Other News

Dagaal xooggan oo ka dhacay Galgala

April 21, 2014 2:41 AM0 comments
Dagaal xooggan oo ka dhacay Galgala

Galgala (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya deeganka Galgala ee gobalka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka Shabaab iyo ciidanka maamulka Puntland. Dagaalka ayaa ku billowday weerar Shabaab ay ku qaaday goob ay joogeen ciidamada Puntland. Warar madax banaan ayaa sheegaya […]

Sii Akhri ›

Xasan Sh. oo awood siiyey MUUNGAAB

1:30 AM0 comments
Xasan Sh. oo awood siiyey MUUNGAAB

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in talisyada Booliiska iyo Nabadsugida Gobalka Banaadir ay hoostagayaan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Madaxweynaha Wuxuu sheegay in qorshaha talisyada ciidamada ammaanka Dowladda uu yahay mid cad, Talisyada Gobalka Banaadir ay hoostagayaan […]

Sii Akhri ›

Video: Garoonka Adan Cadde oo dib u habeyn casri ah ay ku socoto (Daawo)

1:00 AM0 comments
Video: Garoonka Adan Cadde oo dib u habeyn casri ah ay ku socoto (Daawo)

Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo dib habeyn casri ah ay ku socoto kadib burbur xoogan oo qeybo ka mid ah garoonkaasi ka soo gaaray burburkii dalka. Inta badan qeybaha Garoonka Aadan Adde ayaa waxaa dib u dayactiray Dowlada Turkiga waxaana haatan […]

Sii Akhri ›

XASAN SH. oo u hanjabay guddoomiye degmo iyo dad la yaabay hadalkiisa

April 20, 2014 11:55 PM0 comments
XASAN SH. oo u hanjabay guddoomiye degmo iyo dad la yaabay hadalkiisa

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hadal uu saxaafadda siiyay guddoomiyiha degmada Balcad Cismaan Xaadoole, isaga oo hanjabaad culus u jeediyey guddoomiyaha. Isagoo ka hadlaaayay shirweyne looga hadlaayo ammaana dalka, oo ay Damu-Jadiid qaban qaabisay, ayaa madaxweynaha wuxuu sheegay in tallaabo laga qaadi doono guddoomiyaha […]

Sii Akhri ›

Muqdisho: Madax caawa isugu tagtay hal meel (Maxaa ka socda caasimada?)

10:07 PM0 comments
Muqdisho: Madax caawa isugu tagtay hal meel (Maxaa ka socda caasimada?)

Muqdisho (Caasimada Online)-Magaalada Muqdisho waxaa iminka ka socota xaflad ballaaran oo soo qaban qaabiyay maamulka gobalka Banaadir. Xafladda oo ay ka socoto degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho waxaa ka qeybgalaya madax fara badan iyo ergooyin ka socda maamulada Puntland, Jubbland, Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo dadweyne kale oo ka yimid […]

Sii Akhri ›

Dadkii dilay gabadhii ardayadda oo la soo qabtay & xog ay bixiyeen (Sawirro)

8:33 PM0 comments
Dadkii dilay gabadhii ardayadda oo la soo qabtay & xog ay bixiyeen (Sawirro)

Muqdisho (Caasimada Online) – 4-tii Bishan April, Xaafadda Wershadda Coca Cola ee Degmadda Yaaqshiid waxaa lagu dilay ardayad la oran jirey Nafiso Osman Salaad, oo ka mid ahayd Ardayda dhigata Kulliyadda Kalkaalisinimadda ee UNISO. Koox Dhagar-qabayaal ayaa dilay gabadhaasi, kadib, markiii ay xilli habeen kala baxeen guriga ay Waaliddkeeda iyo […]

Sii Akhri ›

Odayaal lasoo kulmay BARRE HIIRAALE oo Kismaayo ku laabtay, xogna bixiyey

8:29 PM0 comments
Odayaal la kulmay Barre Hiiraale oo Kismaayo ku laabtay

Kismaayo (Caasimada Online)-Magaalada Kismaayo waxaa galabta dib ugu laabtay odayaal loo diray Col Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan meel 8km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Odayaasha ayaa tagay deegan lagu magacaabo sabca asharaf halkaasoo ay ku sugan ciidamo daacad u ah Barre Hiiraale iyo […]

Sii Akhri ›

XASAN SHEEKH:- “Dhaqankii fowdada ahaa waa uu dhammaaday” (Sawirro)

5:38 PM0 comments
XASAN SHEEKH:- “Dhaqankii fowdada ahaa waa uu dhammaaday” (Sawirro)

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shir ay soo qaban qaabisay kooxda Damjadiid ee madaxweynaha uu ka tirsan yahay. Madaxweynaha ayaa shirka ka sheegay arrimo badan oo ay ka mid tahay in ay jiraan kooxo aan ka badalaneyn kooxda Al-Shabaab oo khatar ku dowladda. Madaxweynaha ayaa […]

Sii Akhri ›

Mashaqo ka dhacday xabsiga Hargeisa

5:18 PM0 comments
Mashaqo ka dhacday xabsiga Hargeisa

Hargeysa (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah maxaabiista ku jirtay xabsiga weyn ee Hargeysa ayaa gadood sameeyay waxaana ay weerar ku qaadeen ciidankii waardiyeenayay xabsiga. Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay labo kalena waa ay ku dhaawacantay sidda uu soo sheegay wariyaha Caasimada Online ee magaalada Hargeysa. Ciidamada […]

Sii Akhri ›

Xildhibaan Aadan Ducaale oo beddelay mowqifkiisii ku aadanaa Somalida Isill

4:42 PM0 comments
Xildhibaan Aadan Ducaale oo beddelay mowqifkiisii ku aadanaa Somalida Isill

Nairobi (Caasimada Online) - Aadan Barre Ducaale oo ah Xildhibaanka aqlabiyadda ballaaran ku dhex leh Barlamaanka Kenya ayaa ka laabtay Aragti uu kaga biyo-diidsanaa Hawlgalladda lagu raafayo dadka Soomaalida, oo uu horey ugu tilmaamay in hal Qowmiyad lagu beegsanayo. Mudanaha oo laga soo doorto Magaalladda Gaarisa ayaa haatan ugu baaqay Hoggaamiyayaasha […]

Sii Akhri ›

Nala Sheekeyso (Chat WIth US)