Daawo: Xamar & isbedelka habeenkii

March 25, 2014 2:28 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Xiligii habeenkii si weyn isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaan, Muqdisho in aad joogto ma u maleyneysid sida Magaaladu dhan ay u wada ifeyso. Muuqaal kooban oo laga sameyay Nalalka Samaafaraha & Shacabka habeenkii Muqdisho ka damaashaadana oo si nabadd ah ku mushaaxaya […]

Sii Akhri ›

Xog: Madaxweyne Xasan & Somalia oo shirqool loo diyaariyey (Qorshe halisa)

March 23, 2014 11:00 AM0 comments

Nairobi (Caasimada Online) – Beesha caalamka iyo dalalka deriska la ah, ayaa billaabay qorshaha Somalia ee 2016-ka, oo ujeedkiisa ugu weyn uu yahay in madaxweyne Xasan Sheekh, aanu hoggaanka dalka dib ugu soo laaban, Somalia-na aysan marnaba helin dowlad dhexe oo awood badan, Caasimada Online ayaa ogaatay. Ilo-wareedyo aad iyo […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Sh Yuusuf Indha-Cadde: Somalia waxaa daba qabtay beesha…

4:00 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

VIDEO: Drones ka qeyb galay & qaabkii loo weeraray degmada Qoryooleey

3:00 AM0 comments

Qoryooleey (Caasimada Online) – Shabakadda Caasimada Online ayaa ogaatay in dagaalkii shalay lagula wareegay Qoryooleey in ay ka qayb qaateen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drons-ka, kuwaasoo la sheegay in ay gacan siinayeen ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda Soomaaliya. Wariyaal ajaaniib ah oo la socday AMISOM ayaa soo sheegay […]

Sii Akhri ›

Sawir gacmeedka Amiin oo muujiyey in Xasan & Muungaab ay ka tafan tahay

March 22, 2014 3:00 AM0 comments
Sawir gacmeedka Amiin oo muujiyey in Xasan & Muungaab ay ka tafan tahay

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa mar kale soo saaray sawir gacmeed cusub, oo xog cusub ka bixiyey magacaabistii madaxweyne Xasan Sheekh ee Kamaal Guutaale uu u magacaabay guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee gobolka Banaadir. Kamaal Guutaale, ayaa ah agaasimaha xafiiska madaxtooyada Somalia, balse la sheegay in […]

Sii Akhri ›

Video: Horumarka sanadka ee XAMAR

March 18, 2014 3:10 PM0 comments

Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn. Muuqaalkani waa mid kooban oo la isku keen keenay waxuuna ka hadlayaa Horumarka sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee nala […]

Sii Akhri ›

Daawo: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee laga soo duubo MUQDISHO (Video)

March 16, 2014 4:08 PM0 comments

Muuqaal laga soo duubay Bilicda Magaalada Muqdisho ilaa Jowhar inta u dhaxeysa iyo sida ay tahay Bilicda Magaalooyinkaasi iyo Wadooyinka isku xira ee loogu safro Muqdisho ilaa Jowhar. Aqristoow Muuqaalkani waxaad ka dhex arkeysa sida ay tahay Muqdisho iyo Bilicda qurxoon ee ka muuqaneyso Wadooyinkeeda iyo dib u dhiska ka […]

Sii Akhri ›

Daawo: XAMAR iyo horumarka maanta

March 15, 2014 3:28 PM0 comments

Horumarka dhan walba leh ee ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu gaaray Banaanada Magaalada waxaana si xowli leh ku soconaya dib u soo celinta Bilicda Caasimada ee Muqdisho. Muuqaalkani waa mid ku tusinaya sida Magaalada looga wado Horumarka dib u dhiska & dib u soo celinta Sharafkii Caasimadda […]

Sii Akhri ›

SHAACIN: Xiriir ayaa ka dhaxeeyay FBI-da Mareykanka iyo Al-Qacida + Video

3:00 AM0 comments

Washington DC (Caasimada Online) – Warbixin baaritaan ah oo uu sameeyay wargeyska Washington Times ayaa shaaca ka qaaday in uu jiray xiriir toos ah oo dhexmari jiray FBI-da Mareykanka iyo shabakadda Al-Qacida. Warbixintan uu daabacay wargeyska ayaa shaaca ka qaaday inay jireen shaqsiyaad u shaqeeya FBI-da Mareykank, oo ka tirsanaa […]

Sii Akhri ›

Daaw Video: Siilaanyo & Waran-Cadde oo tartan dabaaleed uu dhex maray

2:00 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›