Daawo: Muuqalka Maanta & Muqdisho

February 20, 2014 3:56 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxeey dib u soo ceshatay Sanado badan kadib Bilicdii ay la haan jiray Magaalada Muqdisho & Adeegyadii Shacabka ay ku heysan jireyn waagii nabadda ay aheyd. Muqdisho Maanta waxaa ka dareemeysaa in ay dib isugu taageyso lugaheeda burbur xoogan kadib waxaana ka soconaya dib u […]

Sii Akhri ›

Islaam argagixiso ma noqdee, ayagaa argagixiso waligood ku noolaa + Reer galbeedka iyo qorshahooda Somalia

February 19, 2014 11:00 AM0 comments

Waxay Yiraahdeen “All Muslims are not terrorist, but all terrorist are Muslim”  Sida caadiga ah, dunida waxay soo martay siyaabo kala duwan oo ummadihii soo jiray ay isu diidi jireen, ama ay isku waafaqi jireen, laga soo billaabo dhashii Nabi AADAM CS, illaa iyo manta waxaa jirtay sifo uun uu […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Tababarka cajiibka ah ee ciidamada Kumandooska Soomaaliya

2:00 AM0 comments

Wadanka Somalia tan iyo 1991 waxaa la waayay wax yaabo badan oo hoos u dhigay jiritaanka iyo Qaranimada Somalia, balse waxaa moodaa in haatan dib loo helayo wax yaabo badan oo ugu dambeeysay dalka 1991-gii oo la is weydiinayo halka ay ka baxeyn. Waxyaabaha iminka socda, ayaa waxaa ka mid […]

Sii Akhri ›

Video: Muqdisho iyo xilliga habeenkii

February 17, 2014 3:44 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaan Howlo wax looga qabanay Amaanka & dib u soo celinta Waagii bariisamaadka sida ay ahana jirtay magaalada Xiliga habeenkii ah. Magaalada Muqdisho Habeen & Maalin waa isku mid xiliga aa doonto ayaa soconeysaa waxaana taa ay ka macno tahay in haatan […]

Sii Akhri ›

Video: Dekedde weyn ee Magaalada MUQDISHO iyo isbedelka ka muuqda

2:00 AM0 comments

Horumarka Baaxada weyn ee ka soconaya waxuu noqday mid dhan walba leh oo si xoogan uga socda Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaadna ka dheehan kartaa Muuqaalkani. Waa hubaal in Muqdisho in ay cagta saartay Wadadii Horumarka & dib u soo celinta Bilicdii Muqdisho ee nala daawo Muuqaal Xiiso […]

Sii Akhri ›

DF Soomaaliya oo ay ku soo furmeen mowjado jah-wareero siyaasadeed ah

February 16, 2014 3:35 PM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) Toddobaadkan uma fiicnayn Dowladda Federalka, waxaana soo baxay Akhbaaraad saamayn ku yeelan kara hawl-maalmeedka Dowladda iyo Humaag Siyaasadeed soo kala dhex gala Dowladda iyo Beesha Calaamka, gaar ahaan Dowladaha deeq-bixiyaasha koowaad u ahaa Dowladda Federalka ee ay QM Jabaqda mataanaha ee ay Dowladda la anfariirtay Toddobaadkan ayaa […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Xususta Maanta & Goob Tariikhi ah oo ku taalo MUQDISHO

February 14, 2014 2:00 AM0 comments

Goob Qiimo badna ugu fadhido Shacabka Soomaaliyeed oo Dowlada Somalia ay iska indha tirtay in ay dib u dayac tirto kadib Sanado burbur ah oo ku habsaday Goobtani Taariikhiga ah. Waxaa hubaan ah Muwaadin kasta oo Soomaaliyeed ee arka Goobtani in indhihiisa ay ilmo ku soo is taagayaan balse marka […]

Sii Akhri ›

AFRICA Confidential: Dowladda XASAN Sheekh: “Dhiig cusub oo lagu shubay dhalooyin duq ah” (Qoraal xasaasi ah)

February 13, 2014 10:22 AM0 comments

Africa Confidential oo Dawladda Madaxweyne Xasan Sheikh ka qortay Maqaal loogu Magac daray “Dhiig Cusub oo lagu shubay Dhalooyin Duq ah” (New blood in old bottles) Turjimid qeybta 1-aad. Waxaa la magacaabay Raisul wasaare cusub laakiin dadka inta badan waxay aaminsan yihiin in Koox hunguri badan ay bedeshay nin ay […]

Sii Akhri ›

Maxaa ka jira in Al-Shabab ay ka taliso magaalo ka tirsan Kenya? (Warbixin)

February 12, 2014 5:00 AM0 comments

Warbixin bishii hore ka soo baxday guddi barlamaani ah oo Kenyan ah ayaa sawir mugdi ku jiro ka bixisay xaaladda ammaanka ee magaalada ku taal waqooyi-bari ee Mandheera, kaas oo lagu sheegay in si aan shaki ku jirin ciidamada ammaanku ugu wareejiyeen magaalada al-Shabaab. Xasaasiyadda warbixinta awgeed, ayay muwaadiniinta iyo […]

Sii Akhri ›

Warbixin: Geedi & Gaas: Cadowgeyga cadowgiisu waa saaxiibkey (Kuma?)

February 11, 2014 5:00 AM0 comments

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka Qeybgalayay Aaska Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, ayaa waxaa Wahilinayay Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Gaas ayaa wuxuu Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kala soo dagay ciidamo uu watay, waxaana kamid ahaa Wafdigii la socday Cali Maxamed Geedi […]

Sii Akhri ›