Video: Mootooyin loo yaqaan Tuk Tuk oo shacabka Muqdisha soo jiitay

February 9, 2014 2:00 AM0 comments

Shacabka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo maalin walba la kulmaya Horumar ku cusub magaalada oo aad ugu soo badanaya Sanadihii dambe ayaa waxaa ka mid ah kuwo aad looga helay oo Shacabka ay hadal hayaan. Waxyaabaha dadka ka yaabiyey ee magaalada ku cusub, waxaa ka mid ah mootooyin sida […]

Sii Akhri ›

Video: Ciidanka ilaalada waddooyinka Muqdisho oo dhoola-tus sameeyey

February 7, 2014 11:35 AM0 comments

Wadooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan kadib lagu arkayo arrimo waa hore ugu dambeeyay Magaalada taa oo farxad gelisay Shacabka Muqdisho, kuwaasi oo ay ka mid yihiin ciidanka ilaalada waddooyinka Magaalada Muqdisho wadooyinkeeda waxaa lagu arkayaa ciidamadan oo sameeyey dhoola-tus cajiib ah, oo dad badan soo xusuusiay […]

Sii Akhri ›

Video: Ammaanka Muqdisho ee xilliga habenkii oo filim laga sameeyey

February 6, 2014 4:00 PM0 comments

Amaanka Magaalada Muqdisho oo marba marxalad nuuc cusub leh galaya ayaa waxaa laga sameeyay Film Cusub oo ka hadlaya Xaalada amaan iyo tan nololeed ee Shacabka Reer Muqdisho. Film-kaan cusub waxuu ka hadlayaa Xaalada Nololeed ee Shacabka Muqdisho ku nool gaar ahaan sida ay u nool yihiin Haweenka iyo sida […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Shacabka Muqdisho iyo damaashaadkooda Xeebta Liido

February 5, 2014 12:43 PM0 comments

Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odoyaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee laga furay Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada Muqdiso. Shacabka reer Muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay howlaha & adeegyada ay is wada jir […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Maxaa ka yaabiyay Soomaalida dagan Xaafada islii oo ka Cusub….?

12:00 AM0 comments

Shacabka ku nool Xaafada ay dagaan Soomaalida ee Islii ee Wadanka Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi ayaa aad ula yaabay ficil ay sameysay Gabar Soomaaliyeed oo halkaa ku nool oo ku dhawaaqdaya rin ka yaabisay Soomaalida Kenya. Barnaamij laga diyaariyay arinkani ka yaabiyay Soomaalida Kenya ayaa laga sii daayay Tv-ga […]

Sii Akhri ›

Daawo: Qaabka casriga ah ee kaararka aqoonsiga loogu sameeyo Muqdisho

February 4, 2014 6:06 PM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›

DAAWO VIDEO: Muuqaalka Sare ee Bilicda Muqdisho & Sanadkaan 2014.

February 3, 2014 12:40 PM0 comments

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo sanadkaan cusub ee 2014 ay noqotay Sanadkii Bilicda Muqdisho oo dad badani ay la dhacsan yihiin dib u soo kabsashada Magaalada xarunta u ah Dalka Somalia. Muqdisho isma lihin sidaan ayeey durbaba uga kabsatay 23 sano oo dagaal iyo burbur xoogan ku dul […]

Sii Akhri ›

Video: Muuqaalka Isbitalka Digfeer ee Muqdisho & sida dib loogu casriyeey

February 1, 2014 3:55 PM0 comments

Isbitaalka ugu casrisan Geeska Afrika ee dhawaan laga dhisay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa loo soo bandhigay Saxaafada. Dhismaha Isbitaalkaan oo qeybo badan ka kooban ayaa dad badani ay ku tilmaameyn mid Shacabka Soomaaliyeed ay ku helo doonaan sumcad bacdamaa Isbitaalkii ugu casrisadaa laga her geliyay Magaalada Caasimadda ah […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirro cusub: Qeyb kale oo ka mid ah Isbitaalka cajiibka ah ee Turkey uu ka dhisay magaalada MUQDISHO !!!

January 31, 2014 4:58 PM0 comments
Daawo Sawirro cusub: Qeyb kale oo ka mid ah Isbitaalka cajiibka ah ee Turkey uu ka dhisay magaalada MUQDISHO !!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa halkaan idin soo gudbineynaa qeyb kale oo ka mid ah dhismaha Isbitaalka Digfeer, ee iminka loo bixiyey Recep Tayyip Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu sameeyay dib u dhis iyo qalabeyn casri ah, iyadoo waayihii ugu danbeeyay dowladda Turkiga ay ku mashquulsaneyd horumarinta isbitaalkaasi. Aqristoow hadii […]

Sii Akhri ›

XOG CUSUB: Afduubki madaxda ONLF loogu geystay Nairobi (Daawo Video)

3:30 AM0 comments

Use Facebook to Comment on this Post

Sii Akhri ›