Hees Cusub: Asay | Codkii Xuseen Shire

Fanaanka caanka ah ee Cabdi Shire Jaamac ayaa soo saaray hees cusuboo la yiraaho 4.5 ha yeelin, ayada oo ay gadaal kala jiibinayaan fanaaniinta kooxda Qeylodhaan.[Audio clip: view full post to listen]

Caasimadda Online, oo mar walba idin soo bandhigta qoraalo, warar iyo sheekooyin xiisbo badan, waxa ay markan idin soo gudbineysaa Sheeko Siyaadeeed la magac baxday: SOOMAALIYA: SANADKA 3095, oo aan rumeysannahay inay tahay mid ka mid ah sheekooyinkii iyo qoraaladii ugu xiisaha badnaa ee aan abid daabacno, waxaa qoray Suxufiga Soomaaliyeed ee caanka ah ee [...]

Xafiiska Oval office, waa xafiiska rasmiga ah ee madaxweynaha Mareykanka. waxa uu ku dhex yaallaa aqalka cad ee Mareykanka, waxaana la dhisay sanaddii 1909-kii. Inta badan xafiiskaasi, waxaa lagu sameeyaa dib u qurxin marka madaxweyne cusub uu soo galo aqalka cad. Haddaba madaxwyne Barack Obama ayaa dib loogu qurxiyay xafiiska. waxaana lagu dhejiyay darbiyada xafiiska [...]
Waxaan ka cudur daaraneynaa muuqaalka oo aan wanaagsaneyn