Other News

DF oo saxiixday heshiis shidaal qodis & Somalia oo noqoneysa dalka 7-aad

April 16, 2014 8:30 AM0 comments
DF oo saxiixday heshiis shidaal qodis & Somalia oo noqoneysa dalka 7-aad

London (Caasimada Online) – Shirkadda British Petroleum ee ka shaqeysa Hawlaha qodista iyo wax-soo-saarka Ceelasha Shidaalka iyo Dowladda Federalka Somalia ayaa kala saxiixday Heshiis Sahmin ah oo lagu baarayo Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga ee dhex ceegaaga dalka Somalia. Warbixino dhinaca Sirdoonka ayaa sheegayo inay Somalia ku yaallaan Kaydad shidaal oo […]

Sii Akhri ›

Dhageyso: Kenya oo dejisay qorshe ay ku dhaceyso ganacsatada Soomaalida

4:00 AM0 comments
Dhageyso: Kenya oo dejisay qorshe ay ku dhaceyso ganacsatada Soomaalida

Nairobi (Caasimada Online) - Dawlada Kenya ayaa baaraysa 20 xisaabaad banki (Bank Account) oo ah ka kala tirsan bangiyo maxali ah iyo kuwa ajnabi ah oo ay booliiksu sheegeen inay kaga shakisan yihiin in loo isticmaalayay maal-galinta wax loogu yeeray falalka argagixisada waddanka ka socda. “Waxaan baaraynaa taageerayaasha qaarkood, hay’ado maaliyadeed […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Tallaabadii madaxweynaha oo si aad ah looga hor yimid (Warbixin)

3:00 AM0 comments
Sawirro: Tallaabadii madaxweynaha oo si aad ah looga hor yimid (Warbixin)

Beledweyne (Caasimada Online) - Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay si weyn kaga horyimaadeen in Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan laga soo magacaabo Villa Somalia, xilli la filaayay in dadka Deegaanka ay soo doortaan. Markii bartamihii bishii April ee sanadkii hore Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan laga dhigay Cabdi Faarax Laqanyo, ayaa waxaa loo […]

Sii Akhri ›

Afhayeenkii Booliiska Somalia oo xilka laga xayuubiyey (Yaa lagu beddelay?)

2:00 AM0 comments
Afhayeenkii Booliiska Somalia oo xilka laga xayuubiyey (Yaa lagu beddelay?)

Muqdisho (Caasimada Online) - Wareegto ka soo baxday xafiiska taliska booliska Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday afhayeenkii booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Cumar Madaale, waxaana xilkaas loo magacaabay gaashaanle dhexe Cabdiqaasim Axmed Rooble. Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyed, Jeneraal Cabdixakiim Daahir Saciid ayaa ku saxiixna waregtada xilka looga qaaday afhayeenka booliska Soomaaliya. Afhayeenka […]

Sii Akhri ›

Amiin Caamir oo sawir uu boqortooyo is mooday ka sameeyey M/weynaha…

1:00 AM0 comments
Amiin Caamir oo sawir uu boqortooyo is mooday ka sameeyey M/weynaha…

Hargeysa (Caasimada Online) - Amiin Caamir, ayaa sameeyey sawir gacmeed cusub oo qosol badan, oo uu ku muujinayo madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland ee waqooyiga Somalia. Sawir gacmeedka Amiin, ayaa muujiyey Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wiilashiisa oo sida sawirka ka muuqata isku mooday inay boqortooyo yihiin, waa sida Amiin Caamir […]

Sii Akhri ›

Somali President “Conflict in Taleh should be solved through dialogue, reconciliation and peaceful means.”

12:49 AM0 comments

H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today calls upon all concerned stakeholders to find a peaceful solution to the conflict in Taleh district and said, “Conflict in Taleh should be resolved through dialogue, reconciliation and peaceful means. The Federal Government of Somalia is ready […]

Sii Akhri ›

Qaybtii 2-aad Soomaali laga soo qab qabtay Kenya oo Muqdisho imanaya

12:48 AM0 comments
Qaybtii 2-aad Soomaali laga soo qab qabtay Kenya oo Muqdisho imanaya

Muqdisho (Caasimada Online)- Magaalada Muqdisho waxaa saakay ku soo wajahan qaybtii labaad Soomaali laga soo qabqabtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Cabdisataar Xasan Cali oo ah diplomaasi ku sugan Nairobi ayaa sheegay in goordhow ay ka duuli rabto garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta diyaarad sida in ka badan 80 qof oo […]

Sii Akhri ›

CALI DHEERE oo digniin cusub diray

12:31 AM0 comments
CALI DHEERE oo digniin cusub diray

Muqdisho (Caasimada Online)- Afhayeenka maleeshiyaadka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa hanjabaad cusub u diray dowladda Kenya isagoona ku yiri Faanoole weli fara kama qodno. Cali Dheere ayaa tilmaamay in Kenya aaney marna nasiina heli doonin oo markasta  ay la kulmi doonto weeraro iyo qaraxyo ilaa inta ciidankeeda uu […]

Sii Akhri ›

One S. Korean sailor missing in Somalia

12:28 AM0 comments

Yonhap Tuesday, April 15, 2014 By Kim Eun-jung SEOUL, April 15 (Yonhap) — One Navy petty officer dispatched to a South Korean contingency in Somalia went missing during an escort mission in the Gulf of Aden on Tuesday, prompting a search operation, the Joint Chiefs of Staff (JCS) said. The […]

Sii Akhri ›

Kenya: Man’s two-year ordeal under Al-Shabaab gang

12:23 AM0 comments

Daniel Njuguna Wanyoike, 28, is a broken man. After two years as a hostage of Al-Shabaab, the father of one cannot look you in the face. Drooping shoulders, downward gaze and the hands clutched between his knees tell of a man emotionally disturbed. He was kidnapped on October 5, 2011, […]

Sii Akhri ›

Nala Sheekeyso (Chat WIth US)