Video: Muuqalka maanta iyo Kismaayo

February 27, 2014 2:00 AM0 comments

Muuqaalka Maanta waa Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubadda hoose waana magaalo leh Bilic aad u qurux badan oo dad badani ay ku tilmaamaan magaalo dalxiis. Magaalada Kismaayo haatan waxeey xarun u tahay Maamulka KMG ee Jubba waxeyna soo martay xukuno kala duwan tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee Somalia […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Maxaa horumar ah oo u qabsoomay magaalada Muqdisho?

February 26, 2014 1:58 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo si weyn muddo gudaheeda isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaanba waxaadba moodaa in aysan wax burbur ah ay soo marin Magaaladu. Taleefishinka qaranka Somalia ee SNTV, ayaa diyaariyey barnaamij cusub oo ku saabsan horumarka Muqdisho, oo cinwaankiisu ahaa “Maxaa u qabsoomay Muqdisho?”. Barnaamijka […]

Sii Akhri ›

Video: Goormee ayaa kugu dambeysay MUQDISHO oo sidaan ah? (Daawo)

2:00 AM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan oo burbur ah kadib dib u heleyso nidaamkii Dowliga ahaa oo aan waayadaan lagu arkin Muqdisho. Mar hadii aad daawato Muuqaalkani waxaa hubaal ah in aad arkeyso Muqdisho cusub oo aadan sanadahaan arag ee nala daawo muuqaalkani ku qiiro gelinaya. HALKAAN KA […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Wax kasta oo Sanadkaan 2014 ka her galay Magalada Muqdisho

February 24, 2014 2:55 PM0 comments

Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn. Muuqaalkani waa mid kooban oo la isku keen keenay waxuuna ka hadlayaa Horumarka sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee nala […]

Sii Akhri ›

Video: Horumarka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ka socda

2:00 AM0 comments

Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Saddex xaaladood oo kala duwan mid waa Dagaal u dhaxeeya Dowlada & Kooxda Alshabaab, Mid waa Horumarka Magaalada oo dib u soo kabaneyso tan ugu dambeysana waa Ganacsiga magaalada oo horumar weyn sameynaya. Muuqaalkani waxuu ku tusinayaa Saddexda arimood ee ka jira Muqdisho & sida […]

Sii Akhri ›

Video: Horumarka & bilicda Muqdisho waxa ka dhimman hal arrin oo ah….!

February 23, 2014 1:34 PM0 comments

Horumarka xoogan ee ka socda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee dhan walba leh waxaa ka dhiman hal arin oo ah in Dowlada Somalia ay dib u dhisto Goobo muhiim ah oo ay ka muuqdaan bubur xoogan. Muuqaal kooban oo ku tusinaya sida Magaalada Muuqaalkeeda ay isku badashay & inta […]

Sii Akhri ›

Netherlands: Maxamed Xassan Iyo Nimco Cabdullahi Oo Ku Aqal Galay Amesfoort

12:47 AM0 comments
Netherlands: Maxamed Xassan Iyo Nimco Cabdullahi Oo Ku Aqal Galay Amesfoort

1-Hooyo Kaltuun Cabdullaahi Cali 2-Adeer Ayman Yassiin Maxxamed 3-Deeqo Cabdullahi Yassiin 4-Fartuun Cabdullahi Yassiin iyo Saygeeda Mustafe 5-Yassiin Cabdullahi Yassiin 6-Daahir Cabdullahi Yassiin 7-Aadan Cabdullahi Yassiin iyo Dhamaan Reer Cabdullaahi Yassiin. Sidoo Kale Waxaa Hambalayada Diraya 8-Hooyo Shukri Abuukar Sheekh iyo Aabe Xassan Cabdulle. 9-Faadumo Xassan Cabdulle, Saygeeda iyo Caruurteeda […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Muqdisho oo ay dib uga billowdeen arrimo muddo la moogaa

February 22, 2014 2:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) - Dadku marka ay darreemaan is-beddel dhinaca nabadda ah, waxa ay u jeestaan horumarka iyo sidii ay ay ugu raaxeesan lahaayeen nabadda. Magaalada Muqdisho, waxa ay iminka aad uga wanaagsan tahay saddex sano ka hor, inkasta oo weli aysan nabadduu dhameystirneyn, taasina waxa ay keentay in cayaaro waa […]

Sii Akhri ›

Daawo: Video: Saudi Arabia oo waxaan horey loo arag ay ka billowdeen

February 21, 2014 1:00 AM0 comments

Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa aad looga hadal hayaa arrin oo ka yaabisay Malaayiin qof oo u dhalatay Wadankaasi, kadib markii wax aan horey loo aqoon aay dalkaasi ka billowdee. Sacuudiga waxa uu ka mid yahay meelaha ugu kulul caalamka, oo xittaa kuleylkiisa uu gaaro xaalad nolosha dadka halis gelisay, […]

Sii Akhri ›

Daawo: Muuqalka Maanta & Muqdisho

February 20, 2014 3:56 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxeey dib u soo ceshatay Sanado badan kadib Bilicdii ay la haan jiray Magaalada Muqdisho & Adeegyadii Shacabka ay ku heysan jireyn waagii nabadda ay aheyd. Muqdisho Maanta waxaa ka dareemeysaa in ay dib isugu taageyso lugaheeda burbur xoogan kadib waxaana ka soconaya dib u […]

Sii Akhri ›