Other News

Heshiis lagu gaaray Kismaayo iyo qaar ka mid ah qodobada heshiiska (Aqri)

April 18, 2014 3:00 AM0 comments
Heshiis lagu gaaray Kismaayo iyo qaar ka mid ah qodobada heshiiska (Aqri)

Kismaayo (Caasimada Online) – Waxaa hormar aad u ballaaran laga sameeyay wada hadalladii u dhexeyay Suldanka Beesha Sade iyo Wafdigiisi iyo Raisal Wasaaraha Somalia iyo Xubno ka socda UN-ka, IGAD iyo Ethiopia ay ku yeesheen Kismaayo. Wadahadaladaan oo socda in ka badan 7 saac oo xiriir ah ayaa waxaa caawa […]

Sii Akhri ›

Maxkamadda caalamiga ah oo KENYA siisay amar la xiriira Uhurru Kenyatta

2:00 AM0 comments
Maxkamadda caalamiga ah oo KENYA siisay amar la xiriira Uhurru Kenyatta

Nairobi (Caasimada Online) - Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa siisay xukuumadda Kenya laba todobaad oo ay ku keento caddaymaha ah in ay ka shaqaynayso sidii xogta maaliyadeed ee Madaxweyne Uhuru Kenyatta loo siin lahaa xeer-ilaaliyayaasha, waxaa sida weriyey Daily Nation-ka Kenya. Haddii ay xukuumadda Kenya ku fashilanto in ay […]

Sii Akhri ›

Shir lagu heshiisiinayo Axmed Madobe & Barre Hiirale oo ka furmay Kismaayo

1:26 AM0 comments
Shir lagu heshiisiinayo Axmed Madobe & Barre Hiirale oo ka furmay Kismaayo

Kismaayo (Caasimada Online) - Magaalada Kismaayo waxaa goordhow ka furmay shir la sheegay in lagu heshiisiinaayo hoggaamiye Axmed Maxamed Islaam iyo Barre Aadan Shirre Hiiraale. Daahfurka shirka waxaa ka qaybgalay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed hoggaamiyaha KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe, wakiilo ka socda Barre Hiiraale, wakiilka IGAD ee […]

Sii Akhri ›

Ciidanka Ethiopia & DF oo ku wajahan degmada Shabaabka buuxaan ee..

1:06 AM0 comments

Wararka naga soo gaaraya Gobolka gedo ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Somalia,kuwa Ahlusuna iyo ciidanka Itoopiya ay saaka kusii wajahan yihiin degmada Baardheere. Abaanduulaha Ciidanka Ahlusuna Cismaan sh,Cabdi Qorax oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ay maanta kusii jeedaan Degmada Bardheere halkaas oo ay ku sugan yihiin Xarakada […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirrada: Soomaali laga soo tarxiilay Kenya oo Muqdisho la geeyay

12:45 AM0 comments
Daawo Sawirrada: Soomaali laga soo tarxiilay Kenya oo Muqdisho la geeyay

Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa shaley la keenay qeybtii labaad Soomaali sharci darro ku joogtay dalka Kenya. Dadka la keenay oo isugu jiray carruur, haween iyo dhallinyaro ayaa laga soo qabqabtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi halkaasoo horaantii bishan ciidanka ammaanka Kenya ay ka sameeyeen. Haddaba akhristayaasha ku xiran Caasimada […]

Sii Akhri ›

The Somali Question, The Kikuyu Answer

12:29 AM0 comments

BY NGUNJIRI WAMBUGU The Somali community is currently going through a rough time in Kenya, and it is not the first time. The colonialists did not care about them at all and never bothered to develop North Eastern. This non-developmental policy seeped into the post-independence governments and the region continued […]

Sii Akhri ›

War-torn Somalia’s first florist lets romance blossom again

12:28 AM0 comments

If there were any place in the world where it could be said romance is dead, Mogadishu might be it. But after more than 20 years of war, including hardline Islamist rule, flowers are blooming again amid the ruins of the hot and dusty Somali capital. Mohamed Mohamoud Sheik has […]

Sii Akhri ›

German court jails Somali pirate

12:26 AM0 comments

A German court has jailed a Somali pirate for 12 years over his role in the hijacking of a tanker in 2010. The man later tried to come to Germany as a refugee. The 44-year-old man, who was not named, was found guilty of kidnapping and extortion charges on Thursday […]

Sii Akhri ›

Kenya: UN agency disturbed by arrests and deportations of Somali refugees

12:25 AM0 comments

The United Nations today voiced concern over the arrest and detention of over 1,000 refugees and asylum-seekers who were rounded up during counter-terrorism operations launched by Kenyan security forces in Nairobi this month.Most of those who have been arrested in the operations targeting undocumented foreigners are Somalis, 82 of whom […]

Sii Akhri ›

Kenya sends 91 Somalis to Mogadishu amid crackdown

12:24 AM0 comments

NAIROBI, Kenya (AP) –  Kenya’s police chief says 91 Somali nationals have been deported to Mogadishu. The deportations are part of a massive security operation being carried out by Kenyan police in Somali neighborhoods of Nairobi. Police Chief David Kimaiyo said Thursday that 91 Somali nationals were sent to Mogadishu. […]

Sii Akhri ›

Nala Sheekeyso (Chat WIth US)