Other News

BF Somalia oo ku dhaggan hey’addaha ammaanka dalka, kadib markii….

April 22, 2014 10:30 PM0 comments
Meydka xildhibaan Cabdicasiis Mursal oo lagu aasay Isbitaal Madiina

Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah yeeshay iyagoona sheegay in haddii aan waxbo laga qaban dilalka lagu hayo in ay joojin doonaan shaqooyinka ay dadka u hayaan. Xildhibaan Xuseen Carrab Ciise, oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha ammaanka dowladda in laga rabo in […]

Sii Akhri ›

Nichalas Key oo arrimo xasaasi oo ku saabsan Somalia ka sheegay USA

8:56 PM0 comments
Nichalas Key oo arrimo xasaasi oo ku saabsan Somalia ka sheegay USA

Washington DC (Caasimada Online)-Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Nicholas Key ayaa galabta ka hadlay machadka nabadda ee magaalada Washington DC, halkaasoo uu ka sheegay arrimo badan oo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Key ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay guulo waaweyn ka gaartay […]

Sii Akhri ›

“DFS waxa ay halis ugu jirtaa in talada dalka lagala wareego” Waxaa yiri…

5:34 PM0 comments
“DFS waxa ay halis ugu jirtaa in talada dalka lagala wareego” Waxaa yiri…

Pretoria (Caasimada Online) – Ergayga Gaarka ee Dowladda Norway ugu qaabilsan arrimaha dalka Somalia, Jens Mjaugedal kullan uu la yeeshay madaxda dalka South Africa,oo arrinta Somalia lagu soo qaaday ku sheegay in DF ay halis ugu jirto inaay tallada kala wareegaan kooxaha argagixisada. Ergayga waxa uu ku tilmaamay inay muhiim […]

Sii Akhri ›

XOG CUSUB: Dadkii Xildhibaan C/caziiz ku toogtay magaalada Muqdisho oo…

3:41 PM0 comments
XOG CUSUB: Dadkii Xildhibaan C/caziiz ku toogtay magaalada Muqdisho oo…

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in seddax qof loo soo qabtay dilka xildhibaan Cabdicaziiz Isaaq Mursal. Wasiir ku-xigeenka ammaanka qaranka, Ibraahimo Yarow Isaaq oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in seddax qof loo soo qabtay dilka xildhibaanka oo saakay lagu dilay gurrigiisa oo ku yaalla degmada Dharkenley ee […]

Sii Akhri ›

Golaha wasiiradda oo shir xasaasi ah ka yeeshay arrinta maamul gobaleed..

2:38 PM0 comments
Golaha wasiiradda oo shir xasaasi ah ka yeeshay arrinta maamul gobaleed..

Muqdisho (Caasimada Online) - War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay in golaha wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ay maanta shir xasaasi ah ay ka yeesheen maamul gobaleedyada looga dhawaaqay dalka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Madaxweynaha Burundi oo ku sugan Muqdisho & Xogta socdaalkiisa

2:17 PM0 comments
Sawirro: Madaxweynaha Burundi oo ku sugan Muqdisho & Xogta socdaalkiisa

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha dowladda Burundi oo booqasho rasmi ah ku jooga Caasimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah ka qaateen horumarka isbedelka Somalia.” Madaxweynaha Brundi […]

Sii Akhri ›

Xildhibaankii 2aad oo Xamar lagu dilay

11:38 AM0 comments
Xildhibaankii 2aad oo Xamar lagu dilay

Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goordhow lagu dilay magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Isaaq Mursal, ayaa waxaa lagu dilay degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka waxaa lagu dilay gurrigiisa, waxaana dilay rag ku hubeysan […]

Sii Akhri ›

S/land oo beenisay ciidamo iyo gaadid dagaal ay uga goosteen Puntland

8:52 AM0 comments
S/land oo beenisay ciidamo iyo gaadid dagaal ay uga goosteen Puntland

Sool (Caasimada Online)-Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ciidamo iyo gaadid dagaal oo ka tirsan Somaliland in ay isku dhiibeen Puntland. Taliyaha ciidanka Somaliland ee aaga Sool ayaa warbaahinta u sheegay in warkaas uu been abuur yahay oo aan waxbo ka jirin. Wuxuu […]

Sii Akhri ›

Saddex caqabad oo haysta sirdoonka DF Soomaaliya oo la shacaiyey (Aqri)

6:00 AM0 comments
Saddex caqabad oo haysta sirdoonka DF Soomaaliya oo la shacaiyey (Aqri)

Muqdisho (Caasimada Online) - Agaasimaha Hayada Sirdoonka dalka Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Ayaa markii ugu horeysay ka hadlay caqabadaha hortaagan sirdoonka dalka somaliya. Caqabadaha Hay’ada haysta ayuu agaasimaha ku sheegay inay tahay in ciidamada Sirdoonka dalka aysan helin xog ku aadan shaqsiyaadka ku howlan amnidarada. Waxa kale oo uu sheegay […]

Sii Akhri ›

Amar kale oo dowladda KENYA ay soo rogtay oo wareer baahsan dhaliyey

5:00 AM0 comments
Amar kale oo dowladda KENYA ay soo rogtay oo wareer baahsan dhaliyey

Amar cusub oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa waajibiyay in xog laga ururiyo dadka guryaha kireeysta, kaas oo milkiileyaasha halis u galinaya inay si muddo gaaban ah ku waayaan guryahooda iyo dakhliga ka soo gala kirada, wuxuuna abuuray xaalad uu macluumaadka muhiimka ah ee dadka ugu […]

Sii Akhri ›

Nala Sheekeyso (Chat WIth US)