Other News

R/W Cabdi Weli oo eedeen culus loo jeediyay markii dhinacyada isku haya Kismaayo uu la kala saftay

April 17, 2014 7:53 AM0 comments
R/W Cabdi Weli oo eedeen culus loo jeediyay markii dhinacyada isku haya Kismaayo uu la kala saftay

Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay golaha midnimada Jubbooyinka, iyagoona si weyn u eedeeyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed. Cabdi Shire Warsame oo ka mid ah raggii ka qaybgalay shirkii Addis Ababa ku dhexmaray sannadkii horre dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay in […]

Sii Akhri ›

Garabka Barre Hiiraale oo war cusub kasoo saaray qorshaha R/W Cabdi Weli

3:00 AM0 comments
Garabka Barre Hiiraale oo war cusub kasoo saaray qorshaha R/W Cabdi Weli

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu Magaalada Kismaayo ka wado qorshe ku aadan in dib loogu soo celiyo Magaalada Kismaayo Barre Hiiraale, ayaa xubno ku dhaw-dhaw barre waxa ay sheegayaan inaysan marnaba dooneyn dib ugu noqoshada Magaaladaasi. Mahad Macalin C/raxmaan oo kamid ah xubnaha ku dhaw-dhaw Barre Hiiraale, […]

Sii Akhri ›

Somali Prime Minister addresses soldiers at military training camp in Kismayo

1:39 AM0 comments

The Prime Minister of the Somali Federal Government His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed toured a military training camp in Kismayo on Wednesday April 16th where new recruits of the Interim Jubba Administration are in training and offered them words of encouragement and wisdom. The encamped forces are in training to […]

Sii Akhri ›

Gudoomiyaha Kaxda oo ka warbixiyay sababta Muungaab uu diiddan yahay

1:22 AM0 comments
Gudoomiyaha Kaxda oo ka warbixiyay sababta Muungaab uu diiddan yahay

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiyaha degmada Kaxda Cabdiweli Daahir ayaa caddeeyay in wax xiriir ah uusan kala dhexeynin maamulkiisa iyo maamulka gobalka Banaadir gaar ahaan duqa Muqdisho Muungaab. Isagoo la hadlaayay Idaacad maxali ah oo ku taalla Muqdisho ayuu sheegay in guddoomiyaha gobalka Banaadir uu shaley ka soo saaray shir ay lahaayeen […]

Sii Akhri ›

Qarax xooggan oo lala eegtay AMISOM

1:20 AM0 comments
Qarax xooggan oo lala eegtay AMISOM

Gaalkacyo (Caasimada Online)-War hadda soo dhacay wuxuu sheegayaa in qaraxyo seddax ay ka dhaceen xaafadda Ruusiya ee magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose. Goobjooge ayaa u sheegay Caasimada Online in seddax qarrax oo is xigxiga ay ka dhaceen xaafadda Ruusiya oo ka mid ah xaafaddaha ku yaalla degmada Marka. […]

Sii Akhri ›

Xog: Ciidamo gaar u ah QM oo maanta imaan doona magaalada Muqdisho

12:47 AM0 comments
Xog: Ciidamo gaar u ah QM oo maanta imaan doona magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) Shabaakadda Caasimada Online, ayaa ogaatay in maanta magaalada Muqdisho ay soo gaari doonaan ciidamo gaar ah oo ka socda dowladda Uganda kuwaasoo ku howgali doona magaca Qaramada Midoobay. Ciidamadan ayaa waxaa dalbaday wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nick Key kaddib markii sannadkii horre […]

Sii Akhri ›

Axmed Madobe oo wafdi culus u diray Goobweyn iyo xog sheegeysa in ay…!

April 16, 2014 10:00 PM0 comments
Axmed Madobe oo wafdi culus u diray Goobweyn iyo xog sheegeysa in ay…!

Goobweyne (Caasimada Online)- Ilo Xog-ogaal ah ayaa u sheegay Caasimada Online, in magaalada Kismaayo ay maanta ka ambabaxeen wafdi uu hoggaaminaayo madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee maamulka KMG ah Jubba, Gen Ismaacil Fartaag. Wafdiga waxaa galbiyay oo horrey u sii raacay saraakiil ka socda Kenya kuwaasoo geeyay deeganka Goobweyn oo uu […]

Sii Akhri ›

Dowladda Ingiriiska oo SOMALILAND u sheegtay war farxad galiya maanta

8:06 PM0 comments
Dowladda Ingiriiska oo SOMALILAND u sheegtay war farxad galiya maanta

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta oo Arbaca ah xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Britain u qaabilsan Afrika Mark Simmonds oo maanta tagay Hargeysa. Labada nin ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xiisada ka taagan Taleex oo ay la wareegeen […]

Sii Akhri ›

Video: Cali Khaliif Galayr oo si kulul u hadlay kadib dhul-boobkii Somaliland

8:02 PM0 comments
Video: Cali Khaliif Galayr oo si kulul u hadlay kadib dhul-boobkii Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Khaliif Galayr, ayaa ka hadlay xiisadda cusub ee degmada Taleex, kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay halkaas xoog ku qabsadeen, inkasta oo ay maanta ka baxeen. Galayr iyo waxgarad kale oo kasoo jeeda Khaatumo oo Muqdisho ku qabtay […]

Sii Akhri ›

Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yiri xaaladda cakiran ee TALEEX?

5:04 PM0 comments
Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yiri xaaladda cakiran ee TALEEX?

Muqdisho (Caasimada Online) - War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay xiisada ka taagan degmada Taleex ee gobalka Sool. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo oo uu yiri “Wadahadal, dib u heshiisiin iyo nabadeyn waa in […]

Sii Akhri ›

Nala Sheekeyso (Chat WIth US)