Daawo: Fowsia: Xilka wasiirnimo markii la iga qaaday waxaan awoodi waayey..

April 14, 2014 3:00 AM0 comments
Daawo: Fowsia: Xilka wasiirnimo markii la iga qaaday waxaan awoodi waayey..

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa shaaca ka qaaday sababtii ka dambeysay inay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, kadib markii xilkii wasiirnimo laga qaaday. Fowsiya waxa ay sheegtay in markii xilka wasiirka arrimaha dibedda laga qaaday ay awoodi weysay inay raadsato […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Xiisad cusub oo ka dhex oogan beelaha Sacad & Majeerteen

April 13, 2014 4:00 AM0 comments
Daawo Video: Xiisad cusub oo ka dhex oogan beelaha Sacad & Majeerteen

Gaalkacyo (Caasimada Online) –  Xiisado cusub, ayaa kasoo dhex cusboonaaday beelaha Sacad iyo Majeerteen, oo isku haya maamullada Galmudug iyo Puntland iyo dhulal la sheegay in la kala haysto. Odayaal ka tirsan beesha Sacad iyo maamulka Galmudug, ayaa magalada Bandiiradley ku qabtay kullan xasaasi ah, waxaana ay sheegeen in Puntland […]

Sii Akhri ›

Yusuf Garaad oo warbixin calool xumo kasoo diyaariyey garoonka Kasaraani

April 11, 2014 7:07 PM0 comments
Yusuf Garaad oo warbixin calool xumo kasoo diyaariyey garoonka Kasaraani

Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka Kenya. Waxaan goobta ku arkay dad dhowr boqol aan ku qiyaasay, in badan oo ka mid ahna waan isla […]

Sii Akhri ›

Daawo: Muuqalka Manta & MUQDISHO

8:08 AM0 comments
Daawo: Muuqalka Manta & MUQDISHO

Isbadalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu ku soconayaa si xowli ah kadib markii Shacabka reer Muqdisho ay si dhab ah u doonayaan in ay uga qeyb qaataan Horumarka iyo isbadalka cusub ee dalka ka soconaya. Muuqaal  cusub oo muujinaya sida Shacabka u doonayaan in Magaalada Muqdisho ay noqoto sidii […]

Sii Akhri ›

Daawo video: Horumarka iyo isbadalka ka socda Degmoyinka G/ Banaadir

12:00 AM0 comments

Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa si xowli ah uga soconaya Horumar aad u balaaran oo isugu jiro dhinacyo badan oo dib loogu soo celinayo Bilicda Magaalada Muqdisho. Muuqaalo kala duwan oo ku tusinaya Horumarka maanta ay wadaan qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ee nala […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Arday Soomaaliyeed oo soo hooyey Guul Taariikhi ah (Farxad)

April 10, 2014 9:33 PM0 comments

Cape Town (Caasimada Online) - Barnaamijka Sahanka Nolosha ee ka baxa Tv-ga caalamiga ahee Universal ayaa lagu soo qaatay Arin Farxadeed iyadoo daadihiyaha barnaamijkani Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo) uu marwalba xooga saaraa arimaha bulshada gaar ahaan hormarka shaqsiyaadka Soomaaliyeed ee la taaban karo waxqabadkooda wuxuuna todobaadkani idin haayaa muuqaal farxad leh […]

Sii Akhri ›