XOG CUSUB: Afduubki madaxda ONLF loogu geystay Nairobi (Daawo Video)

January 31, 2014 3:30 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

Daawo Howlaha iskaa wax u qabsada ah ee ka socda magaalada Muqdisho

January 29, 2014 5:15 PM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) - Shacabka ku nool Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir ayaa u istaagay in ay iskood wax u qabsadaan oo aysan ku fiirsan Dowladad oo kaliya dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho. Waxa ay billaabeen inay subaxi aroortii hore ay kacaan, ayna ku dhaqaaqaan jidadka magaalada […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirrada: Turkey oo Muqdisho ka dhisay isbitaalka ugu casrisan G/A

January 28, 2014 5:00 AM0 comments
Daawo Sawirrada: Turkey oo Muqdisho ka dhisay isbitaalka ugu casrisan G/A

Muqdisho (Caasimada Online) - Howlaha uu Turkiga ka wado magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, waa kuwa muuqda oo banaanka yaal, Sawirro cusub oo laga soo qaaday Isbitaalkii hore ee Digfeer oo iminka Turkiga uu dib u dhisay, ayaa muujinaya isbital casri ah, oo xittaa indhaha inay daawadaan ay jecel yihiin. Isbitalka […]

Sii Akhri ›

Daawo: PUNTLAND oo dad kasoo jeeda Ogadeniya u gacan gelisay Ethiopia

January 25, 2014 6:00 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

DAAWO: Khudbaddii cajiibka ahayd ee Tarsan: Hawiyoow tashada oo kaca

5:00 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

Barnaamijkii ugu muhiimsanaa DALKA oo u hakaday lacag la’aan haysata DF

4:00 AM0 comments
Barnaamijkii ugu muhiimsanaa DALKA oo u hakaday lacag la’aan haysata DF

Barnaamijka Soomaaliya ee “Aada Dugsiyada”, oo ay xukuumadda federaalka ku ballan qaadday in ay hal milyan oo carruur Soomaaliyeed ah ku siiso waxbarasho lacag la’aan ah, ayaa haddana caqabad kale la kulmay markuu ku biloowday habsaan iyo isaga oo aan haysan kharashkii loogu talo galay. In ka badan 300 oo […]

Sii Akhri ›

Daawo: Farmaajo oo wareys cusub ku bixiyey xog muhiim ah kana hadalay…

1:30 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

VIDEO: Maxaa ka cusub MUQDISHO?

1:00 AM0 comments

Magaalo Madaxda Muqdisho oo Sanadkaan 2014 noqotay Magaalo isbadalkeedu uu nuucyo badan ka kooban yahay oo dhanka horumarka iyo soo celinta bilicda Magaalada si aad ah dib loogu soo celinayo. Isma lihid Muqdisho ayaa sidaan ah kadib sanado dagaal iyo burbur xoogan uu ka jiray magaalada Muqdisho balse Sanadkaan 2014 […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Gabar ka timid qurbaha oo MUQDISHO horumar ku biirineysa

January 24, 2014 1:30 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah Muqdisho oo si xoogan uu uga soconaya Horumarka dib u dhiska iyo soo celinta Bilicda Magaalada ayaa waxaa si xowli ah ugu so noqonaya Qurba Joogta Soomaaliyeed ayagoo qeyb ka noqonaya horumarka Magaalada. Mid ka mid Gabdhaha Qurba Joogta Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ka sameeysay arin aan horay […]

Sii Akhri ›

Video: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee bilicda magaalada Muqdisho (Daawo)

January 23, 2014 1:10 PM0 comments

Soomaali waxay tiraahdaa hadal qiimo badan oo ah DAL WELIBA WAXAA DHISA DADKIISA, Taa oo aan u soo qaatay qiimaha uu lee yahay micnaha hadalkaa waa hadii loo dhaqaaqo Talada Hadalkaasi dhankiisa wanaagsan. Hadaba Muuqaalkani waa mid aan hubo in aad ka heli doontaa waxa ka bilaawday Muqdisho & sida uu […]

Sii Akhri ›