo ka dhacday xabsiga Hargeisa

Hargeysa (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah maxaabiista ku jirtay xabsiga weyn ee Hargeysa ayaa gadood sameeyay waxaana ay weerar ku qaadeen ciidankii waardiyeenayay xabsiga. Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay labo kalena waa ay ku dhaawacantay sidda uu soo sheegay wariyaha Caasimada Online ee magaalada Hargeysa. Ciidamada […]

Sii Akhri ›

Xildhibaan Aadan Ducaale oo beddelay mowqifkiisii ku aadanaa Somalida Isill

4:42 PM0 comments
Xildhibaan Aadan Ducaale oo beddelay mowqifkiisii ku aadanaa Somalida Isill

Nairobi (Caasimada Online) - Aadan Barre Ducaale oo ah Xildhibaanka aqlabiyadda ballaaran ku dhex leh Barlamaanka Kenya ayaa ka laabtay Aragti uu kaga biyo-diidsanaa Hawlgalladda lagu raafayo dadka Soomaalida, oo uu horey ugu tilmaamay in hal Qowmiyad lagu beegsanayo. Mudanaha oo laga soo doorto Magaalladda Gaarisa ayaa haatan ugu baaqay Hoggaamiyayaasha […]

Sii Akhri ›

Kullan Barre Hiiraale iyo Odayaal dhex maray oo natiijadiisa xog laga helay

2:24 PM0 comments
Kullan Barre Hiiraale iyo Odayaal dhex maray oo  natiijadiisa xog laga helay

Kismaayo (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deeganka Goobweyn oo 8km u jirra degmada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay kulan dhexmaray Col. Barre Aadan Hiiraale iyo odayaal la sheegay in ay isku qabiil yihiin kuwaasoo uu diray ra’iisal wasaaraha xukuumadda […]

Sii Akhri ›

“Xasan Sh ayaa amray in la dilo, waxaa la kufsaday xaaskeyga” waxaa yiri…

2:22 PM0 comments
“Xasan Sh ayaa amray in la dilo, waxaa la kufsaday xaaskeyga” waxaa yiri…

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyihii degmada Balcad, Cismaan Xaadoole ayaa ka hadlay dagaal labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe. Guddoomiyaha oo ka cararay magaalada kaddib markii ay kala wareegeen ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ka hadlay sidda ay wax u […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Caqabado Shacabka Muqdisho heesta oo gudi wasiiro loo xil saaray

2:21 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo sanadihii ugu dambeeyay ay hareeyeyn caqabado xoogan oo ah dhanka isu socodka Dadweynaha iyo Gawaarida taasoo sabab u ah in Wadooyin muhiim ah ay dowladu xirtay. Hadaba Caqabadaha heeystay Shacabka Muqdisho ayaa iminka xal loo raadinaaya waxaana la filayaa in laga qaado dhagxaanta kadib […]

Sii Akhri ›

Muqdisho: Shirkii Dam-jadid oo furmay

12:43 PM0 comments
Muqdisho: Shirkii Dam-jadid oo furmay

Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay shir la sheegay in looga hadlaayo ammaanka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay kooxda Dam-jadiid ee uu madaxweynaha ka tirsan yahay. Shirka oo ay ka qaybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Puntland, Galmudug, Ximim iyo Xeeb, Jubba, iyo Ahlu Sunna. Shirka waxaa […]

Sii Akhri ›

Xog: C/Weli oo damacsan xil qaadis si uu u fuliyo dalabka Axmed Madoobe

6:00 AM0 comments
Xog: C/Weli oo damacsan xil qaadis si uu u fuliyo dalabka Axmed Madoobe

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog aan helnay, ayaa sheegeysa in Ra’iisul Cabdi Weli uu xil ka qaadis u diyaariyey Guddoomiyaha Gedo Maxamed Cabdi Kaliil, oo xilkaasi uu hayo uu qeyb ka ahaa heshiiskii Addis-Ababa oo dhigayey inuu laba sano xafiiska sii joogo. Kaliil ayaa waxaa xulufada Axmed Madoobe iyo Fartaag […]

Sii Akhri ›

Ninkii maal-geliyey AL-SHABAAB oo ay dowladdiisa xilka ka qaaday (Warbixin)

5:00 AM0 comments
Prince Bandar Bin Suldan Bin Cabdul Caziz

Riyadh (Caasimada Online) - Waxaa Toban Maalmood kahor Shaqadda laga ruqseeyay Mas’uulka ugu saeeeya ee Sirdoonka Boqotooyadda Sacuudiga, Bandar Bin Sultan, sida ay qoreen Qaar kamid Jaraa’idka reer Galbeedka. Bandar Bin Sultan waxaa lagu tilmaami jiray inuu ahaa Ninka Aas’aasay Ururka Al-Qaacida Qeybta Yaman, Al Shabaabta Soomaaliya iyo Argagixiso farabadan sida […]

Sii Akhri ›

SAWIRRO: Naqshadda safaarad cusub oo uu Turkiga ka dhisanayo Muqdisho

4:30 AM0 comments
SAWIRRO: Naqshadda safaarad cusub oo uu Turkiga ka dhisanayo Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga, ayaa magaalada Muqdisho ka dhisaneysa safaarad dhismaheedu aad u qurux badan yahay, oo diblomaasiyiinteyda ku sugan magaalada Caasimada ah ay degi doonaan. Turkiga iminka waxa ay Muqdisho ka degan yihiin dhisme horey u dhisnaa oo ay kireysteen, balse iminka ayay billaabeen dhismaha safaraadda cusub, […]

Sii Akhri ›

Dhageyso: Dowlada Turkey oo shaaca ka qaaday war farxad u ah DF Somalia

4:00 AM0 comments
Dhageyso: Dowlada Turkey oo shaaca ka qaaday war farxad u ah DF Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) - Barnaamijka Martida Makrafoonka ee idaacadda VOA, ayaa waxaa toddobaadkan marti ku ahaa Kani Torun oo ah safiirka dowladda Turkey u fadhiya Soomaaliya. Safiirka ayaa ka hadlaya doorka Turkey ee Somalia.Safiirka ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday war farxad u ah DF, isaga oo sheegay in dhawaan dowladda […]

Sii Akhri ›