Document: Meelaha beenta ee daqliga Muqdisho la qorsheeyey in lagu qaato

April 10, 2014 6:45 AM0 comments
Document: Meelaha beenta ee daqliga Muqdisho la qorsheeyey in lagu qaato

Qoondaha Miisaaniyadda ee 2014-ka ee ka imaaneysa Canshuurta Muqdisho ee Wasaaradda Maaliyadda horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba loo qeybinayaa Wasaaraddo magac  u yaal ah, iska daa in wasaaradahani shacabka Muqdisho wax u qabtaane, wasaarad kastaahi waxay shacabka Muqdisho u samaysaa Caqabad cusub, wax loogu yeero isdiiwaan gelin oo wasaarad […]

Sii Akhri ›

VIDEO: MADAX ka tirsan DFS oo Xilli habeen ah ku damashada Muqdisho

12:00 AM0 comments

Wasiiro, Taliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka iyo booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xili habeen bar ah ku damaashaadaya Magaalada Muqdisho. Xubnahani ka tirsan Dowlada oo Habeenki xalay ahaa ka qeyb qaadanayay Xaflad loogu magac daray Socdaalka Bandhiga Dadweynaha & Amniga Muqdisho kaasoo Socdaal lug ah lagumarayo Wadooyinka Magaalada Muqdisho ee […]

Sii Akhri ›

DAAWO VIDEO: Horumarka maanta iyo garoonka diyaaradaha Aadan Adde

April 7, 2014 1:50 PM0 comments

Garoonka Caalamiga ee Aadan Adde Airport ee Magaalo Madaxdaa Caasimadda ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib markii dib u dhis iyo howlo shaqo oo caalami ah ay ka bilaabatay sanadihii u dambeeyay. Muuqaalka Garoonka Aadan adde hadii aad aragto isma dhaheysid sidaan ayuu durbaba isku badalay kadib markii […]

Sii Akhri ›

Sawirro & Warbixin: Ciidamada Uganda ee SOOMAALIYA oo cayil la baqi raba

2:00 AM0 comments
Sawirro & Warbixin: Ciidamada Uganda ee SOOMAALIYA oo cayil la baqi raba

Todobaadyo kahor ayey ahayd, markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya joogaa uu Wargeyska The Star ee dalka Kenya kasoo baxa u sheegay, in ciidamada AMISOM aanay dani ugu jirin xasillooni ka dhalata dalka Soomaaliya, maadaama ay faa’iidooyin badan ku qabaan, kusii negaanshahooda Soomaaliyana ay uga dhigan tahay inay […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Bilicda dalka JABUUTI

April 6, 2014 8:50 AM0 comments

Wadanka Jabuuti oo si weyn uu soo jeetay Shaashadaha Tv-yada kadib markii Bilic iyo Dhismooyin qurux badan oo sanadihii ugu dambeeyay halkaasi laga waday oo haatan magaalad adhan wada ifiyay. Muuqaalkani waxaad ka arkeysaa Bilic aadan rumeysaneynin in ay tahay Wadanka aanu walaalaha nahay ee Jabuuti oo si weyn loo […]

Sii Akhri ›

EU ma sidan baa run ka ah, mise dano qarsoon ayuu ka lee yahay SOMALIA

4:00 AM0 comments

Midawga Yurub (EU) oo ah mid kamid ah deeq bixiyayaasha Caalamka, ayaa shacabka ku wareersan yahay ujeedka ay ka leeyihiin Soomaaliya. Dalalka ku bahoobay Midawga Yurub (EU) iyo dalalka xubnaha ka ah waxaa sanad walba sheegaan in Soomaaliya ugu deeqaan lacago boqolaal milyan Doolar ah, lacagahaasi inta badan dalka Soomaaliya […]

Sii Akhri ›

Culimada Soomaaliya oo usoo jeestay Al-Shabab (Maxaa dhacaya xilli dhow?)

April 5, 2014 4:00 AM0 comments

Ku dhawaad toddoba bilood ka dib markii Shirka Qaranka ee Ka-hortagga Dhacdooyinka Xagjirnimada ee Soomaaliya uu ka soo baxay fatwa toddoba qodob ah oo lagu cambaaraynayay al-Shabaab oo aan horay loo arag nooceeda, ayaa Hay’adda Culimada Islaamka ee Soomaaliya (SISA) ay ugu dambayntii joogtaa halkii ugu dambaysay ee tallaabooyinkii qorshaynta si ay […]

Sii Akhri ›

AMIIN Caamir oo sawi cusub oo qosol badan ka sameeyey madaxweynaha

3:00 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

Video: Isbadalka iyo bilicda Muqdisho

April 4, 2014 8:07 AM0 comments

Magaalo Madaxdaa Caasimadda ee Muqdisho waxeey isku badashay muuqaal iyo jawi kale kadib Dib u dhis xoogan iyo horumar baaxad weyn leh oo si xowli ah uga soconaya waayihii u dambeeyay. Muuqaalka Muqdisho iyo sida uu maanta yahay hadaad daawato waxaa hubaal ah in aad xusuus iyo qiimo darteed la […]

Sii Akhri ›

Xildhibaano dagaal ku haya Muqdisho oo diyaariyey shirqool ujeedku yahay..

April 3, 2014 1:00 PM0 comments

Magaalada Muqdisho ayaa noqotay Magaalada ugu ayaanka daran caalamka, arrintaas oo ay sabab u tahay magaalada oo noqotay caasimad mudo dheer dagaalo sokeeye ka jireen. Dagaalada sokeeye kadib oo dawlad Soomaaliyeed dhalatayna fadhi u noqotay Dawlad Soomaaliyeed oo Magac u yaal ah oo aan Soomaaliya xukumin, balse culeys uun ku […]

Sii Akhri ›